Page 1 of 2
Anigo caawa waan sigtey walle..
Posted: Fri Sep 12, 2008 2:31 pm
by HELWAA
Bal maxaa ii saarey saqda dhexe...Anoo suuqa dhex wareegaya ayey laba sakhraan ii soo dabo dhigteen....inaalilaah thank good is friday and the polis is always out on the streets....dib danbaysa hadaan habeen jimco ah baxo.bisinka bisinka....
I just hate drunk pple..ish...

Re: Anigo caawa waan sigtey walle..
Posted: Fri Sep 12, 2008 2:33 pm
by xidigow
HELWAA wrote:Bal maxaa ii saarey saqda dhexe...Anoo suuqa dhex wareegaya ayey laba sakhraan ii soo dabo dhigteen....inaalilaah thank good is friday and the polis is always out on the streets....dib danbaysa hadaan habeen jimco ah baxo.bisinka bisinka....
I just hate drunk pple..ish...

Armeey Fulaynimo un kaa aheyd ee aad hooskaaga ka diday?
Re: Anigo caawa waan sigtey walle..
Posted: Fri Sep 12, 2008 2:38 pm
by HELWAA
xidigo
Wager, war balaayado lacag bay dooneyen markaan isaga dhaqaaqiy waaba kuwii oo ii soo daba socoda...wadnaha ayaa istaagiy gaariy walle...friday nights are dangerous, spiirtoole oo dhan baa banaanka jooga.

Re: Anigo caawa waan sigtey walle..
Posted: Fri Sep 12, 2008 2:39 pm
by suga_n_spice
Bisinka, Ilaahay baa ku badbaadiyey. Maxaa xiligaas ku bixiyey walaal?
Re: Anigo caawa waan sigtey walle..
Posted: Fri Sep 12, 2008 2:41 pm
by HELWAA
Inan umushay baan oo tagey walaal.
Re: Anigo caawa waan sigtey walle..
Posted: Fri Sep 12, 2008 2:43 pm
by suga_n_spice
Aww miskiin. Walaal, how far away did she live? Why didn't you have someone accompany you?
Re: Anigo caawa waan sigtey walle..
Posted: Fri Sep 12, 2008 2:53 pm
by HELWAA
suga
Suuqa ayey ag dagan tahy...7pm bay ahayd markaan oo tagay xili danbe may ahayn, 9 oo wax la baan ka soo baxay.fiid bay iska ahayd.Anigo xita 11pm ban guriga imaada marmarka qaarkood...waligiy qof sakhraansan ilaahy igamu soo hor saarin.Marba haday waxba igu sameen waa alxamdulilah.Next time i have to be careful.
And i visit pple always alone, i dont like take company with me.
Re: Anigo caawa waan sigtey walle..
Posted: Fri Sep 12, 2008 3:03 pm
by Foxy22
sweety, read Quran when you are walking at night
Re: Anigo caawa waan sigtey walle..
Posted: Fri Sep 12, 2008 3:05 pm
by SummerRain
sacadaas maxa ku bixiye bananka

Re: Anigo caawa waan sigtey walle..
Posted: Fri Sep 12, 2008 3:06 pm
by suga_n_spice
Miskiin, Helwaa inshallah markaad guriga ka baxeysid ducadaan aqriso, I always say it and Alxamdulilah it never fails me. "bismillaahi tawakal calallaah laxowla walaa quwati ila bila"
Re: Anigo caawa waan sigtey walle..
Posted: Fri Sep 12, 2008 3:08 pm
by HELWAA
Foxy
I always do every morning before i go to work...esp ayat al kursi.
Ismahan
Aniga habeenki bay igu baxda........I never visit pple at day time because i have to much to do.

Re: Anigo caawa waan sigtey walle..
Posted: Fri Sep 12, 2008 3:09 pm
by HELWAA
suga_n_spice wrote:Miskiin, Helwaa inshallah markaad guriga ka baxeysid ducadaan aqriso, I always say it and Alxamdulilah it never fails me. "bismillaahi tawakal calallaah laxowla walaa quwati ila bila"
Mashallah thanks walaalo.

Re: Anigo caawa waan sigtey walle..
Posted: Fri Sep 12, 2008 3:12 pm
by SummerRain
Haye, quit complaining marka since you are asking for it.
Re: Anigo caawa waan sigtey walle..
Posted: Fri Sep 12, 2008 3:15 pm
by HELWAA
Re: Anigo caawa waan sigtey walle..
Posted: Fri Sep 12, 2008 3:18 pm
by Ka darag
Fuliyed....sakharam meel walba wii joogan jimcaha iyo weekendka ...wa caadhi...malow joojiyo...