
http://www.postchronicle.com/news/origi ... 2961.shtml
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Don't tell me if your eedo comes to Canada from Somalia you won't meet her in the airport and let her live with you untill she can stand on her feet. why do somalis help their relatives who are new to the country Sheekada hadii ay tahay ninoow naftaa. we live in a world of coexistence where the have relatives had to help the have not relatives.TrophY-WifeY- wrote:Ni99a plz![]()
She Needs to help herself..... she's the one who choosed to live in Public housing........
This world is about "nin walbaa naftaa nabiyoow umdaa".......why rely on other people
ayeeyo waxay idhahday garoobka dhiiga ay kaadhuuqaayaan markaas aa lafaha ciro kaa soobexee. waa iska dhaafay garoob shurufkoodasuga_n_spice wrote:musbaax mininkaaga u baahan, minin kale mala geeyo![]()
war heedhe obama iyo eedadiis maxaa kaa quseeya taloow, garoobihii ma sheekadan baa badashey?!
You probably can't vote. I have seen europeans and canadians saying the same thing.Minneapolis Mayor wrote: Fock Obama I won't vote for him because of this![]()
![]()
![]()
garoobada Minnesota waxay rabaan in sida gabdhaha loo arooso. Nin aabeheey ay saaxiib ahaayeen aan dalka kusoodhaweeyay markaas ayuu garoob kudhahay aan weesada isku dhawrano markaas ay kudhahday waa in University hall la iiga tumaah. asagii wuu kuqoslay markaas uu kudhahay hadii adiga luguutumo gabdhahaaga waaween ee magaalada joogana maxaa loosameen?suga_n_spice wrote:![]()
![]()
Aga! war heedhe ileen waxba makala jeclid?!
ayeeyadaa warkeeda ka bax miskiinta mindhaa 3 baa lala qabey![]()
![]()
laakiin saxiib, garoobada dhan isku mid maaha. mid aanan cigaar cabin oo dhag dhag ah baad heli iska sug
midda kale, minnesota oo aduuyada ugu soomaali badan mid ku qancisa maka weysay?!