1 Marehan businesman killed in Galkayo

Dadka ku dhaqan ama ka imaaday gobolkan

Moderators: Moderators, Junior Moderators

User avatar
CoolPoisons
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10533
Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am

1 Marehan businesman killed in Galkayo

Post by CoolPoisons »

savages

Nin Ganacsata ah oo ka soojeeda Deg. Caabudwaaq oo kooxa hubeysani ay ku dileen Magaalada gaalkacyo ee gobolka Mudug.

Nin Ganacsata ah oo ka soojeeda Deg. Caabudwaaq ayaa kooxa hubeysani ay ku dileen Magaalada gaalkacyo ee Gobolka Mudug.



Allaha unaxariistee waxaa xaley kooxa hubeysani ay ku dileen degmada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug Calidhuux Xinbil Aadan oo ahaa ganacsade siweyn looga yaqaaney bartamaha dalka Soomaaliya.



Ganacsadahaan ayaa kooxo hubeysani rasaas la eegten xili uu ka soo baxey salaadii taraawiixda masjid ku yaala magaalada gaalkacyo xili uu saarnaa gaarigiisa oo kusiijeday hoyga uu kadaganaa magaaladaasi, waxaana lagu dilay qebta waqooyi ee ay ka arimiyaan maamul goboleedka Puntland.



C/samad Xaraare oo isku ahel ahaayen ganacsadahaasi dilka loo gstey ayaa Shabelle u xaqiijiyay geerida marxuunkaasi isagoo sheegay in illaa iyo hada ayna ka warheyn asbaabta loo dilay, waxuuna intaasi kudarey in uu halkaasi ujoogey howlo ganacsi



Ma ahan markii ugu horeysay ee ganacsato ka adeganysa magaalada Gaalkacyo lagu dilo mana jiraan wax hadala oo ay ka soosaaraan dilalka maamul goboleedka Puntland.



Dilka ganacsadahaan xaley lagu dilay magaalada Gaalkacyo ayaa siweyn maanta looga dareemay magaalada C/waaq ee G/galgaduud.

http://www.shabelle.net/news/viewnews.asp?newsid=1210
snoop123
Posts: 210
Joined: Tue Aug 26, 2008 7:25 am

Re: 1 Marehan businesman killed in Galkayo

Post by snoop123 »

AUN

this is one of many :|

my relative Cambuur AUN was murdered in North Galkacyo as well he came from Cabudwaaq and was also a business man.

This is what puntland so called government resort to, that is allowing the killing of innocent civilians and not bringing the criminals to justice.
S-D-M
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5774
Joined: Tue Dec 20, 2005 6:03 pm
Location: Never take life seriously. Nobody gets out alive anyway.

Re: 1 Marehan businesman killed in Galkayo

Post by S-D-M »

A Israeli soldier who was doing business in West Bank was shot dead....




AUN
User avatar
QansaGabeyle
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14164
Joined: Wed Feb 27, 2002 7:00 pm
Location: Beled Xawo, Somalia
Contact:

Re: 1 Marehan businesman killed in Galkayo

Post by QansaGabeyle »

:( allah ha u naxariisto ninkaas!
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Provinces - Gedo”