I AM THE ARABS OF SOMALIA.

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
ky2008
Posts: 193
Joined: Thu Sep 25, 2008 4:11 pm

I AM THE ARABS OF SOMALIA.

Post by ky2008 »

ARABTA SOMALIA BAAN AHAY.
NINA KABAHA UMA SIDO
kukhitiig ima saamayso.
sareen dartii iyo
bariis la i siiyo
Carabi uguma sifaysni
Carab Soomali ban ahay
User avatar
SahanGalbeed
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19032
Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
Location: Arabsiyo ,Somaliland

Re: I AM THE ARABS OF SOMALIA.

Post by SahanGalbeed »

Cuqdad-ul Jabertaawi waxa la yidha ba ku haysa .
Nin yemeni ah , ama cuman ka yimi , ama Libya ka yimi oo dadkiisu intu dhax istaago , odhanaya carab baan ahay , miyaa hore loo arkay .

Mucamar Al Qadaafi , waa ba ka faana carabta :lol:
Executive
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13911
Joined: Wed Jun 21, 2006 6:08 pm

Re: I AM THE ARABS OF SOMALIA.

Post by Executive »

Sayiidka said "Caraab wa Naago"
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: I AM THE ARABS OF SOMALIA.

Post by The_Emperior5 »

Anigu waxana la yaaba if your carab maxaad ka sheeg sheegii whats the point you never see a australian guy sayin i am australian all day maxaad ka sheeg sheegii mise mid hindii uu maantu dhan leh hidnii baan ahay
hadaad tahay dadka og waxba lama sheeg sheego
ky2008
Posts: 193
Joined: Thu Sep 25, 2008 4:11 pm

Re: I AM THE ARABS OF SOMALIA.

Post by ky2008 »

Emperior, hadalkaygan waxaa iga keenay ninka la baxay daanyeer oo had iyo jeer ku soo celceliya "Soomaali baan haay".Intaad aniga i fiirinaysid maad isaga eggtid? :?:
Executive, sayidku waligii ma uusan caayin Carab.Gabayga loo nisbeeyana waxaa soo alifay
niman u shaqaynayey xukuumadii Afweyne, waxayna ugu tala geleen in ay oga jawaabaan wadaada oo iyagu caayi jirey shuuciyada.
In uusan Sayidku tirin gabaygaas waxa daliil u ah:
1)Iyada oo aan gabaygaas lagu magacaabin wiilkii uu sababtiisa u tiriyey lana aqoon ilaa hada.
2)Iyada oo aysan run ahayn sheekada ku qoran buuga diiwaanka gabayada Sayidka ee oranaysa Sayidka ayaa doonyo ka samaysanayey iyo deked meel Laasqoray u dhow.Xeebaha bada Cas oo dhan waxaa ilaalinayey doonyo iyo maraakiib Ingiliis waagii Darawiishta oo suurtagalna ma ahayn in Sayidku uu deked ka samaysto aagaas.Haday taasi dhacdayna waxaa sheegi lahaa qoraalada iyo kutubta ay ajaanibtu ka qoreen Daraawiishta.
3)Sayidku waligii qolo uu ku abtirsado ma uusan cayn.Matalan, Ogaadeen ama Darood, waligii ma uusan caayin.Sidee buu marka ku caayi karaa Carab marna uu ugu abtirsan karaa?.
4)Iska daa in uu caayee, qoraalo iyo gabayo uu ku cadaynayo in Haashimi yahay baa la hayaa oo uu u diray Ingiliiska.
5)Buuga Diiwaanka Gabayada Sayidku waxa uu sheegayaa in hadalka Sayidka ee aha "maadhow cayaayirka iga daa Carabi waa naage" in uu ula jeeday Sayidku haweeney Yemen ka dagaalami jirtay oo la dagaalami jirtay Ingiliiska waagii Daraawiishtu halgamaysay, taasina waa been oo ma jirin naag Yemen ka dagaalami jirtay waagii Ingiliiska.
INTAAS OO DHAN BAA MUUJINAYSA IN UUSAN INA CABDULLAH XASAN TIRIN GABAYGAAS.
User avatar
shaamboo
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5409
Joined: Sat Feb 23, 2008 7:03 pm
Location: Ardu allaahi maxaa karabtaa lokeshankeeyga

Re: I AM THE ARABS OF SOMALIA.

