Maamulka Islaamiga ee Magaalada Kismaayo oo maanta sheegay in dib loo furay garoonka Diyaaradaha magaaladasi magacusbuna loo bixiyay.
Posted: 10/4/2008 2:01:00 PM
Shebelle: KISMAAYO
Maamulka Islaamiga ee Magaalada Kismaayo ayaa maanta shaaciyay in dib loo furay garoonka Diyaaradaha magaaladasi isla markana magac cusbuna loo bixiyay.
Shirjaraa'id oo uu maanta ku qabtay magaalada Kismaayo madaxa warfaafinta u qaabilsan maamulka Islaamiga ee Kismaayo Shiikh Xasan Yacquub Cali ayaa waxaa uu ku sheegay in maanta uu furan yahay garoonka Diyaaradaha magaalada Kismaayo.
Sheikha ayaa waxaa kale oo uu sheegay in maanta wixii ka danbeeya dhamaan shirkadaha diyaaradaha ay ka soo dagi karaan garoonka laakiin sheikh ma sheegin in ay soo caga dhigan karaan diyaaradaha sida khadka oo bil ku dhawaad aan wax khaad ah uusan ka soo degin magaalada Kismaayo.
Ku dhawaad 2-bilood oo uu maamulka islaamiga ka ariminayay magaalada Kismaayo ayaa waxaa xirnaa garoonka taasi oo aan la ogeyn ujeedka uu u xirna waxana ka warbixiyay sheikh Xasan Yacquub waxana uu sheegay in diyaarad horay loogu xabadeeyay garoonka ay iyadu sabab u aheyd in rasaas lagu furo maadama ay iyadu si qaldan wax u maamushay isla markana iyadoo aan soo cagadhigan khaadka ay waday daadisay.
Shiikh Xasan Yacquub ayaa sidoo kale Warfidiyeenada u sheegay in garoonka loo bixiyay Garoonka Iimaam Axmed Gurey maanta wixii ka biloowdana loogu yeeri doono magacaasi.
Horay garoonka diyaaradaha ee magaalada Kismaayo waxaa u isticmaalayay Diyaaradaha kala duwan ee shirkadaha duulimaadayada kuwa hay'adaha iyo diyarado khaadka keeni jiray magaalada Kismaayo.
Shebelle Media Network - Source of Somalia News
Welcome to Imam Ahmed Gurey International Airport.
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

- Voltage
- SomaliNet Super

- Posts: 29214
- Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
- Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron
Welcome to Imam Ahmed Gurey International Airport.
Open for business in Kismaayo as announced today by Sheikh Xassan Yacquub!
Re: Welcome to Imam Ahmed Gurey International Airport.
I was reading about it earlier, interesting.
- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Welcome to Imam Ahmed Gurey International Airport.
Voltage alshabaab baad iska raacday , u realize imika kismayo is not magaalo sade any more sidad argagixsada uu tageertay baa Siyasadiini way soo xumaatay 
- GENERAL_SNM
- SomaliNet Super

- Posts: 9757
- Joined: Fri Jul 13, 2007 1:32 pm
- Location: ''Nimankii Maroodiga ahaa mudanki reer Daahir''
Re: Welcome to Imam Ahmed Gurey International Airport.
You must be joking, war marexaanku indha atkaa. Wouldn't it be better to name the airport after the General. He'd be spinning in his grave considering what he did for you rear miyis, and you repay him by naming the airport after a Gudebersi. Will you name the football staduim after Riyaale? 
- AbuShabab
- SomaliNetizen

- Posts: 912
- Joined: Tue Sep 30, 2008 9:22 am
- Location: Islamic State of Somalia
Re: Welcome to Imam Ahmed Gurey International Airport.
I like the name.Shiikh Xasan Yacquub ayaa sidoo kale Warfidiyeenada u sheegay in garoonka loo bixiyay Garoonka Iimaam Axmed Gurey maanta wixii ka biloowdana loogu yeeri doono magacaasi.
- Voltage
- SomaliNet Super

