Page 1 of 1

Duqeyntii airportka video..

Posted: Thu Sep 25, 2008 9:03 am
by Diyeeshaha_Tolka
halkan ka daawa videoga gantaaladii lagu garaacay airportka xamar...

http://kataaib.net/Airport_duqeyn.rm

Re: Duqeyntii airportka video..

Posted: Thu Sep 25, 2008 9:06 am
by Voltage
and have homeland security come after me. I would never click on that website. :lol:

Re: Duqeyntii airportka video..

Posted: Thu Sep 25, 2008 9:07 am
by Looyaan_Junior
Diyeeshaha_Tolka wrote:halkan ka daawa videoga gantaaladii lagu garaacay airportka xamar...

http://kataaib.net/Airport_duqeyn.rm
War ninyahow muqaawamada nin xisaabta geometrics si fiican u yaqaan ayey u baahanyihiin. Simple calculations baa jira oo target-ga lagu heli karoo...

Re: Duqeyntii airportka video..

Posted: Thu Sep 25, 2008 9:15 am
by salafi_student
Not able to view the video.

Just read on a site!

"Report on Arrakis took down kataaib.net all by themselves. Kataaib.net was a Jihadi website dedicated to glorifying al-Qaeda linked groups in North Africa especially Somalia.

Not sure how true this is.......

Re: Duqeyntii airportka video..

Posted: Thu Sep 25, 2008 9:31 am
by Addoow
this happens when we mix allah with qabyaalad.! abu mansur needs to close baydhabo airport which is 24 hours open and liberate his elay clansmen which the habasha a.ss rapes on daily bases.!

Re: Duqeyntii airportka video..

Posted: Thu Sep 25, 2008 11:46 am
by Diyeeshaha_Tolka
Voltage wrote:and have homeland security come after me. I would never click on that website. :lol:


waraa adiga fulaysanidaa anagaba waxaan joognaa uk oo ka daran xagiina kamana cabsano waxaas..

Re: Duqeyntii airportka video..

Posted: Thu Sep 25, 2008 1:12 pm
by SahanGalbeed
Wax socda inoo la kaalaya !!

Re: Duqeyntii airportka video..

Posted: Thu Sep 25, 2008 1:58 pm
by Diyeeshaha_Tolka
SahanGalbeed wrote:Wax socda inoo la kaalaya !!


waraa meesha rag ayaa ku sheekaysanaayo meelahaas la'aad dhaan dhaanimadaada

Re: Duqeyntii airportka video..

Posted: Thu Sep 25, 2008 2:01 pm
by SahanGalbeed
Raggu waa ayo ?
Ayaa idin yidhi rag baad tihin ?
ma intaa xiniiyaha is yara qab-qabsateen , baad deetana go'aansateen rag baynu nahay ?
Taas khaanisnimo ayaa la yidha , aan ku sheego , Ilaah ba xaraantimayay :lol:
Fuc,kin dumb hutu!

Re: Duqeyntii airportka video..

Posted: Thu Sep 25, 2008 2:11 pm
by Diyeeshaha_Tolka
SahanGalbeed wrote:Raggu waa ayo ?
Ayaa idin yidhi rag baad tihin ?
ma intaa xiniiyaha is yara qab-qabsateen , baad deetana go'aansateen rag baynu nahay ?
Taas khaanisnimo ayaa la yidha , aan ku sheego , Ilaah ba xaraantimayay :lol:
Fuc,kin dumb hutu!


af gaal ama af muslim mid uun kusoo qor halkan ,,aniga waxaad soo qortay maba fahmin,, waxaan u malaynayaa sidaad qanjirkii fransiiska usoo jaqaysay ayaa afkii ka qaloocday

Re: Duqeyntii airportka video..

Posted: Thu Sep 25, 2008 2:22 pm
by SahanGalbeed
Af muslim horta wax jira maxa ,intaaso waddan iyo luqado oo kala gaar ah bay ummada muslinku u kala hadasha . Af gaalku kanaad ku hadlayso weeye oo wixii la fahmi wayoo oo dhan bay somalidu asalka ah { yaacni marka gudhuuda adiga kula mid ah laga saaro ayaan sheegaya e fahan} , ..marka wixii la fahmi waayo ayay somalidu af gaal ku sheegi jirtay .


Haddana anigu , kii ku dhalay ee kaa caracay ma ihi , hoyaada maa dumaalin , nacayb-ka iyo dhibaata lagu gu soo koriyay ee kaa muqata anigu kuugu ma wacni ...waxan ku idhi oo keliya , intaanad ragganimo ii sheegan bal horta LINK socda la kaalay .

Fuc.kin dumb hutu!!

Re: Duqeyntii airportka video..

Posted: Thu Sep 25, 2008 5:29 pm
by DR-YALAXOOW
filimka si fiican u fiirsada- al shabaab ugu yaraan 20 hoobiye ayey ku tuurtey airaboorka. wax ka yar 3 madfac AYAA airaboorka meel u dhaw ku dhacdey.

dhamaan intii kale waxay ku dhaceen xaafado ka tirsan MADIINA iyo qaarna waxay ku dhaceen AGAGAARKA NR 4.

XAAFADA madiina kaliya waxaa ku dhintey 18 qafoood rayid ah. xitaa waxaa ku jirey FAMIL dhan oo ay hooyadii kaliya ka badbaadey.


bal al shabaab maxay faaiideeyeen? waa waxba. MADFAC magaalada banaankeeda laga soo tuurey 80% madaafiicdiina ay ku dhacdey MEEL DAD RAYID AH(civilians) ay deggan.

al shabaab waxay geeysteen XASUUQ aad u ba.an

waa DANBIILAYAAL. ALLAHA MUSLIMKA KA QABTO AL SHABAAb=COPY WANNA BE ALQAIDA shayaadiinta iyo hogaamiyahooda ABU MASIIBO(ABU MANSUUR) MAJNUUNKA. waa GACAN KU DHIIGLE :down:

Re: Duqeyntii airportka video..

Posted: Fri Sep 26, 2008 8:19 am
by Diyeeshaha_Tolka
DR-YALAXOOW wrote:filimka si fiican u fiirsada- al shabaab ugu yaraan 20 hoobiye ayey ku tuurtey airaboorka. wax ka yar 3 madfac AYAA airaboorka meel u dhaw ku dhacdey.

dhamaan intii kale waxay ku dhaceen xaafado ka tirsan MADIINA iyo qaarna waxay ku dhaceen AGAGAARKA NR 4.

XAAFADA madiina kaliya waxaa ku dhintey 18 qafoood rayid ah. xitaa waxaa ku jirey FAMIL dhan oo ay hooyadii kaliya ka badbaadey.


bal al shabaab maxay faaiideeyeen? waa waxba. MADFAC magaalada banaankeeda laga soo tuurey 80% madaafiicdiina ay ku dhacdey MEEL DAD RAYID AH(civilians) ay deggan.

al shabaab waxay geeysteen XASUUQ aad u ba.an

waa DANBIILAYAAL. ALLAHA MUSLIMKA KA QABTO AL SHABAAb=COPY WANNA BE ALQAIDA shayaadiinta iyo hogaamiyahooda ABU MASIIBO(ABU MANSUUR) MAJNUUNKA. waa GACAN KU DHIIGLE :down:


yalaxow benta dhaaf gantaalada meesha laga ridaayey iyo airportka wax yar ayey isku jiraan macquulna am ahan in uu xaafada ku dhaco,,badankooda waxay u gudbayeen dhinaca bada..