ISKA HOR IMAAD KA DHACAY DEEGAANKA LAAG IYO XAALADA
Moderator: Moderators
- neocon_2007
- SomaliNet Super
- Posts: 6154
- Joined: Wed Mar 07, 2007 12:37 pm
- Location: Raiding Garowe...
ISKA HOR IMAAD KA DHACAY DEEGAANKA LAAG IYO XAALADA
Laag:- Iska hor imaad kulul ayaa Maalintii shalay iyo habeenkii xalay ahaa ka dhacay Magaalada Laag ee magaalada Bosaaso u jirta 25-Km, waxana uu dhex maray Malayshiyo deegaankaasi ka soo jeeda iyo Ciidamo ka tirsan Booliska Puntland, dadka war gal ah ayaa noo sheegay in dhanka Ciidamada Booliska Puntland laga dilay hal Askari halka laba kalena laga dhaawacay.
Ilo wareedyo muhiim ah ayaa sidoo kale noo xaqiijiyay in Maamulka Puntland ciidamo dheeraad ah u diray deegaanka Laag ka dib markii kuwa halkaasi laba maal mood ka hor gaadhay laga soo bursaday.
Warka ayaa intaasi ku daray in Maamulka Puntland dhawaan soo saaray qoraal ah in Magaalada Laag laga sameeyo Saldhig ciidan iyo Bar kaanta rool oo wada socda taasi ayaa waxa aad uga biyo diiday dadka deegaanka.
Ciidamada deegaanka Laag ayaa la sheegay inay wadaan Abaabul xoogan iyaga oo Bar kaanta rool oo wayn ka samaystay Daanta bari ee magaalada Laag sida ay sheegeen dad dariiqaasi soo maray Aroortii hore ee saaka.
Warar kale oo dheeraad ah ayaa iyana sheegaya in dhanka Magaalada Gal Gala ay ka soo baxeen ciidamo aad u fara badan kuwaasi oo ku soo jeeda dhanka Deegaanka Laag si ay cududa ugu xoojiyaan ciidamada deegaanka ee halkaasi ku sugan.
Ma jiraan ilaa haatan wax war ah oo ka soo baxay dhanka Maamulka Puntland oo ku aadan xaalada dagaal ee magaalada Laag.
War hada na soo gaadhay ayaa isna sheegaya in dhanka Odayaasha Sanaag ay wadaan Xusul duub lagu qaboo jinayo xaalada Magaalada Laag.

- sheekh-Farax-zero
- SomaliNet Super
- Posts: 7590
- Joined: Sat Apr 05, 2008 9:04 am
- Location: pppppppp
Re: ISKA HOR IMAAD KA DHACAY DEEGAANKA LAAG IYO XAALADA
iam very diapointed wallaah for this conflict,, Isaaq can go all the way to Lasqoray without one shot fired at them, Warsangali shiit on their pants whenever they see isaaq but produce elephant balls when ageinst their fellow Harti
Re: ISKA HOR IMAAD KA DHACAY DEEGAANKA LAAG IYO XAALADA
i am very disappointed that Warsangeli aka Dhabar Macaan who never fired back a single
shot when they were chased by the isaaqis from Erigavo are now daring to pose a threat to
peace in Puntland.
they shud be shovelled out of Bosaso wallaah

