BARRE HIIRAALE BOOSAASO AYUU U SOCDAA RUN MIYAA?
Moderators: Moderators, Junior Moderators
BARRE HIIRAALE BOOSAASO AYUU U SOCDAA RUN MIYAA?
I am just asking.
- Qule*Qurac
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1267
- Joined: Fri Nov 05, 2004 11:22 am
- Location: *Caabudwaaq*
Re: BARRE HIIRAALE BOOSAASO AYUU U SOCDAA RUN MIYAA?
Waan ka xumahay Barraad meel xun uga dhacday!.. Mahbar inaad tahayna wad cadeysatay, laakinsa war xumadaadan taas marhore ka gartay 

Re: BARRE HIIRAALE BOOSAASO AYUU U SOCDAA RUN MIYAA?
oo sxb Qule*Qurac;
Barre in uu Boosaaso aado ceeb miyaa? Anigu Maya baan u arkaa. Warkaasna waxaa qoray websites-ka wararka qora qaar ka mid ah.
Tan kale mahbar yaa lugu noqonaa hadda oo wax haaysta?
Ka warran haddii aan aragno Barre oo Boosaaso tegay oo aad leedahay ninkii muxuu u tegay yiraahda waa mahbar.
Boosaaso soo tii ay Ugaas Ciise iyo Cabdi Shire lacagta iyo 2da VX ka soo qaateen just 2 samo ka hor. Yaa la waalaa?
Barre in uu Boosaaso aado ceeb miyaa? Anigu Maya baan u arkaa. Warkaasna waxaa qoray websites-ka wararka qora qaar ka mid ah.
Tan kale mahbar yaa lugu noqonaa hadda oo wax haaysta?
Ka warran haddii aan aragno Barre oo Boosaaso tegay oo aad leedahay ninkii muxuu u tegay yiraahda waa mahbar.
Boosaaso soo tii ay Ugaas Ciise iyo Cabdi Shire lacagta iyo 2da VX ka soo qaateen just 2 samo ka hor. Yaa la waalaa?
- Qule*Qurac
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1267
- Joined: Fri Nov 05, 2004 11:22 am
- Location: *Caabudwaaq*
Re: BARRE HIIRAALE BOOSAASO AYUU U SOCDAA RUN MIYAA?
Hadalkaadu waa habaar iyo aflagaado una bixi mahayo! Balse runti waan ka xumaaday markaad Jaale Barre tiri mahbar bu usocdaa. Halyeey Sade muxuu mahbar uga baahan karaa? lalabada been abuurka igala tag baan ku iri. The only place Barre is headed is kismayo insha allah (ka nax oo nafta waa)..
Re: BARRE HIIRAALE BOOSAASO AYUU U SOCDAA RUN MIYAA?
Waxay u muuqataa mar haddii aad aflegaaddo billowday runta ayaa lagama maarmaan ah:
Adigu mafrish baad jiiftaa ama taxi baad ka soo degtay. Maxaad ka og tahay waxyaabaha adduunka ka socda. Maxaa tan kale sidi dumarkii ugu buraanburaysaa ma Reer Burgeesoolihii labada shayba lagu sheegayey baad tahay? "Ka nax oo nafta waa," bidixda miyaad ka laafyootay?
Waxaan kuu sheegayaa Barre Hiiraale wuxuu caan ku yahay laba-canlayn, waxna uma jirto in inta uu hadda Boosaaso aado uu hadhowna Guriceel soo maro.
Markhaati baan u helayaa arrintaas.

-
- Posts: 37
- Joined: Mon May 12, 2008 11:42 am
Re: BARRE HIIRAALE BOOSAASO AYUU U SOCDAA RUN MIYAA?
Labadaa nin yaan la isugu tegin:
I will sit in the Jury.
I will sit in the Jury.

- Qule*Qurac
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1267
- Joined: Fri Nov 05, 2004 11:22 am
- Location: *Caabudwaaq*
Re: BARRE HIIRAALE BOOSAASO AYUU U SOCDAA RUN MIYAA?
Waad waalan tahay!
Hadaba waa inoo markaad dhalada iska dhigtid oo marqaatiga keensatid...
Hadaba waa inoo markaad dhalada iska dhigtid oo marqaatiga keensatid...
-
- Posts: 37
- Joined: Mon May 12, 2008 11:42 am
Re: BARRE HIIRAALE BOOSAASO AYUU U SOCDAA RUN MIYAA?

