CABDILAHIYUSUF DAUGHTER FALSS IN LOVE WITH ABU MANSUUR
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
CABDILAHIYUSUF DAUGHTER FALSS IN LOVE WITH ABU MANSUUR
Gabadh uu dhalay Madaxweyne Cabdulaahi Yuusuf oo la sheegay inay jacayl la ildaran tahay weliba jacaylkaas oo ay u qaaday Abuu-Mansuur Roobow.
Canada (Radiolaascaanood) Warar xog ogaal ah oo aan ka helay ilo ku dhow dhow qoyska madaxwyne Cabdulaahi Yuusuf Axmed ayaa sheegaayo in ay mid ka mid ah gabadhaha uu dhalay Madaxweynaha Soomaaliya ay jaceyl aad ula il darantahay ay u qaaday kana heshay hogaamiyaha duur jooga ah ee Ururka Al-shabaab ahna afayaheenkooda Sheekh Mukhtaar Abuu Mansuur Ruubow.
Gabadhan Jaceylka sida aadka ah ula il daran ayaa waxey sheegtay in ay ku jeclaatay wadaadkan qaabka uu go'aanka u qaaato iyo geesinimadiisa waxayna sheegtay in ay aad ula socotay Abuu Mansuur tan iyo markii uu Maxkamadaha kusoo biiray waxayna intaaas raacisay in uu wadaadku yahay mid haneed qurxoon kaasoo dabooli karo baahideeda ay u qabto lamaane caashaqa oo hana kara qalbigeeda waxayna sheegtay in ay diyaar u tahay in ay Abuu Mansuur kula noolaato Juqda iyo rasaasta hoosteeda ayna sidoo diyaar u tahay in ay ka garab dagaalami doonto haddii uu ogaalado jaceylka aan shaqada ku laheen khilaafka ka dhex jira asiga iyo aabaheeda.
Gabadhaan oo ku nool dalka Canada oo ah gabar wax ka barata Mid ka mid ah Jaamacadaha Dalka Canada ayaa waxay suratay sawir weyn oo uu leeyahay Abuu Mansuur qolka ay jiifato waxayna u sheegtay ehelkeeda in aysan sii wadi karin waxbarashada haddii aysan helin qofka ay jeceshahay Waxayna qoyskeeda ka codsatay in ay wax walbo u sameyaan sidii ay ku heli laheed nin ay jaceylka adag u qaaday, Abuu Mansuur oo la ogsoon yahay sida uu uga soo horjeedo maamulka uu hogaamiyo gabadhan aabaheed ayidoo haddii ay dhacdo in uu arko midba midka kale ay xabaddu ka dhaxeyso waxaana intaas sii dheer in uu Abuu Mansuur aaminsan yahay gabadhaan aabaheed in uu yahay Mujrim.
Qaar ka mid ah qoyska Cabdulaahi Yuusuf ayaa waxay ka codsadeen gabadhan inay iska hilmaamto sheekadan maadaama haddii lagu maqlo arinkan ay sheegeen laga yaabee in aabaheed Cabdulaahi Yuusuf ay Macquul tahay in uu iska casilo xilka madaxtinimada Soomaaliya isna dilo ama uu iyada qoorta ka jaro maamadama uusan Cabdulaahi Yuusuf aqbali doonin in ay gabadhiisa jeclaato ragga uu adduunka ugu neceb yahay iyagoo sheegay in ay wax ka qaban kari lahaayeen haddii uu ahaan lahaa qofka ay jeceshahay Sheekh Shariif maadama uu yahay nin qunyar socod ah lana heshiiyay Cabdulaahi Yuusuf waxayna ka codsadeen in ay ka fogaato ragga Al-shabaab ah maadama ay ku yihiin cadow maamulka Madaxweyne Cabdulaahi Yuusuf.
Arintaan ayaa noqtay arin ka yaabisay Soomaalida ku nool dalka Canada waxeyna dad badani ay sheegeen in haddii gabadha Cabdulaahi Yuusuf ay guursato Jaceelkeeda Abuu Mansuur laga yaabo raggaan is neceb in ay gabaru isu soo dhaweyso oo ay xidid noqdaan arintaas oo wax badan kusoo kordhin karto nabad Soomaaliya halka dadka qaarkiisna ay sheegeen in aysan rajo ka qabin in ay is helaan mucaashaqiintaan ayigoo sabab uga dhigay Abuu Mansuur in uu yahay nin kasoo jeedo marka hore qabiil aysan guursan beesha Cabdulaahi Yuusuf hadane uu yahay shaqsi wanted ah oo adduunka dhan uu raadsanayo.
Mohamed Geeljire xoosh1984@hotmail.com Somalia.

