Page 1 of 3
Okay my turn ....
Posted: Mon Oct 20, 2008 3:13 pm
by SahanGalbeed
What do you think of sahangalbeed

Re: Okay my turn ....
Posted: Mon Oct 20, 2008 3:14 pm
by The_Patriot
He is a shegato & a french nurse

Re: Okay my turn ....
Posted: Mon Oct 20, 2008 3:22 pm
by S-D-M
The_Patriot wrote:He is a shegato & a french nurse

Easy dym
Re: Okay my turn ....
Posted: Mon Oct 20, 2008 3:22 pm
by HooBariiska
inkastaad hadalka ku meer meeraysatid, lerking around the bush

, not giving direct answer,
Sida Kale you are Rageedi

Re: Okay my turn ....
Posted: Mon Oct 20, 2008 3:23 pm
by hilal2020
Your cool. Laakin dadka waadku amartagleysa sxb. Inlaga dabahadlona majeclid, xoga yara qaras darodna weykuheysa beryahan.

Re: Okay my turn ....
Posted: Mon Oct 20, 2008 3:25 pm
by Kolombo
With the exception of chasing a Daarood boogeyman, you're all right.
Waxaad tahay nin akhiyaar ah.

Re: Okay my turn ....
Posted: Mon Oct 20, 2008 3:29 pm
by American-Suufi
it is time hyperactive teaches u and emperior somali.
i dont understand ur jibouti somali.
Re: Okay my turn ....
Posted: Mon Oct 20, 2008 3:29 pm
by Madd_Scientist_
Re: Okay my turn ....
Posted: Mon Oct 20, 2008 3:37 pm
by SahanGalbeed
Waayay , haddaba asaaxab anigu waxooga aan idin sheego waxaan caloosha ku hayo
Shalay waxa dhacday , markaan guri halkeer ah aan joogay , laba islaamood oo midina na la dhalatay hooyadey midina ay cousins yihin ba fadhiyay guriga .
Markaasey mid baa isoo kacday oo i dul timi oo tidhi :
" Hayee ii waran [insert name} .. habaryar horta maxaad ka dul qabata bahalkan computer ah ?
Naxdin.. markaasan iska xidhay daaqadi .. waxan idhi .
"Mayee habo waa meel dhallinyaradu isugu timaado , oo hablaheena quruxda badan ee inaabtiyaashey ah baan kala haasawa "
I then stood up kissed her on her forehead , oo kursigii ay fadhiday baan ku celiyay thinking this must be what a cheating spouse feel like

Haddi la igu qabto cayda daroodka waa ii dhamataay , markaa waxani waxaan caado u leeyahay ma aha ee waa iska
contraband adrenaline rush-ka lagu jecel yahay

Re: Okay my turn ....
Posted: Mon Oct 20, 2008 3:59 pm
by S_lander-boy
You speak good Somali and English , your a alright fellah.

Re: Okay my turn ....
Posted: Mon Oct 20, 2008 4:19 pm
by sadeboi
Re: Okay my turn ....
Posted: Mon Oct 20, 2008 4:20 pm
by Advo
ur our favorite nurse...godbless u saxan!
Re: Okay my turn ....
Posted: Mon Oct 20, 2008 4:24 pm
by CoolPoisons
1 focked up IIdor
living proof that IIdor and nursing dont go together
Re: Okay my turn ....
Posted: Mon Oct 20, 2008 4:27 pm
by S_lander-boy
Notice all the "Faqash" hating on the man.

Re: Okay my turn ....
Posted: Mon Oct 20, 2008 4:37 pm
by Sir-Luggoyo
I would suggest you bring back Ina-Baxar. Since you implemented this Sahan nick, you turned into one radical qaldaan

and if any, few of us can understand your Somali