- The Magnificent
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2463
- Joined: Wed Oct 25, 2006 7:29 pm
- Location: Chillin' and Drinking 2 cubs of Arabian Tea With General Mohamed Said Hirsi 'Morgan' !!!!!!
Re: ISKA HOR IMAAD KA DHACAY DEEGAANKA LAAG IYO XAALADA
Guys...guys.
Did you know that some subclans of Warsangeli have been said, are Isxaaq?
During the fall of the Darwiish in 1920, Dhulbahante, Warsangeli, and Ogaden clans were scattered all over Northern Somalia. Isxaaq managed to gain land, due to this. Hundreds of thousands of children belonging to the Warsangeli clan iyo Dhulbahante clan were vanished.
In Berbera, the beach were filled with Dhulbahante, Warsangeli iyo Ogaden children who their parents and families were killed. Some died, some taken to another places around the world...and some were raised as Isxaaq by Isxaaq families who wanted to have more people among them.
Some subclans of Warsangeli = Isxaaq (Sii Baakhti)
Ali Geri (Dhulbahante Subclan, Supposely) = Brother of DuubDuuble-Hawiye.
2/3 of Ogaden = Hawiye iyo Isxaaq (Sii Baakhti).
Majeerteen<-----Never lost any land. Fought to the death. BRAVERY is what they are.
Did you know that some subclans of Warsangeli have been said, are Isxaaq?
During the fall of the Darwiish in 1920, Dhulbahante, Warsangeli, and Ogaden clans were scattered all over Northern Somalia. Isxaaq managed to gain land, due to this. Hundreds of thousands of children belonging to the Warsangeli clan iyo Dhulbahante clan were vanished.
In Berbera, the beach were filled with Dhulbahante, Warsangeli iyo Ogaden children who their parents and families were killed. Some died, some taken to another places around the world...and some were raised as Isxaaq by Isxaaq families who wanted to have more people among them.
Some subclans of Warsangeli = Isxaaq (Sii Baakhti)
Ali Geri (Dhulbahante Subclan, Supposely) = Brother of DuubDuuble-Hawiye.
2/3 of Ogaden = Hawiye iyo Isxaaq (Sii Baakhti).
Majeerteen<-----Never lost any land. Fought to the death. BRAVERY is what they are.

- neocon_2007
- SomaliNet Super
- Posts: 6154
- Joined: Wed Mar 07, 2007 12:37 pm
- Location: Raiding Garowe...
Re: ISKA HOR IMAAD KA DHACAY DEEGAANKA LAAG IYO XAALADA
securing maakhir my nigga. Reer salaax 

- The Magnificent
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2463
- Joined: Wed Oct 25, 2006 7:29 pm
- Location: Chillin' and Drinking 2 cubs of Arabian Tea With General Mohamed Said Hirsi 'Morgan' !!!!!!
Re: ISKA HOR IMAAD KA DHACAY DEEGAANKA LAAG IYO XAALADA
Only a SHAAGEETO would be very pleased with the situation that is occuring with the Harti clan, from the larger DAAROOD clan family.neocon_2007 wrote:securing maakhir my nigga. Reer salaax
How can a self-proclaiming "Harti" user, claim that he's securing "MAAKHIR" land from his own brothers the "Majeerteen", when Ceerigaabo is in the hands of the Isxaaq clan family?

- abdikarim86
- SomaliNet Super
- Posts: 12077
- Joined: Sun Sep 14, 2008 7:21 am
- Location: Bristol
Re: ISKA HOR IMAAD KA DHACAY DEEGAANKA LAAG IYO XAALADA
looooooool@ your avatarThe Magnificent wrote:Only a SHAAGEETO would be very pleased with the situation that is occuring with the Harti clan, from the larger DAAROOD clan family.neocon_2007 wrote:securing maakhir my nigga. Reer salaax
How can a self-proclaiming "Harti" user, claim that he's securing "MAAKHIR" land from his own brothers the "Majeerteen", when Ceerigaabo is in the hands of the Isxaaq clan family?
even for you that is a new low
loooooooooooool
i also see my reer bari brothers are taking care of you
- The Magnificent
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2463
- Joined: Wed Oct 25, 2006 7:29 pm
- Location: Chillin' and Drinking 2 cubs of Arabian Tea With General Mohamed Said Hirsi 'Morgan' !!!!!!
Re: ISKA HOR IMAAD KA DHACAY DEEGAANKA LAAG IYO XAALADA
LoL
Am I not a realist?
Am I not a realist?

