Page 1 of 1

Breaking news 5 Rer Garad children in hargeisa prison. Emper

Posted: Sun Nov 09, 2008 7:17 am
by CoolPoisons
the dhulos minister in lalaland said they're Habar gidir but it was discovered that they're Rer Garad from Eladde. they're close relatives of AUN General Gani

read this

Caruurtii Reer Gedo oo wali Xiran Iyo Wasiirka Arimaha Gudaha Somali land oo ku doodaya inaysan Mareexaan ahayn.

Mar aan maanta la kulanay Mudane Fu aad Aadam Cadde(Laascaanood ka soo jeeda) horayna wasiir uga ahaa maamulka Riyaale oo isagu ku hawlanaa Sidii loo siidayn lahaa caruur yaryar oo xabsiga dhexe ee hargaysa ku xiran ayuu noosheegan inuu arintaas W/arimaha Gudaha kala hadlay si fool fool ka fool ah hasa ahaattee uu wasiirku ku adkaystay inaanay caruurtaan Mareexaan ahayn ee ay Habar Gidir yihiin sidaas waxaa noo sheegay Fu aad Aadan Cadde oo wasiirka la kulmay maanta

Warar aan la hubin ayaa sheegaya in loo qabsaday caruurtaan Inuu Genaraal Maxasmed Xaashi Gaanni ay ehel yihiin waxaana soo farfiiqay dad iyagu Dawladdii Kacaanka wax ka tabanaya

Caruurtan ayaa magaalada hargaysa yimimid qaraxii maalinkii uu dhacay waxayna ku imaadeen Diyaaradda Jubba kana soo qaaday magaalada Muqdisho marka laga reebo hal gabar oo iyadu muddo joogtay Hargaysa

4 kamid ah caruurtaan ayaa waxay kasoo jeedaaan Degmada Ceel Cadde ee Gobolka Gedo 1 midna degaanka Baardheere., ilaa iyo haatan lama oga sababta dhabta ah ee keentay in la qafaalo caruur ay da doodu aad u yartahay

Taliska CID da ayaa ku adkaysanaya inay baaritaan wadaan ay kaga shaki qabaan Qarax yadii dhacay intii aysan imaan Gobolka

Allwadani

Hargaysa



Xaafiiska Warqabadka Allwadani Somalia

Allwadani@live.com

http://allwadani.com/allwadani%20newsde ... (1471).htm

Re: Breaking news 5 Rer Garad children in hargeisa prison. Emper

Posted: Sun Nov 09, 2008 7:20 am
by CoolPoisons
emperior U better expalin this shiid

Re: Breaking news 5 Rer Garad children in hargeisa prison. Emper

Posted: Sun Nov 09, 2008 2:20 pm
by Lite-Somali
WTFFFFFF

Re: Breaking news 5 Rer Garad children in hargeisa prison. Emper

Posted: Sun Nov 09, 2008 9:09 pm
by QansaGabeyle
They are probably hawiye and if they aint, then they are probably related to them so arrest them fockin anarchists before they grow to terrorism unarmed civilians and become real enemies of peace.