Xasan Daahir Aweys Running Back To Somalia

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
Somalian_Boqor
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10847
Joined: Thu Feb 15, 2007 2:56 am
Location: Fuck Faroole & His Supporters

Xasan Daahir Aweys Running Back To Somalia

Post by Somalian_Boqor »

Xasan Daahir Aweys Running Back To Somalia:

I guess Sheekh Shariif Sheekh Axmed is doing alot of damage. :mrgreen:

Galguduud: Xasan Daahir Aweys oo ku wajahan Gobalka Galguduud.
6. november 2008

Galguduud(AllPuntland) Xasan Daahir Aweys oo ka mid ah Xubnahan wali diidan wada hadalada dibu heshiisiineed ee nabadda loogu raadinayo Soomaaliya ayaa todobaadka soo socda wuxuu ku sii jeedaa gobalka Galguduud ee bartamaha Soomaaliya.

Xasan Daahir ayaa booqashadiisan gudaha Soomaaliya ay noqoneysaa tii ugu horeysay ee uu ku yimaado Soomaaliya, labo sanno ka dib markii laga saaray guud ahaan Soomaaliya.

Xasan Daahir ayaa ka soo duulaya Magaalada Asmara, waxaana lasheegayaa in uu socdaalkiisan yahay mid ka soo horjeeda qorshaha Sheekh Shariif ee ku aadan nabad ku soo celinta gudaha dalka Soomaaliya.

Mr. Aweys ayaa saldhig weyn ku leh gobalka Galguduud oo ah halka uu ka soo jeedo, wuxuuna la kulmi doonaa qaar ka mid ah Maleeshiyo ka amar qaata & Odayaasha dhaqanka wuxuuna kala hadlayaa sidii ay usii wadi lahaayeen dagaalada ay kala soo horjeedaan dawladda Faderaalka ee Soomaaliya.

Dad ku dhow dhow Xasan Daahir ayaa warkan shaaca ka qaaday, waxa ayna ku tilmaameen in uu Xasan tagi doono gobalo ka mid ah gudaha dalka Soomaaliya, isagoo la kulmi doona dad kala duwan oo uu kala hadlaya hirgalinta waxyaabaha uu doonayo in uu dadkan kala hadlo.

Xasan Daahir Aweys intii aan la wiiqin awoodii Maxkamadaha wuxuu ahaa Hogaamiyaha golihii Shuurada ee Maxkamadihii oo xiligaasi hayay talada gobalo ka mid ah gudaha dalka, wuxuuna markii la tagey Asmara noqdo xubin ka mid ah Isbaheysi halkaa lugu dhisay balse goor dhaw burburay.

Xasan wuxuu ka soo qeybqaatay dagaalo badan oo ka dhacay gudaha Soomaaliya, waxaana la xasuustaa dagaal hor boodayay ka dhacay deegaanada Puntland, markaasna uu madax u ahaa ururka la yiraahdo Al-Itaxaad oo ka midahaa xiligaasi cidii diidaneyd in deegaanada Puntland ka taliyaan cid aan ayaga aheyn.

Waxaana la xasuustaa in uu dhawaan si cad usheegay in uu ka soo horjeedo dadaalada nabdeed ee ka socda gudaha dalka Soomaaliya, wuxuuna sheegay in ay wadayaan dagaalada ay kala soo horjeedaan ciidamada dawladda Faderaaliga ah ee Soomaaliya & Saaxiibadooda caawinaya.

F. C. Geylan
AllPuntland
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Xasan Daahir Aweys Running Back To Somalia

Post by The_Emperior5 »

does that dog isyas afarwerki knows about hassan daahir aweys ware abouts
User avatar
Somalian_Boqor
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10847
Joined: Thu Feb 15, 2007 2:56 am
Location: Fuck Faroole & His Supporters

Re: Xasan Daahir Aweys Running Back To Somalia

Post by Somalian_Boqor »

Inshallah we shall hang the likes of Xasan Daahir Aweys. The hypocrite is worst than the Gaal.
dynamic
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1485
Joined: Fri Aug 10, 2007 11:13 pm
Location: on the throne

Re: Xasan Daahir Aweys Running Back To Somalia

Post by dynamic »

hassan daahir aweys 4 president of * waqoyi land* :lol:
User avatar
Murax
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 28303
Joined: Sat Dec 29, 2007 4:45 am

Re: Xasan Daahir Aweys Running Back To Somalia

Post by Murax »

This Guy loves Xukun just as much as AY, bisinka. :lol:


Ninkaan lilaahi kamaahan
Addoow
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7611
Joined: Sat Aug 16, 2008 4:13 am
Location: Hawiye Pride!

Re: Xasan Daahir Aweys Running Back To Somalia

Post by Addoow »

the guy believes cayr are the sole protectors of islam he once admitted that his clan are the quresh of somalia.! what a tribalist wadaad bastard.
User avatar
Murax
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 28303
Joined: Sat Dec 29, 2007 4:45 am

Re: Xasan Daahir Aweys Running Back To Somalia

Post by Murax »

Addoow wrote:the guy believes cayr are the sole protectors of islam he once admitted that his clan are the quresh of somalia.! what a tribalist wadaad bastard.
Subxanallah, thats a bit much I don't think He said that, and if so Where
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”