Page 1 of 2

War nimayow odaygii hadrawi

Posted: Tue Oct 28, 2008 2:18 pm
by Ina Baxar
Ilaahey ha u cimri dheereeye ..bal wuxu kala dhex galay daya ! :lol:

Abwaan Hadraawi oo La Sheegay Inuu Dhex Dhexaadinayo Kooxda Al-Shabaab Iyo Cabdillaahi Yuusuf



Toronto (Waaheen)- Abwaan Maxamed Ibraahim Warsame Hadraawi iyo gudi uu hogaaminayo ayaa lasheegay inay dhexdhexaadinayaan

kooxda Al-shabaab iyo C/llaahi Uuusuf.

Warar lagu kalsoonyahay oo ku dhow dhow gudiga qabanqaabada Nabadaynta Kooxaha Islaamiyiinta ee Soomaaliya ee uu hogaaminayo Abwaan Maxamed Ibraahim Warsame (Hadraawi) ee ka socday 48 kii saacadood u dambeeyay magaalada Toronto, ayaa waxay sheegeen in abwaanku aad uga howlgalay sidii uu isugu soo jiidi lahaa kooxaha mayalka adag ee ku hirdamaya siyaasadda Soomaaliya oo saamayn weynna kuleh deganaanshaha mandaqadda geeska Afrika.

Kooxahaas oo ay ka mid yihiin Ururka Al-Shabaab ee uu Hogaamiyo Roobow Abu- Mansuur , iyo labada garab ee ay u kala jabeen Maxaakiimtii Islaamiga oo qaarna fadhigoodu yahay Asmara kuwa kalena ay ku sugan yihiin Djibouti.

Wararku waxay intaa ku darayaan in Abwanku ka qayb galay kulamo googoos ah oo is daba jooga u kulmiyay wakiillada kooxahaas Islaamiyiinta ah u fadhiya Qaaradaha Yurub iyo Woqooyiga Amerika iyo weliba xubna ka kala yimid dalalka Djibouti, Eritria iyo Qatar. Kulamadaas oo qaaarkood ay ku dhaceen habka Teleconference ka waxa kale oo wehelinayay qaadhaan ururin (Fundraising) ay gacan ka gaysteen dhammaan inta jecel Midnimada Soomaaliyeed.
Ilo wareedyadaas lagu kalsoonyahay waxay noo xaqiijiyeen in dhammaan wakiillada garabada khilaafku ka dhexeeyaa ay cadeeyeen inay ku kalsoon yihiin dhexdhexaadinta abwaan Hadraawi iyo gudidiiisa iyo go'aannada ay soo saaraanba.

Source Somalilandnation

Wallahi RESPECT for that old man ! :up:

Re: War nimayow odaygii hadrawi

Posted: Tue Oct 28, 2008 2:21 pm
by zulaika
baxar,

i saw him here in t.dot this past weekend. he's amazing. :up:

Re: War nimayow odaygii hadrawi

Posted: Tue Oct 28, 2008 2:24 pm
by GENERAL_SNM
He still believes in somalinimo. bless his soul. :somalia:

Re: War nimayow odaygii hadrawi

Posted: Tue Oct 28, 2008 2:29 pm
by Moha2
Beledweyn allahayow ka dhig beled barwaaqa ah

haadraawi walgii nabaddoon ayuu ahaa :up:

Re: War nimayow odaygii hadrawi

Posted: Tue Oct 28, 2008 3:03 pm
by LiQaaye_TDH
Mansha allah Ilaahay Ha Daayo Abwaanka Sooamliyeed :up:

Last time he went on Socdaalki Nabada Somaliyeeed, he was welcomed in every somali Village and town across somalia with out a singel bullet being fired at him :up:

In Baxaro i see your laughing today :lol: come stronger...

Re: War nimayow odaygii hadrawi

Posted: Tue Oct 28, 2008 3:08 pm
by Ina Baxar
Adiga iyo general SNM ba , horaan idinku idhi , 2 friggin paranoid cuqdadeysan maangaab baad tihin .
Dadkii baad ku qasbaysan in HJ la idin caayo , anigu waan idin ka wareegay ..bartaa iga mara haddad af soomali garanaysan .

Coming back to the topic , anigu horta maba ag istaageen raggas , walaa CY , walaa roobow.
Tan idin kaga duwanahay laakin waxa weeye ninkii halkan ku dhici waayo , soo istaaga , gacantaan u taagaya !!

Re: War nimayow odaygii hadrawi

Posted: Tue Oct 28, 2008 3:13 pm
by huda6207
mansha allah, something good will come out this insha allah. indeed he is one of the few that still believes somalinimo. I have never met him, but my mom has told me a lot of good things about him since he is her abti.

Re: War nimayow odaygii hadrawi

Posted: Tue Oct 28, 2008 3:16 pm
by Costa__
He is acting like DALAI LAMA

Re: War nimayow odaygii hadrawi

Posted: Tue Oct 28, 2008 4:01 pm
by Xamud.
Hadrawi :up: Ilaahey Cirmi dheer iyo Cafimad ficaan ha siyo :up: Gob Gob Dhashey :up: :somalia:

Re: War nimayow odaygii hadrawi

Posted: Tue Oct 28, 2008 4:06 pm
by Niya
Ditto!

Re: War nimayow odaygii hadrawi

Posted: Tue Oct 28, 2008 4:18 pm
by foolxume2005
is this Isaaq reunion page?

Re: War nimayow odaygii hadrawi

Posted: Tue Oct 28, 2008 4:21 pm
by Xamud.
Foolxumo
Are you still suffering from Haber Gidir phobia! :lol: :lol:

Re: War nimayow odaygii hadrawi

Posted: Tue Oct 28, 2008 4:34 pm
by Advo
hadraawi waa rageedii, godbless him

Re: War nimayow odaygii hadrawi

Posted: Tue Oct 28, 2008 11:03 pm
by Dhaga Bacayl
He should concentrate in writing poems. Hadrwwawi mooyee haday cidiba noolaato.

Somaliland wuxuu yidhi waa cuqdad yuururta yet he lives there.....

Burci wuxuu yidhi waa tuulo bridge leh yet he lives there.....

Xaajigu inuu sida CABDI QAYS iska cadaystaa fiican...

Muxuu yidhi maantana Anaa hashiisiinaaya...whata ego! hadhawna wuxuu odhan Pirates ka anaa joojinaaya!

Re: War nimayow odaygii hadrawi

Posted: Tue Oct 28, 2008 11:08 pm
by Babygirl-
Dhaga Bacayl wrote: Somaliland wuxuu yidhi waa cuqdad yuururta

Burco wuxuu yidhi waa tuulo bridge leh

!
:lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol:

:somalia: :up: Hanoolado.