waxaad fiirisaan LOGO calaamada video bilawgiisa. ciidankaas waxaa soo qabtey CIIDANKA maxaakiimta ISLAAMIGA.
ciidanka maxaakiimta islaamiga CALAAMADOODA waa CALANKA somalia buluuga
marka taa waxay ku tuseysaa haddii ay nimankaas SHABAAB qaban lahaayeen mar hore ayey XASUUQI lahayeen.
dhinaca kale VIDEO wuxuu cadeeynayaa NIMANKA dagaalama INAYSAN aheeyn AL SHABAAB AL FULEY. balse ay yihiin ciidanka dagaalama MUJAAHIDIINTA maxaakiimta islaamiga.
waxaadna ogataan MAXAAKIIMTA ISLAAMIGA iyo al shabaab waa tottaly 2 different groups.
maxaakiiimta waxay u dagaalamaan xureynta somalia.
al shabaabna waxay u dagaalamaan idolkooda usama ben laden iyo waxyaalo qaldan oo ay ugu yeeraan SOO CELINTII khilaafada.