Omar: Abe siyaad waan riyoodey
Jale Siyad: maxaad ku riyootey
Omar: sadex wax baad kala mid tahay nabi Mohamed (pbuh)
Jale Siyad: baa yaabay
Omar: waxaad nabiga kala mid tahay magacaaga oo ah Mohamed, xaaskaaga Khadiijo iyo wiilka curad Maslah
Jale Siyad: dhirbaaxo intuu qaadey buu indhaha ku dhuftey oo yidhi ma sheekadaas baad keentay nacas yahow in aad nabigii udgoona igu tilmaanto
halkaas bey magaca caanka noqdey ee la yidhaa "OMAR RIYO"

