Amarkii alshabaab oo dhaqan galay maanta

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
Diyeeshaha_Tolka
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3524
Joined: Sat Sep 22, 2007 12:41 pm
Location: webiga jowhar jiinkiisa

Amarkii alshabaab oo dhaqan galay maanta

Post by Diyeeshaha_Tolka »

walee ragaasi waxaa muuqato in ay awood leeyihiin Garoonka diyaaradaha oo maanta xirmay kadib amarkii alshabaab..


http://www.soomaalinews.com/view_conten ... leid=10299
Executive
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13911
Joined: Wed Jun 21, 2006 6:08 pm

Re: Amarkii alshabaab oo dhaqan galay maanta

Post by Executive »

Im not sure if this is good news.


The Islamic court is against it, Cause the Airport serves the Somali ppl.

http://www.hiiraan.com/news/2008/Sept/w ... 4-4588.htm
User avatar
Diyeeshaha_Tolka
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3524
Joined: Sat Sep 22, 2007 12:41 pm
Location: webiga jowhar jiinkiisa

Re: Amarkii alshabaab oo dhaqan galay maanta

Post by Diyeeshaha_Tolka »

Executive wrote:Im not sure if this is good news.


The Islamic court is against it, Cause the Airport serves the Somali ppl.

http://www.hiiraan.com/news/2008/Sept/w ... 4-4588.htm


i m sure this will have effect on ordinary ppl of xamar,,laakiin waxaa uga sii dhib badan doonaa qolada xabshida sabatoo ah dhaqaale badan ayaa kaso gala airportka
User avatar
Somaliweyn
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3604
Joined: Thu Apr 01, 2004 7:00 pm
Location: The (Re-)Birth of the Somali Republic

Re: Amarkii alshabaab oo dhaqan galay maanta

Post by Somaliweyn »

The ordinary people can use plenty of other airports.


Good decision by the resistance :up:

The port should remain open though.
User avatar
Diyeeshaha_Tolka
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3524
Joined: Sat Sep 22, 2007 12:41 pm
Location: webiga jowhar jiinkiisa

Re: Amarkii alshabaab oo dhaqan galay maanta

Post by Diyeeshaha_Tolka »

Somaliweyn wrote:The ordinary people can use plenty of other airports.


Good decision by the resistance :up:

The port should remain open though.
sxb dekada in la xiro ayaa fiican oo loo noqdo dekadii ceel-macaan, ilaa iyo inta cadawga laga saarayo xamar, sabatana waxay tahay dabadhilifka ma aadi karaan meelahaas oo magaalada ka baxsan way ku adagtahay wixii xamar ka baxsan..
User avatar
Sir-Luggoyo
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7827
Joined: Thu Feb 17, 2005 1:18 pm
Location: Baar Luga Baxsi

Re: Amarkii alshabaab oo dhaqan galay maanta

Post by Sir-Luggoyo »

:lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol:

This is tragedy for the Tigre Goons.

So, who really is in charge of Mogadishu? This decision and it's implementation is going to be a severe psychological blow to the Tigre Goons and their Masters........................Daaayyymmn, this is nice.



I agree with Diyeeshaha, tan Ceel Macaan ha la isku arko ninkii xiniinyo leh oo wax kala soo degi kara.
gobdoon
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6005
Joined: Sun May 27, 2001 7:00 pm
Location: LONDON,U,K

Re: Amarkii alshabaab oo dhaqan galay maanta

Post by gobdoon »

Walee qolooyinkiina wadamada reer galbeedka iska fadhiya waxa rabtaan ku hadasheen,ma laga yaba hadad xamar ama soomaliya joogi lahaydeen in fikradiinu taas ka duwanan lahayd.
User avatar
DR-YALAXOOW
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13991
Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am

Re: Amarkii alshabaab oo dhaqan galay maanta

Post by DR-YALAXOOW »

laba diyaaradood ciidamada UGANDA ay lee yihiin ayaa duhurkii maanta ku soo deggay airaboorka xamar. haddii ay run sheegayaa kooxdan waalan ee al shabaab meey soo ridaan DIYAARADA MAANTA SOO DEGTAY EE AY UGAANDEESKA LAHAAYEEN.

al shabaab waxa kaliya ay rabto waa inay diyaaradaha SHIBILKA EE DADKA MASAAKIINTA U QAADA CIMRADA XAJKA sida jubba airways iyo AFRICAN AIR ay soo ridaan halkaasna ay ku xasuuqaan innocent people.
User avatar
Salahuddiin
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 808
Joined: Mon Mar 13, 2006 1:00 am

Re: Amarkii alshabaab oo dhaqan galay maanta

Post by Salahuddiin »

Who uses the airport? Civilians in Somalia are not known for tourism nor medical flights. I'm sure that the great majority of traffic in that the airport is TFG/Xabashi/AU related.
gobdoon
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6005
Joined: Sun May 27, 2001 7:00 pm
Location: LONDON,U,K

Re: Amarkii alshabaab oo dhaqan galay maanta

Post by gobdoon »

Whoever uses and whoever doesn't the airport should not be threatened the Airport and the seaport has shut for long enough since the colapse of Siad bare government,or may be it's an empty threat and that if they could they would long ago but realy these guys need to be eliminated and should not be any where near the airport but that shows you how lame and unworkable is the TFG/AFRICAN FORCES/ETHIOPIANS.
The_Patriot
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20702
Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am

Re: Amarkii alshabaab oo dhaqan galay maanta

Post by The_Patriot »

warya why are people complainning about the shutting down of the airport? even the port should be included.
What kind of Maxakim is operating in Mogadishu that only sees one vision aka Shabab.
The mission is operation Xabashi out.
User avatar
xidigow
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2134
Joined: Wed Dec 31, 1969 7:00 pm
Location: Mogadishu

Re: Amarkii alshabaab oo dhaqan galay maanta

Post by xidigow »

WELL...TFG lovers..who is in charge Mogadishu? It is clear not Abdulahi Yusuf, but ABUU MANSUUR (Baaraka Allahu Fiihui)
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”