29th October - Official National Day
Posted: Wed Nov 05, 2008 12:27 pm
Shirkii Golaha Wasiirada Somaliland oo maanta lagu qabtay xaruntii Madaxtooyada , Waxa la isku raacay in maalinta 29-kii October loo aqoonsado maalin Qaran oo xasuus iyo tix-gelin ka mudan ummada reer Somaliland.