Post by shaamboo »

The_Emperior5 wrote:Anigu waxana la yaaba if your carab maxaad ka sheeg sheegii whats the point you never see a australian guy sayin i am australian all day maxaad ka sheeg sheegii mise mid hindii uu maantu dhan leh hidnii baan ahay
hadaad tahay dadka og waxba lama sheeg sheego

he needs ictiraaf.

yaa aqii al ictiraaf baa kuu soo dhow
User avatar
Cawar
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 18502
Joined: Sat Nov 06, 2004 1:14 am
Location: BBB

Re: I AM THE ARABS OF SOMALIA.

Post by Cawar »

Executive wrote:Sayiidka said "Caraab wa Naago"
Nabiga CSW was carab. So how do you get around that??

I think Sayidka was wrong and pissed at Arabs when he said that. :lol:
User avatar
shaamboo
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5409
Joined: Sat Feb 23, 2008 7:03 pm
Location: Ardu allaahi maxaa karabtaa lokeshankeeyga

Re: I AM THE ARABS OF SOMALIA.

Post by shaamboo »

sayid was deported from cadan when he said that
User avatar
AbuShabab
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 912
Joined: Tue Sep 30, 2008 9:22 am
Location: Islamic State of Somalia

Re: I AM THE ARABS OF SOMALIA.

Post by AbuShabab »

Executive wrote:Sayiidka said "Caraab wa Naago"
The Sayid also called some Somali clans "waa naago" or worse. It was his way of criticizing them, not literal meaning.
User avatar
American-Suufi
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4851
Joined: Sun Feb 03, 2008 5:48 pm

Re: I AM THE ARABS OF SOMALIA.

Post by American-Suufi »

AbuShabab wrote:
Executive wrote:Sayiidka said "Caraab wa Naago"
The Sayid also called some Somali clans "waa naago" or worse. It was his way of criticizing them, not literal meaning.
don't defend the indiffensible. sayid AUN used explicit insults/words in many of his poems to denegrade tribes he percieved to be his enemy. words like sluts, homosexuals and more. if he was a muslim leader he wouldn't talk as such but was a tribal leader.
User avatar
shaamboo
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5409
Joined: Sat Feb 23, 2008 7:03 pm
Location: Ardu allaahi maxaa karabtaa lokeshankeeyga

Re: I AM THE ARABS OF SOMALIA.

Post by shaamboo »

said was gay period
User avatar
AbuShabab
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 912
Joined: Tue Sep 30, 2008 9:22 am
Location: Islamic State of Somalia

Re: I AM THE ARABS OF SOMALIA.

Post by AbuShabab »

shaamboo wrote:said was gay period
Ceeb. Don't insult one of the greatest mujahideens in the history of Somalia.
Addoow
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7611
Joined: Sat Aug 16, 2008 4:13 am
Location: Hawiye Pride!

Re: I AM THE ARABS OF SOMALIA.

Post by Addoow »

sayid cabdulle hassan was a camel thief.! :lol:
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: I AM THE ARABS OF SOMALIA.

Post by The_Emperior5 »

and a child molester

http://www.golkhatumo.com

and click ont he darwish video ina biixii sayidku wuu na salaxay labada luguud dhexdiisa ayuuna fadhisyee the sayid used to have toochh lighter and he used to tell the jeberti foot soldiers 90% dhulbahante ma arkayssan hoostiinu way noorayssa and then they used say haa sayidii way nuurayssa , saa ku garro inad darwiish tahay hada wa tooch :lol: :lol:
ky2008
Posts: 193
Joined: Thu Sep 25, 2008 4:11 pm

Re: I AM THE ARABS OF SOMALIA.

Post by ky2008 »

Emperior, the Sayid had both good and evil side, so dont mention only on his bad side.

Shamboo, you said
"he needs ictiraaf.

yaa aqii al ictiraaf baa kuu soo dhow"
What is the recognition that I need from you? :?:
and what can your recogntion do for me :?:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”