nabigeenu suuban soo ma nihin ninkii gaal nin muslim ah ku sheega asaga ayaa ah gaalkii saxda ahaa haduusan ka towbad keenin!
hadaba soo mukhtaar abuu mansuur abuu leelaay wiiq iyo xasan ogadeen soo gaalo ma noqon markii ay nin muslim ah gaal ridoobay ku sheegeen.


