Breaking News=sheekh shariif in Baladweyn

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
sheekh-Farax-zero
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7590
Joined: Sat Apr 05, 2008 9:04 am
Location: pppppppp

Breaking News=sheekh shariif in Baladweyn

Post by sheekh-Farax-zero »

Shabelle: BALADWEYN
Gudoomiyaha isbahaysiga dib u xoraynta Soomaaliya garabka Jabuuti Sheikh Shariif Sheekh Axmed iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa waxaa goordhow ay ka dageen magaalada Baladweyn ee xarunta gobolka Hiiraan.



Sheekha iyo wafdigiisa ayaa waxaa la sheegay in ay garoonka magaalada Baladweyne ku soo dhaweeyeen masuuliyiinta maxakamadaha gobolka Hiiraan,waxaana garoonka diyaaradaha ee magaaladasi buux dhaafiyay dad fara badan kuwaasi oo qeyb ka ah dadka magaaladaasi ku soo dhaweynaya gudoomiyaha iyo qafdiga uu horkacayo.



Sheekh Shariif ayaa waxaa magaalada Jowhar oo maalmihii ugu dambeeyay uu ku sugnaa ka qaaday diyaarad yar oo nuuca masuuliyiinta qaada ah waxaana la sheegayaa in haatan ay ka dageen magaalada Baladweyne oo uu sheekhu horay u sheegay in uu safar ku tagi doono,waxaana garoonka ka kaxeeyay masuuliyiinta maxkamadaha islaamiga ee gacanta ku heeysa gobolka Hiiraan .



Waxii warar ah ee ku soo kordhaa safarka sheikh Shariif iyo wafdigiisa kala soco Shabelle.net hadii uu ilaah inoo saamaxo.

Aqriso oo la soco Shabelle.net Saacad Walba si aad u hesho wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya.
User avatar
Kukri
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6571
Joined: Thu Oct 02, 2008 8:21 am
Location: Jigjiga

Re: Breaking News=sheekh shariif in Baladweyn

Post by Kukri »

Sheikh sharif... :up: :up: :up:

May Allah bless him for all of his marvellous endeavour and for bending over backward to better the plight of undeserving nation.

Amiin!
User avatar
sheekh-Farax-zero
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7590
Joined: Sat Apr 05, 2008 9:04 am
Location: pppppppp

Re: Breaking News=sheekh shariif in Baladweyn

Post by sheekh-Farax-zero »

Aamin
User avatar
sheekh-Farax-zero
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7590
Joined: Sat Apr 05, 2008 9:04 am
Location: pppppppp

Re: Breaking News=sheekh shariif in Baladweyn

Post by sheekh-Farax-zero »

future president of somalia

Image

Image

Image

Image
Niya
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2955
Joined: Sat Jun 02, 2001 7:00 pm
Location: At the end of the tunnel, waiting for the light to come on.

Re: Breaking News=sheekh shariif in Baladweyn

Post by Niya »

I would support Sh. Sharif as the next president. He is a man willing to take a bitter pill for the greater good, a man who knows negotiating can be a better option at times and a man who only yesterday told his people that he is willing to step down if asked.
User avatar
sheekh-Farax-zero
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7590
Joined: Sat Apr 05, 2008 9:04 am
Location: pppppppp

Re: Breaking News=sheekh shariif in Baladweyn

Post by sheekh-Farax-zero »

UIC election will be held in Jowhar soon :up:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”