Page 1 of 3
qiso yaab leh
Posted: Sat Nov 08, 2008 10:59 pm
by suga_n_spice
oo maanta in la i dhacay aan nii sheegee
dee islaan baa iga iibisay shaal for $8
that's not even all that happened
intee i dhacdey bee waliba i sii ceysey!
suga: maamo shaal gaduud ah baan rabey
kinsi: haa maamo nooc kasta ayaan ka hayaa
suga: haa maamo waad mahadsantahay, bal keen
kinsi: wax kasta baad iga heli....diruuc, daahyo aad gurigaaga dhigato. ma lagu qabaa?!
suga: maya maamo wali
kinsi: haa, waayo arag matihid miyaa?!
suga:

maya lakiin inshallah markuu ilaahay yidhaah
ma interview baan u tagey mise shaal?! yahuu
can u believe the lady across from her was only sellin it for $5
I'm tellin u guyz, habraha soomaaliyeed dadka wee dhacaan ee iska Ilaaliya!
Re: qiso yaab leh
Posted: Sat Nov 08, 2008 11:04 pm
by QansaGabeyle
I got robbed few times by somalis myself. I didn't expected it and was very shocked the first time and the second I allowed them because I felt sorry for them they would be willing to cheat someone and risk feeding their children haram money for a mere few bucks. Any way my suggestion is to never ask a Somali for the price and when you do and they tell you an outrageous number, just walk and tell them that you will buy whatever it is you are purchasing from the next person. They will instantly knock down half off the price.
Re: qiso yaab leh
Posted: Sat Nov 08, 2008 11:08 pm
by suga_n_spice
Qansa,
u r so right. whenever i'm buyin something more expensive i take my mom with me. they respect mom's dee sadly and i realized.......if ur the wrong qabiil u don't a discount at all. it's all about connections

Re: qiso yaab leh
Posted: Sat Nov 08, 2008 11:25 pm
by Cawar
War maalin kasta baa lay dhici jiray..and not just islaamaha, even the younger girls and guys.
I was in London last summer(07), and the miute they found out that I was from here..everday couple of extra pounds baan bixin jiray..ilaa one day a chick who was with me said..
eedo ma waalan tahay..alaabta qiimahedu waa intaa..like 4 pounds less..habartii way isku xishootay and I didnt say anything untill we left there..

Re: qiso yaab leh
Posted: Sat Nov 08, 2008 11:34 pm
by suga_n_spice
miskiin, Cawar. taloow ma deeqsinimo bee kaa tahay?! habraha soomaaliyeed waan u fiirsadey they prey on men and the young. Normally waan iska dhiciyaa laakiin maanta waa iska dhaafey dee

Re: qiso yaab leh
Posted: Sun Nov 09, 2008 6:37 am
by Babygirl-
Ofcourse.
How many times baa Hooyo Mall ka idiirta, Hooyo shaal ama Ganbo the hard ones oo aroosyada nagaha kutagaan i diirsataa, then they will give me color an rabiin i am like ee marabne nasii waxaan ku dirsanaay..

(actaully i am polite

Edoo maya mid kaan oo kale..

) Then they charge me lacaag badaan or try to sell me some ugly shit Habrahan wa

I am Like waan kuso labaan.

Lucky me i go to Moms Friends in the Mall (who i avoid so i could see what others are offering first) they search for what i am looking for..
And what about HaarQaanka Banadir UUUUUUUUUUUUUUUUUUUF i am tired of that place 6 months agoo diraac ad dhigtaay beey habeenka arooska walahi 10 pm or 11 kaso qadeeysa..

can u beleive this.. I tell all my Relatives not to send their diraacs there waa Fuleyaal weliba they will do the job for who ever is there no matter if they came 10 seconds ago.

..

Re: qiso yaab leh
Posted: Sun Nov 09, 2008 8:07 am
by Jamac_Yare
Suga misskeen baad tahay
i throw the money to them and say " wakaa lacagtadii hadal maraboo " take ma item and leave men ofcourse i dnt deal with women
all this mamo mamo talk iska daaf gabar geesi iska dhiig
Re: qiso yaab leh
Posted: Sun Nov 09, 2008 10:01 pm
by suga_n_spice
^
Aboow Jamac maxaa ii maleysay horta, in aan somalinet lee ku indha adakahayaa?! Islaamahaba mudankooda aan mariyaa ee shalay calaf 3 dollars aa meesha ka socdey! besides, nagta 5 dollarska ku gadeysay dukaankeeda ee iska xaraasheysay ayadaba soo she had no option, but that's besides the point 3 color oo quruxbadan baan soo iibsadey
Allah. cawrala waxaa sheegee maki nooh. kaas maxaa nacay. shoowiiste waaye! naagaha u yaqaan lee uu albaabka ka furaa

he pretends as if he's gone and closes the door, but i haven't been to a harqaan since i learned to sew girl. i save $13 each time i do it myself!
Re: qiso yaab leh
Posted: Sun Nov 09, 2008 10:07 pm
by Captain24
Re: qiso yaab leh
Posted: Sun Nov 09, 2008 10:13 pm
by suga_n_spice
war ileen yaab anakaa aragney. waryaa, maxaa la iga kaa siiyaa?!
naag aad la nac nacleyso ma weysay taloow?! ileen waadigan afka igu soo taagayee sidii in aan isku fac nahaye!
Re: qiso yaab leh
Posted: Sun Nov 09, 2008 10:14 pm
by Captain24
Re: qiso yaab leh
Posted: Sun Nov 09, 2008 10:18 pm
by suga_n_spice
soomaalidu waxee ku maahmaahdaa, "shimbirba shimbirkiisuu la duulaa" saa aniga iyo adiga isku loodba ma nihan, marka waa qaladba in aan kula tirsado!
Re: qiso yaab leh
Posted: Sun Nov 09, 2008 10:22 pm
by Minneapolis Mayor
Re: qiso yaab leh
Posted: Sun Nov 09, 2008 10:30 pm
by suga_n_spice
^
Ilaahow gabar cideena ah ha siin kaas. taasi waaba habaar ee
aboow 3 dollar maxaan uga walwali waayey, ciciyaar miyaa waa ogtahay ayamahaan in uu dhaqaalaha wadanka uu xunyahaye. lacagta waa la dhowra inta aad dhowri kartid maxaa. yaaqey xaaskaaga iga dhaaf mid suufi lee u egtahaye!

adi lee soo ma guursan. horta maxee ku fiican tahay aan ku weydiiyee?!
Re: qiso yaab leh
Posted: Sun Nov 09, 2008 10:46 pm
by Babygirl-
Minneapolis Mayor wrote:Sugar,
abaayo captain kaxishoo gabar cideena ah uu guursan rabaah. waa nin fiican
R we Sure That's The ONLY Reason!!
INadertiiz & INadeerkiiz I am watching you two.
