


Moderators: Moderators, Junior Moderators
sugar,suga_n_spice wrote:Waryaa Michelle Obama dhaaf yaah she's a gangsta 8)
behind every great man is a even greater woman![]()
and if it wasn't for her he wouldn't have been nigga enuff![]()
yaroow, ayeeyadaa iga waran?! ma u cilaamisay?!
sugar,suga_n_spice wrote:![]()
![]()
![]()
MM,
horta qac in aad tahay wali ma laguu sheegay saxiib?! shactiroole aan caadi aheen baad tahay. bas waaye waa in the kings of comedy lagugu daraa madaama uu bernie mac hadda dhintey![]()
laakiin maxaa ka rabtaa Michelle walaalkeeda caqliloow waaye. he has a VIP pass to the black house now that his "brotha" from anotha motha is president-electsoo ma ogid, awal madoowga mar hadeesan aheeyn a chef, a maid, a guard or a dog groomer looma ogoleen in the white house, but now he doesn't have to be any of those things instead he's an "in-law"
![]()
waraa, xaaskaaga i dhaaf ku dheh ayeeyo garoobada freshka ah ha kuu soo radisee 8)
suga_n_spice wrote:![]()
MM,
horta aboow "sugar" ma ahan nooh waa "suga" 8)
uff, dhoociyaash maxee isku waalee oo ayeeyadeen ka rabtaa![]()
waa runteed maxaa qalajiyey ma utaango ayeey joogtaa. wah!