Page 1 of 2

TrophY-WifeY- come in

Posted: Tue Oct 28, 2008 7:52 pm
by Minneapolis Mayor
why would your sister marry a man of another race. Only ugly somalis who can't find a somali man marry a man of another race. :down: :down: :down: :down: :down: jamaican lovers.

Guurka miyay kadaahday?

Re: TrophY-WifeY- come in

Posted: Tue Oct 28, 2008 7:54 pm
by suga_n_spice
:lol:

war maqashey. sheeko weeyn baa ku dhaafteye. trophy waa nin lagu yeh :shock:

Re: TrophY-WifeY- come in

Posted: Tue Oct 28, 2008 8:03 pm
by Minneapolis Mayor
ilaaheey kacabso? walaahi meeshaan dhib ayaa kajiro,


gifted wiil ayaan umaleen jiray ilaa leedhahay waa gabar. meeshaan nimow naag lee kabuuxo. hilal kan wato garoob aan umaleen jiray in aa kulabeesto aan rabay. :lol: :lol: :lol: :lol:

Re: TrophY-WifeY- come in

Posted: Tue Oct 28, 2008 8:04 pm
by Munique05
Suga n Spice hun dat aint true gurl T.W is a female dnt listen to dese haterz :down: :down:

Re: TrophY-WifeY- come in

Posted: Tue Oct 28, 2008 8:07 pm
by Babygirl-
Minneapolis Mayor wrote:ilaaheey kacabso? walaahi meeshaan dhib ayaa kajiro,


gifted wiil ayaan umaleen jiray ilaa leedhahay waa gabar. meeshaan nimow naag lee kabuuxo. hilal kan wato garoob aan umaleen jiray in aa kulabeesto aan rabay. :lol: :lol: :lol: :lol:
:lol: :lol: :lol:

Re: TrophY-WifeY- come in

Posted: Tue Oct 28, 2008 8:09 pm
by SummerRain
Minneapolis Mayor wrote:ilaaheey kacabso? walaahi meeshaan dhib ayaa kajiro,


gifted wiil ayaan umaleen jiray ilaa leedhahay waa gabar. meeshaan nimow naag lee kabuuxo. hilal kan wato garoob aan umaleen jiray in aa kulabeesto aan rabay. :lol: :lol: :lol: :lol:
Waryaa sidee habaryarta weel ugu qaladay? She is the most feminine amongst us girls.

Re: TrophY-WifeY- come in

Posted: Tue Oct 28, 2008 8:11 pm
by suga_n_spice
:lol: :lol: :lol:

aniga gifted ma hubo, laakiin topic dhan ka ku saabsan trophey wifey ee iska ilaali. hilal aa qofkaas waa arkaa lakiin uma sii firsado runti. meeshaan dad aan caadi aheen ba kawada buuxa!

Munique,

kaftan waaye boo ;)

Re: TrophY-WifeY- come in

Posted: Tue Oct 28, 2008 8:22 pm
by Minneapolis Mayor
ISMAHAAN habo xagee kadhacday maalmahaan. AW aa dhawr jeer kuwaydiiyay. habo magacyadaan lamakala yaqaano.

bal nin Hilaal kusoo qaadanaayo. gabar aa ladhahaa hilaal oo ogaadeen ah oo schoolka nala dhigato :D :D :D

Re: TrophY-WifeY- come in

Posted: Tue Oct 28, 2008 8:34 pm
by Captain24
Minneapolis Mayor,

That's very ignorant of you. Do you actually know the meaning of Hilaal? That's an Arabic name it means 'Crescent Moon' and I have never seen a girl with the name Hilaal. Even there was a saxaabi with the name 'Hilaal'

Besides, the guy has no feminine characteristics, ee what's up with the insults?

Re: TrophY-WifeY- come in

Posted: Tue Oct 28, 2008 8:36 pm
by Minneapolis Mayor
Captain24 wrote:Minneapolis Mayor,

That's very ignorant of you. Do you actually know the meaning of Hilaal? That's an Arabic name it means 'Crescent Moon' and I have never seen a girl with the name Hilaal. Even there was a saxaabi with the name 'Hilaal'

Besides, the guy has no feminine characteristics, ee what's up with the insults?
seedi gabadha ayaa loobixiyaah Moon Iyo crescent iyo daruur iyo bil waxaa cadado. gabadha ugu quruxda badan ogaadeen ee mpls joogto aa waxaa ladhahaa Hilaal. Gaari 4 x 4 ay wadataah. she is famous sxb.

sxb somalida isku magacyo maaha. Shukri reer waqooyiga raga ay ula baxaan anakuna gabdhaha. reer bariga canood raga ay ula baxaan anakuna gabdhaha. Isaaqa shuun gabdhaha ayay ula baxaan anakuna bisqinta. marka cisaa bidiin muusaa bidiin.

Re: TrophY-WifeY- come in

Posted: Tue Oct 28, 2008 8:43 pm
by suga_n_spice
^^ :lol: :lol:

ilaahoow hana waalin

Re: TrophY-WifeY- come in

Posted: Tue Oct 28, 2008 8:53 pm
by Minneapolis Mayor
suga_n_spice wrote:^^ :lol: :lol:

ilaahoow hana waalin
:lol: :lol: :lol: :lol: :lol:

Re: TrophY-WifeY- come in

Posted: Tue Oct 28, 2008 8:56 pm
by suga_n_spice
war heedhe, ma in aad ila qososhidbaa mise in aan aniga kaliya kugu qoslo?! :lol:

Re: TrophY-WifeY- come in

Posted: Tue Oct 28, 2008 9:12 pm
by hilal2020
[quote="Captain24"]Minneapolis Mayor,

That's very ignorant of you. Do you actually know the meaning of Hilaal? That's an Arabic name it means 'Crescent Moon' and I have never seen a girl with the name Hilaal. Even there was a saxaabi with the name 'Hilaal'

Cabtain 24,

sxb midkan dhibato naged ayaheysata, meshii udambeysay ayumaraya hada. Inloo jawabo mamudna xageyga wallahi.

Re: TrophY-WifeY- come in

Posted: Tue Oct 28, 2008 10:04 pm
by TrophY-WifeY-
Minneapolis Mayor wrote:why would your sister marry a man of another race. Only ugly somalis who can't find a somali man marry a man of another race. :down: :down: :down: :down: :down: jamaican lovers.

Guurka miyay kadaahday?


piss off :arrow: