BERBERA, Somalia Sep 8 (Garowe Online) - A court in Somalia's breakaway northwestern region of Somaliland has sentenced five suspects to 15 years each, after the court convicted the men of plotting a pirate attack near the port of Berbera.
Osman Dahir, Berbera Court chairman, told Radio Garowe during a Monday interview that the five suspects were convicted after police found two speedboats and weapons including rocket launchers at their home.
The suspects were arrested on September 2 in Berbera. [ Full story]
"Another suspect, who is not in custody, was sentenced to 15 years also," Mr. Dahir said, without naming the missing suspect.
The weapons and equipment the suspected pirates wanted to use for future attacks were handed over to Somaliland security forces, according to the Berbera Court chairman.
Piracy is a major problem in Puntland, a neighboring region in northeastern Somalia where local pirates are currently holding upwards of 10 foreign vessels for ransom.
Source: Garowe Online
Somalia: 15 years each for Somaliland piracy suspects
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

- GENERAL_SNM
- SomaliNet Super
- Posts: 9757
- Joined: Fri Jul 13, 2007 1:32 pm
- Location: ''Nimankii Maroodiga ahaa mudanki reer Daahir''
- GENERAL_SNM
- SomaliNet Super
- Posts: 9757
- Joined: Fri Jul 13, 2007 1:32 pm
- Location: ''Nimankii Maroodiga ahaa mudanki reer Daahir''
Re: Somalia: 15 years each for Somaliland piracy suspects
Only man who can hustle in somaliland is the legend Riyaale, anybody else......
15 Years is a bit harsh
15 Years is a bit harsh

- SahanGalbeed
- SomaliNet Super
- Posts: 19032
- Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
- Location: Arabsiyo ,Somaliland
Re: Somalia: 15 years each for Somaliland piracy suspects
Stop being dumb General SNM , wax waliba waad iskaga hadasha niyow !
Dadkan waxay yihin halkan ka akhrista .
Budhcad badeedda ka ugaadhsata Xeebaha soomaaliya ayaa khatar weyn ku haya Ganacsiga iyo kaluumaysatada Somaliland, taas oo la sheegay inay sabab u tahay dib u dhaca ku yimid maraakiibtii ka imanaysay dibada gaar ahaan dalka Imaaraadka carabta oo uu inta badan ku xidhanyahay ganacsiga Somaliland ee dibadu.
Sidoo kale waxa ay budhcadu khatar weyn ku haysaa kaluumaysatada yar yare e dalka ku waas oo cabsi ka qaba inay budhcadaasi qafaalato qalabkooda ama ku dirto ciidamada shisheeye ee baadi goobaya Budhcada. Waxa kale oo ay meesha ka saartay baqdinta laga qabo budhcadu inay kaluumaysatada Somaliland helaan wax gurmad ah hadiiba ay ku timaad halis dhinaca badda ahi
Hadaba waxa aanu arrintaa waraysi kala yeelnay Mulkiilaha shirkadda moon Fishing and Fiber Glass Daahir Gamuur oo samaysa doonyaha kaluumaysiga, dalkana ku leh xarumo waaweyn oo kaluumaysi
Ugu horayn waxa aanu weydiinay , Maalmahan waxa jiray koox lagu qabtay magaalada Berbera oo ah halka aad ka kalluumaysataan. Waana koox kalluumaysato ah. Waa maxay sababta keentay wakhtigan in kooxadani ay ka tagaan shaqadoodii oo ay u holadaan in ay noqdaan Budhcad badeed?

Waxa uu ku jawabay
Arintaasi isaga oo sii faah faahinaya waxa uu yidhiHorta ciidankii qabtay iyo dadkii ka shaqeeyay aad ayaan ugu hanbaylaynayaa. Horta Dadkani reer Berbera may ahayn. Waxa jiray nin dhawr jeer Berbera yimid oo Makaanik iska dhigayay sida la ii sheegay. Ninkaasi waxa uu bilaabay in laashash Badda joogay uu ka furto Geer box-yo. Sahan ayuu dhawr jeer celiyay. Hadda waxa uu isku dayay in uu laash keeno noocan aanu samayno oo kale ah oo ah nooca layla calaawiga loo yaqaano, ayuu Boosaaso ka keenay. Mishiin Afartan ahna in uu saaro ayuu damcay. Markii uu Berbera yimid dareen wayn ayay ka qaateen. Waxaanay ka shakiyeen laashkan Boosaaso laga keenay.
Waxa uu sheegay Mr. Daahir Gammuur In hadii ay lacagi meesha timaado iyada oo ay baahiyi jirto in ay fududahay sida dad badan loo duufsan karo. Laakiin, dadka reer Berbera ee kalluumaysatada ahi aad ayay uga foojigan yihiin in ay falalkaasi oo kale ay ku kacaan.waxa jira oo kale laba nin oo reer Berbera ahaan jiray oo la duufsaday si loogu sheekeeyayba. Mar hore ninkani waxa uu isku dayay in uu qaado tahriib. Waa la qabtay oo xukun ayaa lagu riday ragaasi mid ka mid ah.
- SahanGalbeed
- SomaliNet Super
- Posts: 19032
- Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
- Location: Arabsiyo ,Somaliland
Re: Somalia: 15 years each for Somaliland piracy suspects
Anigu maalin hore baan idin sheegay arrintan .
Tsunami ku dhacay PUNTLAND baa laashash lagu siiyay , mucaawimaad ah , markey sheegteen oo yidhadeen "fishermen" baa meesha ku baaba'ay !
Wixii piracy bay ka dhigteen !!
Ninkii SL 2 , labo laash siiya , cidaan xeebaha ilaaliya ayanu ku dhisan inagu , ninkii PL 2 laash siiya , caddow buu isku furay , oo tuuganimo ayay ku adeegsanayaan .
Puntland

- DR-YALAXOOW
- SomaliNet Super
- Posts: 13991
- Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am
Re: Somalia: 15 years each for Somaliland piracy suspects
qaldaamiins waa idiots, bal maxay ka rabaan dhalinyaradaas, haka nooladaan baddaaas ay bunaaniland kunte kinte sons ay million of dollar ay ka haleen piracy. afduubka.
qaldaanland shaqo la,aanta waa almost 98%, DADKA SHAQO uma hayaan,waana u diidayaan inay noolaadaan oo ay lacagta DOLLARS BADDA weeynta laga doonanayo inay aadaan. ma kuntekinte bunaailanders miyeey ka liitaan qaldaanders.
mise masaakiinta qaldaanlanders AQOONSIGII ayey wali sugayaan
war aqoonsi soo ma socdee hurdada ka toosa ee BADDA u shaqo taga idiots JAAD CUN BADDAN!
JAADLANDERS waa masaakiin xaqiiqdii. maraakiibta marta BERBERA AGTEEDA malaaygii ayey eber ka dhigeen. waa inaad piracy bilaawdaan,sababtoo ah malaayga ay daldalanayaan ajnabiga waa inaad canshuur u doonataan sida YOUR ARABS COUSINS DAROOD BINU BUNAANILANDERS ay sameeyaan. WAKE UP JAAD-CUNE BINU AXMED BINU SUURIYA :somaliland:

A pirate in Puntland would get government aid and protection maybe even a medal of honor
Dumb Somalilanders

Dumb Somalilanders

Re: Somalia: 15 years each for Somaliland piracy suspects
DR-YALAXOOW wrote:qaldaamiins waa idiots, bal maxay ka rabaan dhalinyaradaas, haka nooladaan baddaaas ay bunaaniland kunte kinte sons ay million of dollar ay ka haleen piracy. afduubka.
qaldaanland shaqo la,aanta waa almost 98%, DADKA SHAQO uma hayaan,waana u diidayaan inay noolaadaan oo ay lacagta DOLLARS BADDA weeynta laga doonanayo inay aadaan. ma kuntekinte bunaailanders miyeey ka liitaan qaldaanders.
mise masaakiinta qaldaanlanders AQOONSIGII ayey wali sugayaan![]()
![]()
![]()
war aqoonsi soo ma socdee hurdada ka toosa ee BADDA u shaqo taga idiots JAAD CUN BADDAN!
![]()
JAADLANDERS waa masaakiin xaqiiqdii. maraakiibta marta BERBERA AGTEEDA malaaygii ayey eber ka dhigeen. waa inaad piracy bilaawdaan,sababtoo ah malaayga ay daldalanayaan ajnabiga waa inaad canshuur u doonataan sida YOUR ARABS COUSINS DAROOD BINU BUNAANILANDERS ay sameeyaan. WAKE UP JAAD-CUNE BINU AXMED BINU SUURIYA :somaliland:![]()

"Somaliland" should be worried about the hungary and thirsty people in hargeisa.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 348 Views
-
Last post by newsbot
-
- 181 Replies
- 7489 Views
-
Last post by Galol
-
- 8 Replies
- 969 Views
-
Last post by original dervish
-
- 5 Replies
- 376 Views
-
Last post by Phd in naago kudis
-
- 0 Replies
- 322 Views
-
Last post by musika man
-
- 4 Replies
- 531 Views
-
Last post by Goljano Lion
-
- 5 Replies
- 750 Views
-
Last post by ToughGong
-
- 0 Replies
- 309 Views
-
Last post by Coeus
-
- 41 Replies
- 2647 Views
-
Last post by The rebel
-
- 8 Replies
- 790 Views
-
Last post by nafisa.bush