- Posts: 29214
- Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
- Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron
Re: Welcome to Imam Ahmed Gurey International Airport.
General Duufle, please excuse yourself.
Emperior, xalka Somalia waxa kaliya ee badali karo waa rag diinta wato. I went to Africa and I realized it. The Somali is above all an animal, a savage, and the only thing that civilizes him is religion.
Notice when you read old colonial excerpts, they write Somalis are the "aristocrats" of Africa, civilized higher then the Bantu and you know what I found it?
It is only because of Islam. Without it, as the civil war has shown, we are above all the biggest savages, illiterates, and uncivilized barbarians of Africa be you Darood, Isaaq, Hawiye, Raxanweyn, Dir, etc!
War Sade iyo Suudaan wax la yiraahdo anigu ma aaminsani and never will I support any member of my tribe in xaqdaro. I don't even do that to my BROTHER. I'll chastise his ass in public and infront of everyone if I feel he is wrong, adigana you are talking about QABIIl xaqdaro ku raac.
Kolombo, it is a sign to Ethiopia.
Emperior, xalka Somalia waxa kaliya ee badali karo waa rag diinta wato. I went to Africa and I realized it. The Somali is above all an animal, a savage, and the only thing that civilizes him is religion.
Notice when you read old colonial excerpts, they write Somalis are the "aristocrats" of Africa, civilized higher then the Bantu and you know what I found it?
It is only because of Islam. Without it, as the civil war has shown, we are above all the biggest savages, illiterates, and uncivilized barbarians of Africa be you Darood, Isaaq, Hawiye, Raxanweyn, Dir, etc!
War Sade iyo Suudaan wax la yiraahdo anigu ma aaminsani and never will I support any member of my tribe in xaqdaro. I don't even do that to my BROTHER. I'll chastise his ass in public and infront of everyone if I feel he is wrong, adigana you are talking about QABIIl xaqdaro ku raac.
Kolombo, it is a sign to Ethiopia.
- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Welcome to Imam Ahmed Gurey International Airport.
i all agree with all you said voltage laakin diinta sii fiican maha loo raaco ma indha cade ba la raaca uu ku odhanaya diinta wax badan kam aaqaan laakin waan soo dhag dhageeyee
, he said that not me
Re: Welcome to Imam Ahmed Gurey International Airport.
Voltage,
Yh man, I figured it too. I pray Allah keep their enemies at bay; both within & outside, aamiin.
The downfall of Maxaakiimta came from within more than it came from the Ethios & their dabadhilif. Very few of their members were pious, most were in it for interest be it clan or monetary.
Sh. Umal summed it up "Waan xasuusanaa dagaladii sokeeyay waxa rag ku naf beelay iyagoo u dagalamaayo 'asabiya & qabiil, laakiin maanta oo Soomaaliya kuffaar soo weerartay, cid rabta in ay u dagaalanta ma laha."

-
djibsomali
- SomaliNet Super

- Posts: 5229
- Joined: Fri May 25, 2007 6:39 pm
Re: Welcome to Imam Ahmed Gurey International Airport.
Does that means no fee for awdal residents?
any concession for djibouti passport?
any concession for djibouti passport?
- Voltage
- SomaliNet Super

- Posts: 29214
- Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
- Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron
Re: Welcome to Imam Ahmed Gurey International Airport.
To the point maanta where one say "waa wareey, ba'yeey waa nala soo weeraray, qabiil hebel baa ina kacshey" yet ethiopia has been in somalia for two years and killed thousands. Kuwaas ma arkaan miyaa? 5 daqiiqo yuu midka kula qabiil ah kaa xigaa dadka kaloo Soomaaliyeed. Maad ka danqatid.Kolombo wrote:Sh. Umal summed it up "Waan xasuusanaa dagaladii sokeeyay waxa rag ku naf beelay iyagoo u dagalamaayo 'asabiya & qabiil, laakiin maanta oo Soomaaliya kuffaar soo weerartay, cid rabta in ay u dagaalanta ma laha."
Wallahi anigu hada gebibo waxaan taaganahay renouncing my qabiil altogether because NOTHING good can come out of qabiil.
- GENERAL_SNM
- SomaliNet Super

