
At polling station no. 711 in Yirowe, in rural Burao, the Chair confirmed that he
had turned away hundreds, including a truck full of people having arrived for the sole
purpose of voting twice.
2005

they also reported it happened in Awdal
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Im gonna make this old man hate Kulmiye and HJ, so bad he will have nightmares about themSahanGalbeed wrote:Anybody BUT Kulmiye!
Sidee ba aniga oo askari iyo dagaal us oo galay waddankeyga , oo nin cad ah {yacni majority-ga ummada } ah oo intaaso sannadood senator aha .. sidee bu nin yar oo maddow ah , oo shaly ka yim Chicago ii hor mara ?
Silanyo asaxaabti na waxay iyagu na yidhadaan
" Sidee bu anaga oo Isaaq ah oo mujaahidin ahayn ah , oo waddanka u soo halgamay , nin gadabuursi ah oo Afweyne askari u aha , maddaxweyne inoogu noqda ?
SahanGalbeed wrote:Problem-ka Kulmiye haysta , aan kaga soo hor jeedo na waxa weeye sida tan .
Halkan Maraykan ka haddeyny u fiirsano , waxa doorashada ku kala jira labo nin oo uu middi Obama yahay , ka kale na John Mc Cain .
John Mc Cain iyo Silanyo waa isku mid .![]()
John Mac Cain wuxu ka cadhaysan yahay oo is yidha.
" Sidee ba aniga oo askari iyo dagaal us oo galay waddankeyga , oo nin cad ah {yacni majority-ga ummada } ah oo intaaso sannadood senator aha .. sidee bu nin yar oo maddow ah , oo shalay ka yimi Chicago ii hor mara ?
Silanyo asaxaabti na waxay iyagu na yidhadaan
" Sidee bu anaga oo Isaaq ah oo mujaahidin ahan jirnay , oo waddanka u soo halgamay , ..sidee bu nin gadabuursi ah oo Afweyne askari u aha , maddaxweyne inoogu noqda ?
Mc Cain marnaba ma odhan karo ----> Maddow dooni mayno
Asaxabul Kumiye na ma odhan karan --> waxaan Isaaq ahayn , meesha looma dhiibi karo .
Marka aniga oo sahanGalbeed ah oo nin Isaaq ah , waxa ila haboon in dad cadhaysan marna aynu u dhiiban karan hogaanka .
Mc Cain na waan ka soo hor jeeda , Kulmiye na sidaa si le'eg .
salama caleekum waa raxmatulah