Page 1 of 3

breaking news:ciidamada xasan turki oo weerarey ciidamada AM

Posted: Tue Sep 23, 2008 7:23 pm
by camanje
Mujaahidiinta Raaskanbooni oo caawo weerar ku qaaday Amison

(Muqdisho, Arbaco, 24, Sept, 2008,(Hornafrik Media) Xoogaga Mujaahidiinta Raaskambooni ee uu hogaamiyo Sheekh Xasan C/llaahi Xirsi (XasanTurki) ayaa caawo markii ugu horeysay weerar gaadmo ah ku qaaday saldhigyada ciidamada Midowga Afrika ay ku lee yihiin isgoyska Km4 ee Muqdisho, halkaasi oo in mudo ahayd uu ka soconayay dagaal la isku adeegsaday hubka nuucyadiisa kala duwan iyadoo madaafiic tiro badan ay ku hoobanayeen deegaamo dhowr ah kuwaasi oo durbaba geystay khasaarooyin badi soo gaaray dadka rayidka ah ee colaaduhu diloodeen iyadoo madaafiicdaasi qaar ay ku soo dhaceen suuqa ganacsiga ee Bakaaro.

Iska horimaadkaasi intii uu socday ayey duqeyn farabadan geysteen ciidamada Amison ee la weeraray kuwaasi oo si aan kala sooc la ahayn u garaacay meelo ka mid ah caasimada Somalia ee Muqdisho, suuqa Bakaaro oo kaliya waxaa ku soo dhacday ku dhawaad toban madfac kuwaasi oo geystay khasaare dhimasho iyo dhaawac soo gaaray dadka reer Bakaaro ilaa iyo iminka waxaa la xaqiijiyay in ka badan shan qofood in ay ku geeriyoodeen duqeyntaasi tiro taa ka badana ay dhaawacyo ka soo gaareen.

Weerarkaasi ay soo abaabuleen Mujaahidiinta Raaskanbooni ee ka amar qaata Xasan Turki, ayaa mar sii horeysayba sheegay in aysan ka mid ahayn xoogaga qaatay xabad joojinta isla markaasna ay ka madax banaanyihiin garabyada siyaasada ku kala irdhoobay ee ku sugan magaalooyinka Jabuuti iyo Asmara.

Afhayeen u hadlay ururkaasi oo lagu magacaabo Sheekh Maxamed Maxumad Dulwadeyn ayaa goor dhaweyd qadka taleefoonka shir jaraa'id oo ay xogwaramayaan dagaalkaasi warfidiyeenka u qabtayDhageyso

Duqeynta Bakaaro ee caawp ayaa ku soo beegmeysa xili ay weli isi soo tarayaan cambaareynta kuwii hore ee suuqa dadka farahabadani loogu laayay bari dhawaa.

Re: breaking news:ciidamada xasan turki oo weerarey ciidamada AM

Posted: Tue Sep 23, 2008 7:25 pm
by The-Screw
waraa, i get it now. you post sh!t under this username so you can comment on it with your other username. self alley oops eh? :P

Re: breaking news:ciidamada xasan turki oo weerarey ciidamada AM

Posted: Tue Sep 23, 2008 7:36 pm
by camanje
never the case..everyone knows its me i aired it out from the jump :up: :up:

Re: breaking news:ciidamada xasan turki oo weerarey ciidamada AM

Posted: Tue Sep 23, 2008 8:56 pm
by guhad122
Camanje,
The Absame freedom fighters have been in Muqdisho since the days of the Ashahaada La dirirka. They were the ones that kicked people like Bashiir Raage, Muuse Suudi and their likes. I remember earlier this year when one of the so-called Tigree Fabricated Goons was talking about the freedom fighters from Jubaland. He said unlike the other groups who fight during the night, the Jubaland fighters like to fight during the day. These are the hard-core units who are whupping the Tigree and their associates day and night.

Just want to send my condolences to my cousin AW because Adeer Calool Kuus Cabdi Qaybiid who gained few pounds lately won't be able to run far.

Re: breaking news:ciidamada xasan turki oo weerarey ciidamada AM

Posted: Tue Sep 23, 2008 9:23 pm
by AbdiWahab252
Guhad122,

:lol: :lol: :lol:

Leave Sheik Abdi Hasan Awale alone :down:

Re: breaking news:ciidamada xasan turki oo weerarey ciidamada AM

Posted: Tue Sep 23, 2008 9:25 pm
by guhad122
AW,
In the circles of the freedom fighters, you know what they call people like Adeer Cabdi Xassan? They call them "Calool Kuusta". :lol: :lol: :lol:

Re: breaking news:ciidamada xasan turki oo weerarey ciidamada AM

Posted: Tue Sep 23, 2008 9:36 pm
by AbdiWahab252
Guhaad,

:lol: :lol: :lol:

We call him, "Cabdi Nastex" :lol:

Re: breaking news:ciidamada xasan turki oo weerarey ciidamada AM

Posted: Tue Sep 23, 2008 9:52 pm
by camanje
guhaad and aw did you listen to the wareysi?

go down to the bottom of the page and listen.
the commander tells the people of muqdisho the amiir will not abondon them no matter what. :up:

http://www.hornafrik.com/Newspage/Jabhad.htm

Re: breaking news:ciidamada xasan turki oo weerarey ciidamada AM

Posted: Tue Sep 23, 2008 9:54 pm
by AbdiWahab252
Camanje,

Is Hassan Turki against the Dariiqa ?

Re: breaking news:ciidamada xasan turki oo weerarey ciidamada AM

Posted: Tue Sep 23, 2008 9:55 pm
by Air Canada
Image

Re: breaking news:ciidamada xasan turki oo weerarey ciidamada AM

Posted: Tue Sep 23, 2008 10:04 pm
by camanje
aw come again..as regards to what?

Re: breaking news:ciidamada xasan turki oo weerarey ciidamada AM

Posted: Tue Sep 23, 2008 10:08 pm
by camanje
Air Canada wrote:Image

look close.....doest maxamed dheere look like a young boy who is on time out :lol: :lol: :lol:

Re: breaking news:ciidamada xasan turki oo weerarey ciidamada AM

Posted: Tue Sep 23, 2008 10:21 pm
by guhad122
:lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: Air Canada,
Saaxiib they all look alike that they have been pregnated by the same man, general Gabre.
Look at them carefully, their tammies are located way above where the tammy is normally located. That tells me these men are pregnant..... :lol: :lol:

We need to call the World Genius Book to record this amazing case of many Somali men pregnated by an Ethiopian.

Re: breaking news:ciidamada xasan turki oo weerarey ciidamada AM

Posted: Tue Sep 23, 2008 10:31 pm
by SummerRain
AW,


Wa iska qosla whenever you call him "Abdi Nastex" :lol: :lol: :lol:

Re: breaking news:ciidamada xasan turki oo weerarey ciidamada AM

Posted: Tue Sep 23, 2008 10:33 pm
by Voltage
[quote="guhad122to my cousin AW because Adeer Cabdi Qaybiid [/quote]