Page 1 of 2

Gabadh toogasho ku dhimatay xafladii sanadka cusub ee Hargey

Posted: Thu Jan 01, 2009 1:54 pm
by Keyse_0208
Sounds like London and hargeisa have something in common


SDWO(Hargeisa 01/01/09) Magaalada Hargeysa oo ay aad ugu soo kordhayso sidashada mindiyaha loo yaqaano Toorayda taasi oo sababta in labadii is afdhaafaanba ay isku dhuftaan oo ay noqotay hubka casirga ah ee hada laga adeegsado magaalooyinka Somaliland maadaama aan hubka caadiga ah magaalada lagu dhexqaadan karin.

Tan iyo shalay ayaa tirada lagu dilay magaalada Hargeysa ka dhigaysa 4 qof oo si gaar gaar ah loogu dilay magaalada gudaheeda.

Taliyaha ciidinka booliska oo warbixin ka bixinaya sida ay dilalkaasi u dhaceen ayaa sheegay in shalay nin dhalinyaro ah lagu dilay hotel uu wax ka cunay ka dibna uu lacagtii bixinwaayey sidaas darteedna la is afdhaafay oo nin ka mid ah shaqalahii hotelku uu mindi ku dhuftay halkaasna uu ku dhintay.

Halka nin kalana lagu dilay magaalada dhexdheeda isagoo qaad iibinaya ay laba tuug u yimaadeen ka dibna markuu qaadkii u diiday ay isagana mindi ku dhufteen halkaasna uu ku dhintay.
Image

Halka habeenkii xalay ay xafladii ka dhacaysay hotelka Xamdi ee bariga Hargeysa oo lagu soo dhoweynayey sanadka cusub ka dibna uu buuq ka dhashay markii meesha dhalinyaro badani soo jiidhay oo ay cidhiidhinoqotay halkaasi oo nin ka mid ah ilaaladii hotelku uu xabad riday nasiib darana ay xabadaasi ku dhacday gabadh xaflada joogtay oo halkaas ku geeriyootay.

Halka qofka afraadna uu dhintay maanta ka dib markii xaafada isha boorama ay laba dhalinyaro ah oo jaar ahi dagaalameen oo mindi mid la geliyay oo uu isna geeriyooday.
Dadka Hargeysa ku dhaqan ayaa aad uga werwersan dilalkan farahabadan ee aan magaalada looga baran oo hadana mudo aad u gaaban oo isku dhow ka dhacay magaalada. Dhinaca kale dadku waxay aad uga biyodiideen cafiskii uu madaxweyne Rayaale bishii October uu ku saamaxay tuugtii khatarta ku haysay magaalada oo xabsiyada laga soo daayey oo hada cabsiweyn ku abuurtay magaalada oo xataa habeenkii guriyaha ay dadka ugu soo dhacayaan iyagoo mindiyo iyo faasas sita.

Re: Gabadh toogasho ku dhimatay xafladii sanadka cusub ee Hargey

Posted: Thu Jan 01, 2009 1:57 pm
by Ina Baxar
Sounds like London and hargeisa have something in common
Yupe I blame the London somalis for bringing their jamaican tendencies back home, fucki'n useless punks!

Re: Gabadh toogasho ku dhimatay xafladii sanadka cusub ee Hargey

Posted: Thu Jan 01, 2009 2:24 pm
by Kramer
First it was pedophile and sex trafficing, now shooting and stabbing, like six people this week alone?
what will be next gay prides? If they don't make Islamic courts soon, God will send them on Hurricane or a Tsunami like New Orleans1

Re: Gabadh toogasho ku dhimatay xafladii sanadka cusub ee Hargey

Posted: Thu Jan 01, 2009 2:25 pm
by Ina Baxar
:lol:

Re: Gabadh toogasho ku dhimatay xafladii sanadka cusub ee Hargey

Posted: Thu Jan 01, 2009 2:31 pm
by abdikarim86
:lol:

Re: Gabadh toogasho ku dhimatay xafladii sanadka cusub ee Hargey

Posted: Thu Jan 01, 2009 2:35 pm
by The_Emperior5
street crime in hargeysa :lol: :lol:

Re: Gabadh toogasho ku dhimatay xafladii sanadka cusub ee Hargey

Posted: Thu Jan 01, 2009 2:43 pm
by surrender
whats so funny?


subhanalaah death isnt something to joke about, and that miskiin girl along with the other prolly didnt ask for it!

Re: Gabadh toogasho ku dhimatay xafladii sanadka cusub ee Hargey

Posted: Thu Jan 01, 2009 3:01 pm
by Somaliweyn
Hargeisa needs Alshabab to bring Islamic Law to the people.

Whats with this clubbing to celebrate New Year?

Clearly Alshabab would call these people ''kufaar-wannabees'' :lol:


Abu-Seylici is more needed in Hargeisa by his own people then in Mogadishu by us.

Re: Gabadh toogasho ku dhimatay xafladii sanadka cusub ee Hargey

Posted: Thu Jan 01, 2009 3:18 pm
by The_Emperior5
alshabaab should go to syria And Not somaliland
or alaska as they say they have nothing to do with our laws
our laws are our laws. Alshabaab the south ba ooo bahan people with out government aya shabaab oo bahaan

Re: Gabadh toogasho ku dhimatay xafladii sanadka cusub ee Hargey

Posted: Thu Jan 01, 2009 3:31 pm
by abdikarim86
what is it with southerners obsession with the north :lol:

y'all need to fix ur country before u comment on ours :lol:

Re: Gabadh toogasho ku dhimatay xafladii sanadka cusub ee Hargey

Posted: Thu Jan 01, 2009 3:38 pm
by The_Emperior5
dee way hinaassen they dont have a government for like 18 years and they are still kiling eacother no one knows why they are fighting , but we will see Ethiopians are about 2 leave in 5 days the greatest Somali cival war is then about 2 start. inshallah

Re: Gabadh toogasho ku dhimatay xafladii sanadka cusub ee Hargey

Posted: Thu Jan 01, 2009 3:49 pm
by Kolombo
Allahu naxariisto gabadha, ameen.

What kinda sissy men fight with knives? Horta, why are qaldaamiinta crazy about poking each other with toorey, kitchen knives & sh!t, whether its in London or Hargeisa? That sh!t isn't manly. :arrow:

Re: Gabadh toogasho ku dhimatay xafladii sanadka cusub ee Hargey

Posted: Thu Jan 01, 2009 3:51 pm
by Ina Baxar
:lol: ^ , no to al shabaab !!
PS: al shabaabta haddad dusha ka yara dul mariso, waxay yihin baa soo baxa!

Re: Gabadh toogasho ku dhimatay xafladii sanadka cusub ee Hargey

Posted: Thu Jan 01, 2009 3:53 pm
by abdikarim86
Kolombo wrote:Allahu naxariisto gabadha, ameen.

What kinda sissy men fight with knives? Horta, why are qaldaamiinta crazy about poking each other with toorey, kitchen knives & sh!t, whether its in London or Hargeisa? That sh!t isn't manly. :arrow:
bal dayuuskan daawada
:lol:

qaldaan baa ku wareeriyay :lol:

Re: Gabadh toogasho ku dhimatay xafladii sanadka cusub ee Hargey

Posted: Thu Jan 01, 2009 4:10 pm
by Kolombo
Maybe Al-shabaab should roll in to Hargeysa and make men out of you wussies.

Even market women down south fight with AKs these days, the fock is with the kitchen knives? :x