- neocon_2007
- SomaliNet Super
- Posts: 6154
- Joined: Wed Mar 07, 2007 12:37 pm
- Location: Raiding Garowe...
Re: ISKA HOR IMAAD KA DHACAY DEEGAANKA LAAG IYO XAALADA
It's up to Jibril Siciid,bah ugaslabe and nux cumar to secure western maakhir.Mr Bile wrote:i am very disappointed that Warsangeli aka Dhabar Macaan who never fired back a single
shot when they were chased by the isaaqis from Erigavo are now daring to pose a threat to
peace in Puntland.
they shud be shovelled out of Bosaso wallaah
The security and prosperity rest in the hands of maakhirians neither foreign admins neighboring us should expect to use our resources.
- The Magnificent
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2463
- Joined: Wed Oct 25, 2006 7:29 pm
- Location: Chillin' and Drinking 2 cubs of Arabian Tea With General Mohamed Said Hirsi 'Morgan' !!!!!!
Re: ISKA HOR IMAAD KA DHACAY DEEGAANKA LAAG IYO XAALADA
I smelled that you were a undercover Isxaaq (Sii Baakhti) the first day I signed up for Somalinet, somewhere back in 2 years ago.neocon_2007 wrote:
It's up to Jibril Siciid,bah ugaslabe and nux cumar to secure western maakhir.
The security and prosperity rest in the hands of maakhirians neither foreign admins neighboring us should expect to use our resources.
Saxiib, you're literally going nuts. Claiming something you ain't, will drive your soul to hell. STOP CLAIMING WARSANGELI...

- neocon_2007
- SomaliNet Super
- Posts: 6154
- Joined: Wed Mar 07, 2007 12:37 pm
- Location: Raiding Garowe...
Re: ISKA HOR IMAAD KA DHACAY DEEGAANKA LAAG IYO XAALADA
Proud Sii Bakhti from Caynabo 

