CIIDAMO KA YIMID DHINACA BELEDWEYNE OO SOO GAAREY LUUQ

Dadka ku dhaqan ama ka imaaday gobolkan

Moderators: Moderators, Junior Moderators

The_Patriot
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20702
Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am

CIIDAMO KA YIMID DHINACA BELEDWEYNE OO SOO GAAREY LUUQ

Post by The_Patriot »

Sida ay REALGEDO u xaqiijiyeen saraakiil xog ogaal ah, ciidamo Itoobbiya ay leedahay oo ka soo hayaamay gobolka Hiiraan ayaa hergalnimadii maanta heeryada soo dhigtay magaalada uu webiga Jubba ku gadaaman yahay ee ku taalla Gobolka Gedo ee Luuq-Ganaane.


Aragtiyo kala duwan aya laga bixinayaa sababta ay cidammadan oo lagu qaddaray 3000 u imaadeen Luuq, waxaase laysku raacsan yahay in aysan ciidammadaasi booqasho-cilmi kororsi u iman magaalada Luuq.




Dadka deggan degmada Luuq ayaa walaac ka muujinaya suuroggalnimada in ay ciidammadaani doonayaan in ay gudaha Gobolka Gedo dagaal ka billaabaan.
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Provinces - Gedo”