5 sleeping Wagardha killed by the Hutus in Dhabad
Posted: Mon Oct 20, 2008 4:11 am
Focking cowards. killing them when they're sleeping
Shan Nin Oo Xalay Lagu Dilay Deegaanka Dhabad Ee Gobolka Galgaduud
Oct 20,2008
byCaabudwaaq-GEDO-NN
Abaare 1:00 habeenimo ee xalay ayaa koox dabley ahi waxay 5 nin ku laayeen Magaalada Dhabad ee gobolka Galgaduud. Kooxda dableyda ah ayaa ragaan ku laayay guryo ay jiifeen isla gudaha Dhabad, afar ka mid ah ragga dhintay ayaa isla goobtii ku dhintay, halka nin shanaad uu ku dhintay Caabudwaaq, kadib markii lagu soo qaaday dhaawac rasaastii ka soo gaartay tacshiirad aan loo meel dayin oo ay ku fureen dableydii dilka ugeysatay.
Kooxdii gaysatay falka dilka ayaa baxsaday, kooxda dilka gaysatay ayaa la sheegay inay dilkaan ugaysteen aano qabiil, sidoo kale waxaa la sheegayaa inay ka soo jeedaan deegaanka Cadaado.
Gedonet, Caabudwaaq News Desk
http://www.gedonet.com/index.php?news=3794