Page 1 of 3

The man who robbed Qaran Express

Posted: Tue Sep 09, 2008 1:33 pm
by Executive
loooool I will never trust somalis when it comes to business or anything for that matter.

get rich quick somali style :lol:


Gudoomiyaha Qaran Bank oo hanti ula baxsanaya Australia.

,18.2008 (HawiyeNews.com)

Gudoomiyaha Xawaaladda Qaran Bank Mudane Cabduqadir Xaashi ayaa deganaansho weydiistay Dalka Australia sida ay Hawiynews u xaqiijiyeen qaar ka mida dadka uga shaqeeyay deganaanshahiisa.

Saaxiibadda Cabduqadir Xaashi waxay ku sir warameen inuu dowlada Australia u gudbiyay jadwal miisaaniyadeed dhan toban Milyan oo dollar oo uu sheegay inuu ku maalgashan doono dalkaas.

Warar hoosaad laga helay ila wareedyo muhiima waxay Hawiyenews ugu xog warameen in Cabduqadir Xaashi la goosanayo lacag ay leeyihiin maalqabeeno u dhashay Sudan oo Mareykanka ku daray liiska argagixisada kuwaas oo uu aaminsan yahay inaysan Australia uga daba tegi Karin.

Go-aanka Cabduqadir Xaashi ugu guurayo Australia ayaa lala xiriiriyay warbixino uu ku helay in dhawaan la xanibayo dhaqaalaha Qaran Bank maadama ay saamiga ugu badan leeyihiin rag lala xiriiriyo inay ku lug lahaayeen weeraradii lagu qaaday Xarumaha reer galbeedka ee Geeska Afrika,sida Nairobi,Mombasa,Darasalam.

Mudane Cabduqadir Xaashi oo u dhashay Hawiye gaar ahaan beesha Duduble,Oowradeen wuxuu ahaa sarifle u shaqeeya ganacsato Sudana wuxuuna markii ugu dambeeyay maamulayay Xafiis yar oo lagu magacaabo Khartoum Exchange hasse yeeshee hada waa Maalqabeen weyn oo heysta baasaboor Sudani ah.

Lix bil ka hor wuxuu Cabduqadir Xaashi ku guursaday Masar gabadh uu dhalay Ganacsade Maxamud Jaamac oo u dhashay beesha Waceysle,wuxuuna gabadhaas Soorya iyo xaflad xarago kaga bixiyay lacag dhan boqol kun oo dollar,taas oo ay la yaabeen dadkii hore u yaqiin,lana socday sida ay noloshiisa aheyd 2004-tii.

Isku soo duub,waxaa dhici karta in Cabduqadir Xaashi galo gacanta Sirdoonka Mareykanka maadama uu yahay gacan ka mida gacmaha dhaadheer ee hoowl fuliyaasha dhinaca dhaqaalaha ee Shabaakadda AlQaacida. :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol:

Re: The man who robbed Qaran Express

Posted: Tue Sep 09, 2008 1:43 pm
by QansaGabeyle
What a thief. Some people have no iimaan whatsoever. I hope he gets caught and gets sent to Guantanamo Bay so he can get his daily dose of c.sandwich. How can you rob your business partners blind and then support a supposedly Islamic movement?! :?

Re: The man who robbed Qaran Express

Posted: Tue Sep 09, 2008 2:41 pm
by Executive
Cajiib wallahi

Re: The man who robbed Qaran Express

Posted: Tue Sep 09, 2008 2:50 pm
by Unclebin-
Is Qaran still around? They have a location near my house.

Re: The man who robbed Qaran Express

Posted: Tue Sep 09, 2008 3:36 pm
by Diyeeshaha_Tolka
Executive,,sxb hawiyenews and waagacusub are the same guys,dadka soo qora waa isku mid waana BEESHA SACAD, waxa ay qoraan lama dhagaysto,,waxay neceeb u qabaan beesha ceyr

Re: The man who robbed Qaran Express

Posted: Tue Sep 09, 2008 3:53 pm
by QansaGabeyle
Diyeeshaha_Tolka wrote:Executive,,sxb hawiyenews and waagacusub are the same guys,dadka soo qora waa isku mid waana BEESHA SACAD, waxa ay qoraan lama dhagaysto,,waxay neceeb u qabaan beesha ceyr
ninkaan lagu sheege in uu dhace Qaran waa duduble maxaa keene ceyr meesha? :?

Re: The man who robbed Qaran Express

Posted: Tue Sep 09, 2008 3:57 pm
by SummerRain
Diyeeshaha_Tolka wrote:Executive,,sxb hawiyenews and waagacusub are the same guys,dadka soo qora waa isku mid waana BEESHA SACAD, waxa ay qoraan lama dhagaysto,,waxay neceeb u qabaan beesha ceyr
Nacaas!

