The vote registration of Lascanood Somaliland
Posted: Thu Sep 18, 2008 2:21 am
Laascaanood: Somaliland 30 Xubnood Aqoon is weydaarsi Ku saabsan nidaamka diwaangelinta Codbixyaasah oo luugu soo gebeeye Gobolka Sool
Hadhwanaag 2009 _09 17 ( Hadhwanaagnews) Laascanood (hwn) - 30 Xubnood oo ka kala socday qeybaha kala duwan bulshada mamuulka gobolka laascanood iyo masuuliyin ka socday hayadaha Caalamiga ah aya maanta aqoon is weydaarsi Socday muddo sadex cisho ah loog soo gebe gebeeye Xarunta jaamacada Nugaal eeh Magaalada Lascanood eeh gobolka sool
Aqoon is weydaarsigan oo ay soo qabanqaabiyeen hayadaha Kala ah Fopaq iyo oxfam Novib.
Simanaarkan oo ahaa kii ugu horeeye noociisa ah ee ka dhaca Magaalada Laas canood aya waxay u jeedadisu ahayd,
isla markaana lagaga hadlaya barashada hawlaha wayci gelinta iyo diiwaan - gelinta nidaamka doorashooyinka gaar ahaana diwaangelitna cod bixyaasha eeh la afilayo inay badhatamah bishe october eeh food inagu soo haysa ee sanadka 2009 guud ahaan ba ka dhici doono jamhuuryada Somaliland.
Mudadi uu soctay siminaakaasi aya lagu lafaguray islamarkaan doodo ay isku waydaar sadeen xubnihi ka soo qaygalay kulaankasi dhexdooda kuwaasi oo ku aadan habka ugu fudud eeh ay doorashadu uga wada hirgali lahayd guuda ahaan gobolka sool.
Iyadoo ay guud ahaanba Somaliland ay ka bilaami doonaan halwaha ololah doorasha ayaa siminaarkan waxa uu qayb ka ahaa miid la doonayo in guud ahaan Gobolada lagu qabto oo looogo goleeyaha Siidi loo tababariita dadki fulin laha Hawsha wacyi galinta .
Axmed Faraax Warsame.
Axmed Faarax Warsame
Hadhwanaagnews.com office
Laascaanood /Somaliland