Page 1 of 1

Marehan terrorists from Kismayo go to Jowhar

Posted: Tue Nov 04, 2008 2:19 pm
by CoolPoisons
Kooxaha gacanta ku haya maamlka Magaalada Kismaayo oo la sheegay iney ka kooban yihiin Xarakada Al-Shabaab, Dugsiga Raskambooni iyo Ururka Khaalid bin Waliid oo ka wakiil ah beesha Mareexaan ee magaalada, waxeyna shaaca ka qaadeen in ay Xubno Ergo u direen magalaada Jowhar si ay ula soo kulmaan Hogaamiyaha Isbaheyisga Sheekh Shariif Sheekh Axmed.

http://wadanka.com/vivvo_general/661.html

Re: Marehan terrorists from Kismayo go to Jowhar

Posted: Tue Nov 04, 2008 2:23 pm
by Minneapolis Mayor
Waraa wasaq yohow don't call the Mujaahidiinta mareexaan. They are not mareexaan and they don't represent Mareexaan interest. They are Mujaahidiin and they represent allah's interest. you are confusing them with Barre Hiiraale

Re: Marehan terrorists from Kismayo go to Jowhar

Posted: Tue Nov 04, 2008 2:28 pm
by Babygirl-
:lol: :lol: :lol:

Re: Marehan terrorists from Kismayo go to Jowhar

Posted: Tue Nov 04, 2008 4:21 pm
by Somalian_Boqor
:lol: :lol: :lol: