Subxanallah!!
first of all MM and SDM Ilaahay wuxuu idinka koriyey ha ku caayina miskiinkaas
waa waali kulahaa, maxee waali u ahaan weysey qofka haduu qof kale dhab u jeclaado fakir la'aan dhibkeeda ayeey leedahay. waana wax ilaahay laga magan galo!
lakiin miskiinkaas Ilaahay waxaan uga baryayaa in uu sidan uga gargaaro. it's terrible. midii saan u gasheyna, well ayadaba dhibaato weeyn baa heysata. waayo aduunyada wax "idil" iyo "cawri" la yiraah baa jira. taasi na ma aha inkaar ilaahay laga galabsado!!