Re: CABDILAHIYUSUF DAUGHTER FALSS IN LOVE WITH ABU MANSUUR
Aint nothing funny about gabadh jacayl galay.
Good luck to her.
Good luck to her.
Re: CABDILAHIYUSUF DAUGHTER FALSS IN LOVE WITH ABU MANSUUR
Oo hadana ma caarkii baa loo soo dhigtay?? wallee waa ceeb iyo xumaantii dadka qaar lagu yaqaan.
- Voltage
- SomaliNet Super
- Posts: 29214
- Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
- Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron
Re: CABDILAHIYUSUF DAUGHTER FALSS IN LOVE WITH ABU MANSUUR
Abu Mansur waa nin rage muu mehersado?

- AbdiWahab252
- SomaliNet Super
- Posts: 56715
- Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
- Location: Unity. Strength. Capital.
Re: CABDILAHIYUSUF DAUGHTER FALSS IN LOVE WITH ABU MANSUUR
Abu Mansuur wa nin ina adeer uu aha.
Re: CABDILAHIYUSUF DAUGHTER FALSS IN LOVE WITH ABU MANSUUR
Voltage wrote:Abu Mansur waa nin rage muu mehersado?![]()
Has to be sure aint no Tigre hiding under there first.
lol
Re: CABDILAHIYUSUF DAUGHTER FALSS IN LOVE WITH ABU MANSUUR
RadioLaasCanood back in Business

-
- SomaliNet Super
- Posts: 11194
- Joined: Tue Jan 29, 2008 6:42 am
- Location: "raganimo ninkaagii nacasnimo maxaa baday"
Re: CABDILAHIYUSUF DAUGHTER FALSS IN LOVE WITH ABU MANSUUR
who is abu mansuur? if you dont mind me asking.
Re: CABDILAHIYUSUF DAUGHTER FALSS IN LOVE WITH ABU MANSUUR
This is Abu Mansoor

- ToughGong
- SomaliNet Super
- Posts: 15321
- Joined: Mon Jul 14, 2008 11:06 pm
- Location: No Justice Just Us
Re: CABDILAHIYUSUF DAUGHTER FALSS IN LOVE WITH ABU MANSUUR
He's Alshabab I guess she's brown bread then if his record is anything to go by. For the yanks that means dead
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 1 Replies
- 353 Views
-
Last post by sheekh-Farax-zero
-
- 22 Replies
- 967 Views
-
Last post by Murax
-
- 81 Replies
- 3609 Views
-
Last post by ms.nalia
-
- 9 Replies
- 911 Views
-
Last post by BLUE RUSH
-
- 46 Replies
- 2748 Views
-
Last post by Somali-Transporter
-
- 7 Replies
- 1633 Views
-
Last post by American-Suufi
-
- 16 Replies
- 2667 Views
-
Last post by Inaayah
-
- 8 Replies
- 5482 Views
-
Last post by foolxume2005
-
- 0 Replies
- 277 Views
-
Last post by abdi ilyas
-
- 90 Replies
- 3730 Views
-
Last post by Shirib