Re: The man who robbed Qaran Express

Posted: Tue Sep 09, 2008 3:57 pm
by Diyeeshaha_Tolka
QansaGabeyle wrote:
Diyeeshaha_Tolka wrote:Executive,,sxb hawiyenews and waagacusub are the same guys,dadka soo qora waa isku mid waana BEESHA SACAD, waxa ay qoraan lama dhagaysto,,waxay neceeb u qabaan beesha ceyr
ninkaan lagu sheege in uu dhace Qaran waa duduble maxaa keene ceyr meesha? :?

qaran express waxaa isla leh ex-albarakaat iyo xawaaladla dhihi jiray golobal oo ay lahaayen ganacsato ceyr ah.

Re: The man who robbed Qaran Express

Posted: Tue Sep 09, 2008 3:58 pm
by xidigow
QansaGabeyle wrote:
Diyeeshaha_Tolka wrote:Executive,,sxb hawiyenews and waagacusub are the same guys,dadka soo qora waa isku mid waana BEESHA SACAD, waxa ay qoraan lama dhagaysto,,waxay neceeb u qabaan beesha ceyr
ninkaan lagu sheege in uu dhace Qaran waa duduble maxaa keene ceyr meesha? :?
:lol: :lol: :lol: :lol:

Re: The man who robbed Qaran Express

Posted: Tue Sep 09, 2008 4:18 pm
by abdi ilyas
been.news.com :down:

Re: The man who robbed Qaran Express

Posted: Tue Sep 09, 2008 4:25 pm
by QansaGabeyle
qaran express waxaa isla leh ex-albarakaat iyo xawaaladla dhihi jiray golobal oo ay lahaayen ganacsato ceyr ah.
I think this is a different qaran saaxib. It says in the article that he robbed sudani businessmen he used to work for. I am not sure when ceyr businessmen became sudanese but this guy supposedly robbed none somalis.

Re: The man who robbed Qaran Express

Posted: Tue Sep 09, 2008 4:30 pm
by GENERAL_SNM
Thats why you dahabshill employes only HJ.If they rob him he has the comforting knowledge of knowing they arenot spending his money building villas in somaliland...

Re: The man who robbed Qaran Express

Posted: Tue Sep 09, 2008 4:38 pm
by Diyeeshaha_Tolka
QansaGabeyle wrote:
qaran express waxaa isla leh ex-albarakaat iyo xawaaladla dhihi jiray golobal oo ay lahaayen ganacsato ceyr ah.
I think this is a different qaran saaxib. It says in the article that he robbed sudani businessmen he used to work for. I am not sure when ceyr businessmen became sudanese but this guy supposedly robbed none somalis.


sxb since last year ayey waxani ka qorayeen

mar waxay ku shegeen alqaida ayaa lacag ku dirsata,,mar kalena waxay yiraahdeen kuwan maraakiibta afduubta ayaa lacag dhigata .markalena waxay yiraahden sheikh shariif ayaa millions of dollar dhigtay..

Re: The man who robbed Qaran Express

Posted: Tue Sep 09, 2008 4:45 pm
by Addoow
NO,it is true that globol and ex-albarkat belonged to cayr and duduble respectively but Qaran was established by abgaals and after the majertenia invasion of xamar these two xawaalads united with qaran express to safeguard their assets.

Re: The man who robbed Qaran Express

Posted: Tue Sep 09, 2008 4:47 pm
by QansaGabeyle
Diyeeshaha_Tolka wrote:
QansaGabeyle wrote:
qaran express waxaa isla leh ex-albarakaat iyo xawaaladla dhihi jiray golobal oo ay lahaayen ganacsato ceyr ah.
I think this is a different qaran saaxib. It says in the article that he robbed sudani businessmen he used to work for. I am not sure when ceyr businessmen became sudanese but this guy supposedly robbed none somalis.


sxb since last year ayey waxani ka qorayeen

mar waxay ku shegeen alqaida ayaa lacag ku dirsata,,mar kalena waxay yiraahdeen kuwan maraakiibta afduubta ayaa lacag dhigata .markalena waxay yiraahden sheikh shariif ayaa millions of dollar dhigtay..
I see. That is why they are linking those sudanese guys to qaran huh so that the united states can list it as an al qaida affiliated organization and eventually shut it down. :lol: that is xaasidnimo man. listen, do they have a money transfer business that competes with qaran themselves? how do they benefit from these guys business getting shut down?