Shirkan ayaa waxaa ka soo qayb galay Madax/Ganacsato/matucalamiin sare oo ka kala yimid meel kala duwan waxaana looga hadlay xaaladda guud iyo danaha beesha Absame ee goboladda Jubooyimka and Kenya ayaa ku dhamaaday jawi wanaagsan iyo is -afgarasho wixii la isla soo qaaday.waxaana la isla gartay qodobadda soo socda :* in la taageero dhamaan dadaaladda ku aadan wax qabadka goboladda Jubooyinka.* in laga shaqeeyo midnimadda beesha Absame ee juubooyinka and kenya
* in lugu waano galiyo ganacstada Kenya iney maalgashadaan jubooyinka
* In sarakiisha absame in Kenya ku dadaalan sidii xariir and wadashaqayan wanaagsan looga dhex abuuri lahaa cidimada Kenya and cidaan dhawaan loo dhiso doon goboladda jubada dhexe and hoose.
Ooga dambeyntii shirkaa waxaa soo ganaanudey General Barow Ma, alin oo wacyi gelin aad dheer u soo jeediyey dad shirki isku yumid. Waxa la sameeyey gudi farsamo oo ka shaqeeya waxyaabihii lugu hishiiyey
Connecting Jubaland and NFD
Moderator: Moderators
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 3 Replies
- 623 Views
-
Last post by gemini_snake
-
- 1 Replies
- 687 Views
-
Last post by Geeljire252
-
- 0 Replies
- 444 Views
-
Last post by Daanyeer
-
- 12 Replies
- 2019 Views
-
Last post by Methylamine
-
- 5 Replies
- 987 Views
-
Last post by Siciid85
-
- 8 Replies
- 4847 Views
-
Last post by hoa
-
- 4 Replies
- 806 Views
-
Last post by Gubbet
-
- 15 Replies
- 3379 Views
-
Last post by AwRastaale
-
- 10 Replies
- 2619 Views
-
Last post by galia
-
- 0 Replies
- 503 Views
-
Last post by KacdoonSool