Laakiin Quulle seems little bit less articulate. The subject was the possibility of Hiiraale's travel to Putnoland.
Quulle must make the case against it and Dhuudhuu for it. Cayda iska daaya.
- Qule*Qurac
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1267
- Joined: Fri Nov 05, 2004 11:22 am
- Location: *Caabudwaaq*
Re: BARRE HIIRAALE BOOSAASO AYUU U SOCDAA RUN MIYAA?
A.A , maan garanayo inaad daawatay riwaayada la yiraahdo 'lacala'. Waxa weeye labo nin oo ku wada murmaya lacag eysan haaysan hadeey haaysani lahaayeen sideey ukala qeybsan lahaayeen, heer murunkooda wuxu gaarayaa labada ninba la xabiso. Tusaalo ahaan ayaan riwaaydaa usoo qaatay, waayo wax laga wada hadlaan jirin aanan eheyn lacala, oo xita suurtagal eheyn.
Just like dhaadhaa said, I finished my 'taxiile' duties waan hurdo doonanayaa... Dhaadhaana adiguna iska seexo we'll talk when u sober up
Just like dhaadhaa said, I finished my 'taxiile' duties waan hurdo doonanayaa... Dhaadhaana adiguna iska seexo we'll talk when u sober up

Re: BARRE HIIRAALE BOOSAASO AYUU U SOCDAA RUN MIYAA?
Weli lama arkin Reer Dalal Talxe khamri ku sheegaa.
Maantaan la hadlay Beledxaawo. Barre waa baxayaa Boosaasa ayuu aadaa, maxaa yelay waa looga yeeray!
A.A. It is none of your business, aniga iyo taxi driverka naga dhex bax. I don't trust maacuunta Reer Diini.
Advo. Bannaanka iga mar haddii kale soo hiilli.
kuwii reer siyaad oo baadida ahaana Hawiye iyo Hotal Shaamow bay afka la galeen. Carruurta xunoo u so warrantaa laga layn doonaa!

- CoolPoisons
- SomaliNet Super
- Posts: 10533
- Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am
Re: BARRE HIIRAALE BOOSAASO AYUU U SOCDAA RUN MIYAA?
dhuudhuu langaabyaho stop the fitna
Re: BARRE HIIRAALE BOOSAASO AYUU U SOCDAA RUN MIYAA?
Meesha aan ka imid Ree Siyaad Xuseen lo'day dadka u raacaan.
Laangaab run ah adiga waaye. Realgedo carruurta reer Siyaad oo wax ku qorta aan la idinka laynin.
Arrimaha iyo Hotellada Hawiye faraha ha kala baxeen. Quulle Qurac: Waad soo ogaatay in uu Barre Boosaaso u socdo sow maaha?
Laangaab run ah adiga waaye. Realgedo carruurta reer Siyaad oo wax ku qorta aan la idinka laynin.
Arrimaha iyo Hotellada Hawiye faraha ha kala baxeen. Quulle Qurac: Waad soo ogaatay in uu Barre Boosaaso u socdo sow maaha?
- Qule*Qurac
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1267
- Joined: Fri Nov 05, 2004 11:22 am
- Location: *Caabudwaaq*
Re: BARRE HIIRAALE BOOSAASO AYUU U SOCDAA RUN MIYAA?
Dhuudaa, waatan ku iri hadaad rabtid inaad ila hadashid dhalada iska dhig!
talxe ma tahidee mahbarkaa tahay baan kugula hadlayaa. Bosaaso maxaa yaala oo laga doontaa, waxaaba la doonayaa in puntland la kala qeybiyo oo garowe ilaa wixi ka hooseya somalia la raacsiiyo wixi ka koreeyana somaliland.
Beerlaawana waa la casilayaa. Zenawi wuxuu yiri dowlad waxaan maaha dowlad cusub waa in la doortaa. parliamentigi waa loo yeeray dowlad cusub baa la dooranayaa, waxeeyna u badantahay Barre in lagu wareejiyo Beerlaawe
talxe ma tahidee mahbarkaa tahay baan kugula hadlayaa. Bosaaso maxaa yaala oo laga doontaa, waxaaba la doonayaa in puntland la kala qeybiyo oo garowe ilaa wixi ka hooseya somalia la raacsiiyo wixi ka koreeyana somaliland.
Beerlaawana waa la casilayaa. Zenawi wuxuu yiri dowlad waxaan maaha dowlad cusub waa in la doortaa. parliamentigi waa loo yeeray dowlad cusub baa la dooranayaa, waxeeyna u badantahay Barre in lagu wareejiyo Beerlaawe

Re: BARRE HIIRAALE BOOSAASO AYUU U SOCDAA RUN MIYAA?
Ar masaakiintii aan ogaay sees u yahay! Mahmar. Alla yaa ila qosla! Maxaa laga mabaraa adigaayba dubburta dhulka ku taabatee? 

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 11 Replies
- 3209 Views
-
Last post by Adali
-
- 7 Replies
- 1615 Views
-
Last post by original dervish
-
- 15 Replies
- 2524 Views
-
Last post by snoop12
-
- 30 Replies
- 4062 Views
-
Last post by Addoow
-
- 38 Replies
- 4484 Views
-
Last post by Gedo_Boy
-
- 18 Replies
- 3542 Views
-
Last post by Xamud.
-
- 1 Replies
- 1168 Views
-
Last post by The_Patriot
-
- 68 Replies
- 9552 Views
-
Last post by Wise-Man
-
- 3 Replies
- 996 Views
-
Last post by Kismaayo21