Baaq ka soo baxay Jaaliyadda Beesha SADE ee Leicester

Dadka ku dhaqan ama ka imaaday gobolkan

Moderators: Moderators, Junior Moderators

User avatar
Warsame101
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1947
Joined: Sun Feb 04, 2007 4:32 am
Location: Muuri/Caabudwaaq/Kismaayo
Contact:

Baaq ka soo baxay Jaaliyadda Beesha SADE ee Leicester

Post by Warsame101 »

Jaaliyadda sade ee ku nool magaalada Leicester, dalka ingiriiska ,shirar isdaba joog ah oo ay yeelatay waxaa si buuxdda looga hadlay xaaladda guud ee dalka, gaar ahaan gobolada jubbooyinka iyo Gedo. Falanqeeyn iyo dood dheer ka dib waxaa shirku guddoonsaday qodobada hoos ku qoran.

1) Gobolka Gedo waxaa ka dhisan maamul ay dadweynah deegaanku soo doorteen oo ay u dhantahay hey`adihii sharciga ahaa ee loo doortay iney fuliyaan adeegga bulshada. Haddaba xadgudubka loo geeystay mamulada degmooyinka Baardheere iyo Ceelwaaq waa mid ka turjumaya cadaawad qoto dheer cawaaqib xumada ka timaadana waxaa masuuliyaddeeda qaadaya dhagar qabayaasha ku soo duulay. Waxaanan ku talineynaa inay si degdeg ah uga baxaan si loo baajiyo dhiig daata.

2) Magaalada Kismaayo waxaa si gardarro ah ugu soo duulay ciidamo huwan qabiil ah oo ku dhuumanaya magac diineed oo Xasan Turki hoggaaminayo. Taas oo keentay geeri iyo barakac balaaran oo soo wajahday shacbi weynihii ku noolaa deegaankaas, sidaasi awgeed ciidamadaas banaanka kaga yimid magaalada waa in ay si dhakhso ah uga baxaan.

3) Waxaan ku talinayaa in waxgaradka beesha sade ee gobolada Gedo iyo Jubbooyinku ay kulan ka yeeshaan aragti mid ahna ka qaataan go`aanadii ka soo baxay shirkii Bu`aale oo ay ka muuqato colaad ku wajahan beesha Sade.

4) Waxaan si cad uga soo horjeednaa oo dhaleecayneynaa dilalka qorsheysan ee lala beegsanayo cuqaasha,aqoonyahanka,culimaaudiinka,iyo howlwadeenada heyadaha samafalka oo adeegga u haya shacabka Soomaaliyeed.

1. Jeneraal Cumar Xaaji Masale

2. Cabdulaahi Cali Kooshin

3. Axmed Ashkir Cabdi

4. Maxamed Nuur Yaryare

5. Cabdi Shire Warsame

6. Saciid Cabdulqaadir Sayid Warsame

7. Maxamed Gaaciye Shide

8. Mahad Cumar Xaaji

9. Maxamed Daahir Macalin-yare

10. Cismaan M. Jilibey

11. Cumar Xasan Maxamed

12. Maxamuud Ibraahim Indhacadde

13. Cabdulqaadir Maxamed Gaas

14. Cabdiweli Xuuki Jaamac

15. Suldaan Axmed Liibaan

16. Iraad Boordege

17. Cabdi-xukun Ashkir Cabdi

18. Cabdiraxmaan Xaashi Jaamac Afdhuub

19. Jaamac Indhabuur Jaamac-deer

20. Cilmi Indhabuur Jaamac-deer

21. Musdafe Cabdisalaan Oorfane

22. Cumar Cabdulaahi Shire

23. Cabdinaasir Cubeed Diiriye

24. Sade Cali-dhuux Jaamac

25. Qalbi Cali Faarax

26. Maxamed Cubeed Diiriye

27. Axmed Cilmi Dirir

28. Cabdisamid Ruuke Warsame

29. Cabdisalaan Wiilwaal

30. Garaad Cali Nuur

31. Jaamac Faarax Coongaab

32. Diini Cali-dhuux

33. Cabdirashiid sheikh Saciid
http://allwariye.com/actiontools/getThi ... hp?id=1103
User avatar
CoolPoisons
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10533
Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am

Re: Baaq ka soo baxay Jaaliyadda Beesha SADE ee Leicester

Post by CoolPoisons »

:up: :up: :up: :up: :up: :up: :up: :up: :up: :up: :up: :up: :up:
dhuudhuu
Posts: 127
Joined: Mon Sep 29, 2008 10:53 pm
Location: Dhuudhuu & Sardhaxanle

Re: Baaq ka soo baxay Jaaliyadda Beesha SADE ee Leicester

Post by dhuudhuu »

Maqaalkaan waxaa ka muuqda in dadka Gedo u doodaaya ay yihiin kuwo aan gobolkaa shaqo ku lahayn. Gedo ma doonayso dadkaani in ay u arrimiyaan. Danihiinna qabsada.

Where are:

Talxe

Reer Xassan

Reer Ugaas Sharmaarke

Cali Dheere,

Uur-midig

Reer Siyaad of Gedo

Soonfure

Hawraarsame

Baha-Faarax

Faqa-Yaaquub

Baha-Guuleed

Reer Axmed

Reer Cali Xuseen.

and Reer Yabar?

Sidaa ayaan qabaa.
Last edited by dhuudhuu on Mon Oct 13, 2008 7:48 pm, edited 1 time in total.
User avatar
Voltage
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 29214
Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron

Re: Baaq ka soo baxay Jaaliyadda Beesha SADE ee Leicester

Post by Voltage »

Dhuudhuu if by the next time I come back, your post is not edited and the personal insults against real personalities erased, discplinary actions will be taken against you which I can tell you with certainty means banishment in this case.
dhuudhuu
Posts: 127
Joined: Mon Sep 29, 2008 10:53 pm
Location: Dhuudhuu & Sardhaxanle

Re: Baaq ka soo baxay Jaaliyadda Beesha SADE ee Leicester

Post by dhuudhuu »

OK. I edited it with all humility. But are you with all honest irritated by the insults or by the people insulted [some vein in you has moved....] You know what I mean.

Every body is fair game except Reer Diini, gotcha!

I remember were Guuleed was addressed as Midgaan Midgaan dhalay, Laangaab, and so and so.
User avatar
Voltage
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 29214
Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron

Re: Baaq ka soo baxay Jaaliyadda Beesha SADE ee Leicester

Post by Voltage »

Dhuudhuu first thanks for being respectful and editing. Second I am irritate by insults against either clans or real individuals who are not here to defend themselves.

Everything else is fair game and your opinions are your own.
User avatar
snoop12
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4399
Joined: Sat Oct 11, 2008 7:13 am

Re: Baaq ka soo baxay Jaaliyadda Beesha SADE ee Leicester

Post by snoop12 »

aheeeeeeeeeey, i know a lot of people on that list :mrgreen: :mrgreen:

Leicester mareexan city 8) 8) 8) 8)
dhuudhuu
Posts: 127
Joined: Mon Sep 29, 2008 10:53 pm
Location: Dhuudhuu & Sardhaxanle

Re: Baaq ka soo baxay Jaaliyadda Beesha SADE ee Leicester

Post by dhuudhuu »

And is there anything wrong with that? :evil:
dhuudhuu
Posts: 127
Joined: Mon Sep 29, 2008 10:53 pm
Location: Dhuudhuu & Sardhaxanle

Re: Baaq ka soo baxay Jaaliyadda Beesha SADE ee Leicester

Post by dhuudhuu »

:down: :down: :down: :down: :down: :down:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Provinces - Gedo”