Page 1 of 1

Wiil Soomaaliyeed oo isku daldalay Netherland

Posted: Mon Nov 03, 2008 3:43 pm
by Adan_1
Wiil Soomaaliyeed oo isku daldalay Netherland

Wiil Soomaaliyeed ayaa xalay meydkiisa laga helay xaafadda Eindohoven ee dalka Netherland, waxaana la sheegay in meydka wiilkaasi uu ku jiray gurigii uu deganaa muddo 3 cisho ah, maanta markii lagu jebiyey gurigiisana laga helay meydkiisa.

Ilaa hadda ma aysan inoo suurtagelin in aan helno magaca marxuumkaasi, hasse ahaatee sida aan wararka ku heleyno waxaa la sheegay in deldalaadiisa ay xiriir la leedahay mashaakilo dhinaca dhaqaalaha ah oo soo wajahay, iyadoo sida uu inoogu soo waramay mid ka mid ah dadka deegan Eindohoven uu inoo sheegay in wiilkaasi intii muddo aheydba laga goostay lacagta Cayrta loo yaqaan ee la siiyo dadka magangelyo doonka ah

Dilalka Soomalida ayaa ku soo badanaayey maal mahaan aduunka taasoo lagu macneyey dhibka aan dhamaadka laheyn ee ka jira dalka Hooyo maxaayeelay qof galigii ah oo nolosha ay ku adagtahay hadana waxuusa xamili karin soo dir la dhahay ama cidii ba ammadfac ku habsatay waa dhib aan laheyn dhamaad

.Wixii warar ah ee ku soo kordha wiilkaasi wararkeena danbe ayaan idinkugus oo gudbin doonaa insha ALLA

Re: Wiil Soomaaliyeed oo isku daldalay Netherland

Posted: Mon Nov 03, 2008 4:28 pm
by Gatspy
Fukken Bakhti didn't deserve life. The damn dimwit hanged himself cause he was refused caydh money.

Re: Wiil Soomaaliyeed oo isku daldalay Netherland

Posted: Mon Nov 03, 2008 5:16 pm
by kambuli
Gatspy,

Is it possible walaal, that he was sick in the mind? Is it possible that he may have been killed by someone else and staged as if he hanged himself :?

Re: Wiil Soomaaliyeed oo isku daldalay Netherland

Posted: Mon Nov 03, 2008 5:18 pm
by AbdiWahab252
kambuli wrote:Gatspy,

Is it possible walaal, that he was sick in the mind? Is it possible that he may have been killed by someone else and staged as if he hanged himself :?
Conspiracy theory.

Re: Wiil Soomaaliyeed oo isku daldalay Netherland

Posted: Mon Nov 03, 2008 5:21 pm
by makumba59
[quote="Gatspy"]Fukken Bakhti didn't deserve life. The damn dimwit hanged himself cause he was refused caydh money.[/quote]

Samir iyo iiman ba la qaatay sxb.

Its not for certain thats the reason he hanged himself.

Re: Wiil Soomaaliyeed oo isku daldalay Netherland

Posted: Tue Nov 04, 2008 4:29 am
by Gatspy
Kambs it is possible that he was sick in the mind, iimaankii baa laga qaadey. Taking Ones' life is act of cowardice, from this dude to the morons blowing themselves to pieces back home. If anyone wanted to kill him, i highly doubt that they would take the time to hang him in his room. They would just overdose him with some kinda drug or something.

Re: Wiil Soomaaliyeed oo isku daldalay Netherland

Posted: Tue Nov 04, 2008 4:35 am
by sheekh-Farax-zero
Xaafada Eindhoven ee dalka Nederland???

Re: Wiil Soomaaliyeed oo isku daldalay Netherland

Posted: Tue Nov 04, 2008 4:45 am
by Sugule_Navyman
R.I.P Empror5 (1969-2008) :cry: :cry: :cry: :cry: :cry: :cry:

Re: Wiil Soomaaliyeed oo isku daldalay Netherland

Posted: Tue Nov 04, 2008 9:06 am
by kambuli
Gatspy,

I agree walaal with you about those that intentionally kill themselves and its consequence..But what we have seen these days are people who get sick mentally...These are the ones I feel sorry for them..Specially within Somali comunities it is a shame to seek help... :?

Ilaahay ayaa inaga og, let us just wish him, R.I.P...or Ilaahay ha u naxariisto..

Re: Wiil Soomaaliyeed oo isku daldalay Netherland

Posted: Tue Nov 04, 2008 11:20 am
by HELWAA
Inaalilaah wa ina ilehi raajacuun....ilaahy ha naxariisto