- neocon_2007
- SomaliNet Super
- Posts: 6154
- Joined: Wed Mar 07, 2007 12:37 pm
- Location: Raiding Garowe...
Re: ISKA HOR IMAAD KA DHACAY DEEGAANKA LAAG IYO XAALADA
Nabadoon Cabdicasiis M. Yuusuf (Afguduud) oo ka mida Nabadoonada Gobolka Bari ayaa ku baaqay In laga shaqeeyo xasiloonida iyoDegnaansha Magaalada Laag
Bosaso:-Nabadoon C/casiis Maxamed Yuusuf (Afguduud) oo ka mid ah Nabadoonada Gobolka Bari ayaa ugu baaqay dadka reer Puntland ah inay Nabadgelyo iyo xasilooni ka taliyaan waxaana nabdoonku ka codsaday maamulka Puntland inaysan arintaasi ciidan u dirine ay ka taliyaan sidii wax looga qaban lahaa xaalada degaankaasi.
Nabadoon afguduud ayaa dhaliilay Maamul Goboleedka Puntland isla markaasina ku tilmaamay inay yihiin kuwo aan ka talinayn sidii xaaladaasi loo qaboojin lahaa waxaana uu nabadoonka oo la soo Xiriiray Radio Dhahar uu daaha ka qaaday inay ka go,antay ka isimo ahaan inay donayaan nabadgelyo iyo xasilooni balse ay xukuumada pl ka dhex qastay xaalad murugsan. Nabadoonka ayaa maamulka ugu digey uguna baaqey in ay arinta Laag ay cirka ku shareeri doonto hadii aysan ka dhaafin ciidamada lagu wado shacabka deegaankaas ku sugan.
Nabadoon afguduud ayaa sidoo kale sheegay inaan arintaasi Maamulka lugu eeganayn waxaana uu sheegay inay kulamo ka dhan ah Amaandaraa ay wayahan ka socnayaan.
Nabadoonkan ayaa sidoo kale ka digey arimaha burcad badeeda iyo Amaandarada inay wax ka qabto xukuumada puntland waxaa kaloo uu si qoto dheer uga hadlay arimaha khatarta ah ee ku soo badanay Gobolka Bari ee tahriibka ay ku dhimayaan boqolaalka qof in si dhaqso ah wax looga qabto.
Maxamed Axmed Ciise
Dhahar.com
Bosaso:-Nabadoon C/casiis Maxamed Yuusuf (Afguduud) oo ka mid ah Nabadoonada Gobolka Bari ayaa ugu baaqay dadka reer Puntland ah inay Nabadgelyo iyo xasilooni ka taliyaan waxaana nabdoonku ka codsaday maamulka Puntland inaysan arintaasi ciidan u dirine ay ka taliyaan sidii wax looga qaban lahaa xaalada degaankaasi.
Nabadoon afguduud ayaa dhaliilay Maamul Goboleedka Puntland isla markaasina ku tilmaamay inay yihiin kuwo aan ka talinayn sidii xaaladaasi loo qaboojin lahaa waxaana uu nabadoonka oo la soo Xiriiray Radio Dhahar uu daaha ka qaaday inay ka go,antay ka isimo ahaan inay donayaan nabadgelyo iyo xasilooni balse ay xukuumada pl ka dhex qastay xaalad murugsan. Nabadoonka ayaa maamulka ugu digey uguna baaqey in ay arinta Laag ay cirka ku shareeri doonto hadii aysan ka dhaafin ciidamada lagu wado shacabka deegaankaas ku sugan.
Nabadoon afguduud ayaa sidoo kale sheegay inaan arintaasi Maamulka lugu eeganayn waxaana uu sheegay inay kulamo ka dhan ah Amaandaraa ay wayahan ka socnayaan.
Nabadoonkan ayaa sidoo kale ka digey arimaha burcad badeeda iyo Amaandarada inay wax ka qabto xukuumada puntland waxaa kaloo uu si qoto dheer uga hadlay arimaha khatarta ah ee ku soo badanay Gobolka Bari ee tahriibka ay ku dhimayaan boqolaalka qof in si dhaqso ah wax looga qabto.
Maxamed Axmed Ciise
Dhahar.com
- neocon_2007
- SomaliNet Super
- Posts: 6154
- Joined: Wed Mar 07, 2007 12:37 pm
- Location: Raiding Garowe...
Re: ISKA HOR IMAAD KA DHACAY DEEGAANKA LAAG IYO XAALADA
BAAQ NABADEED OO KU AADAN COLAADII KA DHACDEY DEEGAANADA HOOS YIMAADA MAGAALADA LAAG...
Laag:- Dagaalkan oo dhex maray ciidanka boliiska ka amar qaata Cade Muuse iyo ciidan beeleed is urursaday oo ah beeshii deganayd tuulada Laag, dagaalkaan ayaa ah dagaal daba joogga lana xidhiidha dagaalkii ka dhacay Majiyahan kaas oo aan laga gaarin haddafkii laga lahaa Majiyahan, Cadde Muuse ayaa mudo ku taamaayay kuna tabaabulyana ugu jiray sidii uu degaamadaas dagaal ugu qaadi lahaa. Dagaaladan ayaa waxay ka dheceen tuulooyinka ku xeeran Laag oo ay ka midyihiin Xamur iyo Dameer halkaas dagaal ku dhexmaray shalay oo jimce ahayd ciidamada puntland iyo ciidamo beeleedka.
