ill adecuted and sicko ilka yar kids are intertaining them selfs with false imagination, huraale and his milities did not attack gedo and do not have the means and the man power to do so. if those ilkayars can read all the somali owned including gedonet allwarayi hiiraan shebbele which can not baist are reporting ethiopians attack gedo. this is ethiopian military against alshabaab not ill trained huraale milities. they are just using the huraale milities as translators and they are there to pave the way the returming ethiopians from somalia. huraale is being used and will be trashed as a condom just as they did in yey. if huraale has balls to fight he would done so long time and even he will not b able to retain buurdhabo with out ethiopian man power let alone to coming to jubooynkka. plz cut crap and stop asskissing ethiopians.
2009-01-04 09:57:45] Magaalooyinka Baled Xaawo iyo Buurdhuubo oo ka tirsan gobolka Gedo ayaa waxaa goordhow la wareegay ciidamo Itoobiyaan ah oo ay weliyaan maleeshiyo Soomaali ah. Sida wararku nagu soo gaarayaan ciidamadaan oo aad u hubeysan ayaa gudaha u galay magaalooyinkaas, waxaana la socda maleeshiyaad uu hogaaminayo Barre Hiiraale.
Xaaladda degmooyinkaas aayaa aad u kacsan, waxaana ciidamada Itoobiya ay halkaas ka wadaan dhaqdhaqaaqyo ciidan. Kooxaha Islaamiyiinta ee ku sugan gobolka Gedo ayaa iyagana halkaas ka wada dhaqdhaqaaqyo ay uga hortagayaan ciidamada Itoobiya ee gudaha u soo galay gobolka Gedo. Soo gaaritanka ciidamada Itoobiya ee gobolka Gedo ayaa ku soo beegmeysa xilli maalin kaliya ay ka harsan tahay waqtigii ay dowladda Itoobiya sheegtay inay gudaha dalka Soomaliya ugala bexeyso ciidamadeeda.
allwariye
Ethiopians attack gedo using huraale as translator
Moderator: Moderators
Re: Ethiopians attack gedo using huraale as translator
Gudhad, waanku salaamay
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 23 Replies
- 1802 Views
-
Last post by AbuAnonymous
-
- 1 Replies
- 333 Views
-
Last post by Goljano Lion
-
- 4 Replies
- 395 Views
-
Last post by DawladSade
-
- 15 Replies
- 2074 Views
-
Last post by Nubis
-
- 1 Replies
- 495 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 12 Replies
- 626 Views
-
Last post by LooxJiid
-
- 23 Replies
- 2051 Views
-
Last post by MAD MAC