- Posts: 9757
- Joined: Fri Jul 13, 2007 1:32 pm
- Location: ''Nimankii Maroodiga ahaa mudanki reer Daahir''
Re: Welcome to Imam Ahmed Gurey International Airport.
Emperor its a revolution taking place in the south, if their plan goes through and they subdue the south, they'll be coming for you...and your on your ownThe_Emperior5 wrote:i all agree with all you said voltage laakin diinta sii fiican maha loo raaco ma indha cade ba la raaca uu ku odhanaya diinta wax badan kam aaqaan laakin waan soo dhag dhageeyee, he said that not me
- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Welcome to Imam Ahmed Gurey International Airport.
sxb Somaliland jiritaankeedu wa lamaba tabtaan ta aniga iga qaado Any revolution in the south its good for its own people
laakin anaga na ma samaysso Like rayaale says shirarka somaliyaka ka socda marnaba nama khuseyaan la soco.
i have my Somalilanders thats all i need

laakin anaga na ma samaysso Like rayaale says shirarka somaliyaka ka socda marnaba nama khuseyaan la soco.
i have my Somalilanders thats all i need
- Voltage
- SomaliNet Super

- Posts: 29214
- Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
- Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron
Re: Welcome to Imam Ahmed Gurey International Airport.
read "Madaarka ahmed gureey"

Last edited by Voltage on Sat Oct 04, 2008 1:22 pm, edited 1 time in total.
- Voltage
- SomaliNet Super

- Posts: 29214
- Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
- Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron
Re: Welcome to Imam Ahmed Gurey International Airport.
I am not going to lie to you. Sheikh Zaylici, the Isaaq governor of Kismaayo, said all we need to do is get to Gaalkacyo and the northern revolution will start by itself and will meet us. This is how ready he says the wadaado in "Somaliland" are and the wadaado are already moving fast.GENERAL_SNM wrote:Emperor its a revolution taking place in the south, if their plan goes through and they subdue the south, they'll be coming for you...and your on your ownThe_Emperior5 wrote:i all agree with all you said voltage laakin diinta sii fiican maha loo raaco ma indha cade ba la raaca uu ku odhanaya diinta wax badan kam aaqaan laakin waan soo dhag dhageeyee, he said that not me
Yesterday they entered Caabudwaaq, and Caabudwaaq ayagoo gaaray Gaalkacyo waxba kama xigto
http://www.gedonet.com/index.php?news=3690Maleeshiyaad Taageersan Maxkamadaha Islaamiga Oo Caawa Dul Dagay Magaalada Caabudwaaq
Oct 03,2008
byCaabudwaaq-GEDO-NN
Ciidmadaan oo aan tiradooda rasmiga ah lahayn isla markaana ku hubaysan tignikadda dagaalka ayaa caawa magaaladda hareeraheeda dagay, iyaddoon ilaa iyo hadda la ogayn sababta ay u yimaadeen deegaanka.
Odayaasha deegaanka caabuwaq oo aan caawa qadka telefoonka kula xariirnay ayaa cadeeyay inaay maleeshiyaadkaan magaaladda dul deggan yihiin, kuwaasoo jeeda dhanka Caadaado iyo welibna la sheegay inay weheliyaan qaar ka mid ah dadka degaanka, isla markaana aysan garanaynin sababta ay deegaankaan usoo abaareen.
Before 2010, there is a possibility the whole country might be under the revolution! inshallah
-
Captain24
- SomaliNet Super

- Posts: 6716
- Joined: Tue Aug 05, 2008 3:05 am
- Location: In between the two "B's" Burtinle and Bacaadweyn: Xarfo
Re: Welcome to Imam Ahmed Gurey International Airport.
Voltage,
NO wadaads will be allowed to spread their Bidca in Galkayo. People in Galkayo are Muslims and already have Muslim Communities. What do these Wadaads want
NO wadaads will be allowed to spread their Bidca in Galkayo. People in Galkayo are Muslims and already have Muslim Communities. What do these Wadaads want
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 17 Replies
- 3013 Views
-
Last post by Waachis
-
- 97 Replies
- 13379 Views
-
Last post by SecretAgent
-
- 10 Replies
- 2253 Views
-
Last post by RuralMan08
-
- 17 Replies
- 1996 Views
-
Last post by Miles8
-
- 4 Replies
- 3234 Views
-
Last post by anonymousfaarax
-
- 5 Replies
- 647 Views
-
Last post by Khalid 5
-
- 3 Replies
- 809 Views
-
Last post by Somaliman50
-
- 2 Replies
- 657 Views
-
Last post by Khalid Ali