Dagaalka laageed ayuu maamulku uga jeeddaa arimo badan oo ay ka mid yihiin:
1- In uu ciiro ku qariyo karti darada ka muuqata maamulkiisa kuna guuldaraystay maamulka iyo nabadgelyada reer Puntland.
2- Doorashadii Puntaland oo dhow uuna doonayo in uu dagaalo kabillaabo deegaamada reer Puntland si uu xilka u dheeraysto.
3- Maamulku wuxuu billaabay in uu iska horkeeno beelaha reer Puntland ee wadda degga gobolada Puntland .
Hadaba dagaalkaan ayaa sababi doona arrimo cawaaqib xumo ku noqon doonta reer puntland.
BAAQ BEELEED
Waxaan bulshada Puntland ugu baaqaynaa inay ka hortagaan dagaalkaan oo uu waddo maamulka galgaladka ah ee Cadde muuse iyo kooxdiisa dhiigmiiradka ahi. Beelaha reer Puntland qaybo kamid ah ayuu sanadkii aan soo dhaafnay cadaadis dhinacwalba ah kusameeyey wuxuuna caado ka dhigtay in uu kala qaybiyo beelaha reer Punland .
Dagaalkaan uu hadda billaabay Cadde Muuse ayaa sababi doona haddii aan laga hortegin burbur iyo barakac badan ku dhaca magaalooyin badan oo kamida Puntland, saameyn ku yeesha dhammaan bulshada reer Puntland ee nabada jecel, Inay soo galaan kana faa'iidaystaan cadow kale oo aan reer Puntland ahayn, Aaminaad daro kutimaada beelaha reer Puntland iyo arimo kale haddii dagaalkani sii socdo.
BEENIN
Warka ka soobaxay idaacada codka maraykanka ee VOA Washiton kuna aadanaa xaalada dagaal ee Laag iyo nawaaxigeeda ku dhexmarayna ciidamada boliiska Cade Muuse iyo dadka beeralayda ah ee reer Laageed ayaa ah mid aan sal iyo raad lahayn lagana beensheegayo xaalada dhabta ee goobaha dagaalka, warka ay VOA siidaysay ayaa ahaa mid runta ka fog oo ay u sii daayeen sidan in ay tuulooyinka Xamur iyo Dameer ku dagaalamayaan laba beelood oo wadda dega iyadoo goobahaas ay degto hal beel oo kaliya. Haddaba waxaan caddaynaynaa markhaanti ma doonto ah, dagaalku u dhexeeyo ciidamada boliiska maamulka Cade Muuse iyo dadkii beeralayda ah oo la doonaaya in laga barakiciyo deegamaas, waxaan kale oo caddaynaynaa in aan Xamur iyo Dameer wadda degin laba beelood ee hal beeli degan tahay. Aduunyada waxaan u sheegaynaa in arintan dagaal ee ka socota agagaarka tuulada laag uu masuul ka yahay maamulka Cadde Muuse uuna dhabarka u ridan doono wixii cawaaqib xumo ah oo ka soo baxa dagaalkaas.
Waxaa ku saxiixan qoraalkan:
Garaad Cali Aw-yuusuf
Ugaas Cawil Cali Dallaf
Chief Caaqil Warsame Dalmar Ciise
Caaqil Cabdi Faarax
Caaqil Warsame Aadan Geesood
Caaqil Axmed Ibraahin Maxamuud
Caaqil Cumar Cige Maxamed
Caaqil Axmed C/laahi Xaaji
Nabadoon Axmed Maxamuud Samatar
Nabadoon Axmed Siciid Madaxey
Nabadoon Boqolle Cabdi Qacle
Nabadoon Saxardiid Cali Dhawaaq
Nabadoon Cabdi Salaad Faarax
Nabadoon Maxu'd Cismaan Yuusuf
Nabadoon Maxu'd Cige Afwayne
Nabadoon Maxamuud Cumar (Jeena-cad)
Nabadoon Maxamed Max'ud Axmed
Nabadoon Cabdi Salaad Faarax
Nabadoon Yuusuf Boobe Maxamed
Nabadoon Maxamed Yuusuf Shire (Careysane)
Eng: Omar Maxamuud Axmed
Guurti: Ayaanle Siciid Maxamud
Aqoonyahan Cumar Diib
Guurti C/qaadir Caarshe Cali

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 1 Replies
- 272 Views
-
Last post by Gamadid.
-
- 1 Replies
- 359 Views
-
Last post by adanboy
-
- 0 Replies
- 403 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 23 Replies
- 1686 Views
-
Last post by Xamud.
-
- 5 Replies
- 756 Views
-
Last post by UgaasCuthman
-
- 6 Replies
- 511 Views
-
Last post by abdalla11
-
- 10 Replies
- 657 Views
-
Last post by juzme123
-
- 5 Replies
- 801 Views
-
Last post by original dervish
-
- 9 Replies
- 2086 Views
-
Last post by Babygirl-
-
- 0 Replies
- 341 Views
-
Last post by Hiiraan boy