The_Emperior5 wrote:kan ximmarka ah eey yalaxow barigii horre icu iyo waxaas bu uu ollolayn jiray tallow maxa is badalay kulaha haday alshabaab xukunka qabsato Ethiopia will be back meaning your mudulood mushunguly people always gumeysii bay ku jiirayaan , wax ka caqli xun ilahay ma abuurin awoowgay hawiyaha wuxu ku sheegay caqli madow
17 fukin years bay garan laayihin mamuul yar uu samme 2 shabeele banadiir iyo hiiraan
is that so hard
fiiri axmaqan qaldaanka xanuunsan. yaa xaaywaan coowS cunne.
first hawiye dagaalamayey 17 sano xagee ayuu joogaa. mr coows cunne.
koonfur 90% nabad buuxda ayey aheeyd last 18 years. marka laga reebo 2006 dhamaadkeedii weearkii ay koonfur somaliya ku soo qaadeen 55 kun ciidanka ethiopia ee ay taageerayan ciidanka MAREYKANKA cir iyo dhul.
waxaan la yaabey qaldaanka xanuunsan iyo jaahiliin kale waxay mar waliba yiraahdaan hawiye ayaa dagaalamayey 17 san0.
hawiye waa jirtaa mar uu dagaalamey 1992. dagaalkaasna wax yar ayuu socdey.
1997 hargeysa burco waxaa ku dagaalamey isaaq binu carab vs isaaq bin dir
abdiraxmaan tuur vs cigaal.
2000s isaaq vs dhulooz
2007 isaaq vs dhulooz.
2007 isaaq vs warsangeli.
waryaa qaldaan. xamar waxa hadda ka socdaa maaha dagaal qabiil ee waa dagaal u dhaxeeya.
ciidanke ethiopia vs soomaali.
xamar ama koonfur kama jirto dagaal qabiileed.
meesha kaliya ee dagaal ka dhaco waa koonfurta xamar meelo ka mid ah xitaaa almost 70% magaalada xamar waa 100 and 10% nabad buuxda.
koonfurta xamar halgankii ethiopian lagula jirey waxaa fashiliyey koox wahaabiyad ah ee u shaqeeya nin sheeydaan la yiraahdo usama ben laden. kuwaasoo al shabaab ay ku jiraan niman fidno walalayaal ah kana yimid waqooyi galbeed somalia(hargeysa burco)
ethiopianka waa baxayaan. shirkii JABUUTI AYAA LAGU DHAMEEYEY.
dawlad loo dhan yahay ayaana la dhisayaa.
WAR QALDAAAN horta intaadan wax qorin barro. afkaaga uraya ee 20 sano aan la cadayan. hala soo istaagin meesha HAWIYE ayaa 17 sano dagaalamayey.
HAWIYE dagaal dhexdiisa waxaa ugu danbeeysan 1992.
DOQON FOOOQUL DOQON!