Shir Jaraa'id oo Beesha R/siyaad Xuseen
Posted: Sun Oct 26, 2008 6:58 am
Shir Jaraa'id oo Beesha R/siyaad Xuseen ay ku Qabteen Magaalada Caabudwaaq ayaa waxaa ay ku Canbaareeyeen Hadal uu BBC da ka Sheegay Nin ay Qaaday Cadiifad Qabiil 23. bishaan.
Shir Jaraa'id oo ay ku qabteen Degmada Caabudwaaq odayaasha beesha R/siyaad xuseen iyo aqoonyahaynka beesha ayaa waxaa ay ku Canbaareeyeen war BBC da ay ka soo xigatay Cumar Badal Cilmi (Cumar Boonge) oo u hadlay beel ka mid ah beelahii 23 kii bishaan ku diriray magaalada caabudaaq kaasoo sheegtay wax xaqiiqada ka baxsan sheegtayna in ay beeshiisu u taliso Deg. Caabudwaaq.
Xaqiiqaduse ay tahay in beesha uu ninkaasi u hadlay ay doonayso in ay xalaalaysato isbaaro u tiilay meel ka mid ah iridada laga soo galo magaalada ayna ku dileen nin wadada hayay kaa soo ka dhashay beesha ay dirirtu dhexmartay.
Afhayeenka beesha R/siyaad xueen Qorane Faraax dheere oo qoraalkaan allwadani u soo gudbiyay ayaa waxaa uu ku sheegay dhacdooyinkii labada ahaa ee sida gardarada ah weerarka loogu soo qaaday beesha uu afhayeenka u yahay in ay tahay mid aan sinaba loogu dul qadankarin waxaana uu intaas raaciyay in ay fiicnaan lahayd in mar walba runta laga hadlo oo aan warar been ah idaacadaha lasiinin.
Afhayeenka Beesha Reer Siyaad Xuseen Caabudwaaq Qorane Faarax Dheere.
http://allwadani.com/allwadani%20newsde ... (1389).htm