can U see his name
BAAQ: Jaalliyadda Beesha Sade ee Dalka Ingiriiska
[2009-01-12 20:48:51]
Ujeeddo: BAAQ 10/01/2009
Shir ay si heersare ah u soo abaabushay Jaaliyadda magaalada London oo ay ka soo qayb galeen xubno ka kala socday Jaaliyadaha Birmingham iyo Leicester isla markaasna ay xubno kale oo ku sugan magaalooyin kala duwan ee dalka ingriiska ah uga qayb qaateen dhinaca qalabka isgaarsiinta; Kadib markii si qoto dheer looga doodey, loona falanqeeyey guud ahaan xaaladda qalafsan ee uu haatan dalka Soomaaliya ku sugan yahay, gaar ahaan gobollada Jubbooyinka, waxaa isku aragti laga noqday, kuna baaqaynaa:
1. In la dardar geliyo, si buuxdana loo taageero Dib-u-heshiisiinta oo ah wadiiqada ugu haboon ee dawlad qaran ee Soomaaliyeed dib loogu dhisi karo.
2. In dadweynaha gobalka Gedo ay difaacdaan, lana shaqeeyaan maamuladda ay iyagu samaysteen, kana wada shaqeeyaan sidii degaanku u noqon lahaa mid si nabad ah loogu wada noolaado, isla markaana ay digtoonaadaan, kana hortagaan wax kasta oo wiiqaya nidaamka iyo xasiloonada gobalka.
3. In dib-u-heshiisiin ballaaran laga dhex sameeyo dadweynaha goballada Jubbooyinka, lana dhiso maamul loo dhan yahay oo dhabaha nabadda, midnimada iyo horumarka bulshada ku hoggaamiya. Waxaan ugu baaqaynaa dhammaan madaxda dhaqanka, culumaaudiinka, aqoonyahanada, waxgaradka iyo qaybaha kale ee bulshada degaanadaan in ay ka qaataan kaalinta arrintan kaga aaddan.
4. Waxaan culumaa’u diinka gobolka ugu baaqaynaa inay fadwo cad ka soo saaraan urrurada badan ee xambaarsan arragtiyada diimeed ee kala duwan ee ku sugan gobollada Jubbooyinka iyo guud ahaan dalka oo dhan. Isla markaasna meel looga soo wada jeesto lana iska kaashado cid kasta oo ku xad gugubta shareecada Islaamka.
5. Waxaan ka xunnahay isla markaasna aad u dhaleecaynaynaa dilalkii xaqdara ahaa ee loo geystay AUN Marxuum Axmed Cabdille Magan, Guddoomiyihii hore ee degmada Garbahaarey iyo AUN Marxuum Ibraahim Xuseen Ducaale oo ahaa wakiilka heyadda WFP ee goballada Jubbooyinka oo ay kooxda Al-Shabaab ku dileen degmada Garbahaarey ee gobolka Gedo. Waxaanna ugu baaqaynaa kooxda Al-Shabaab inay ka waantoobaan falalka noocaan oo kale ah oo lagu dhibaataynayo dadka rayidka ah, isla markaasna ay si deg deg ah sharciga u hor keenaan kooxdii ka danbaysay dilalkaan aan waafaqsanayn sharciga Islaamka.
6. Waxaa wax laga xumaado oo la yaab leh ah, siyaabaha isburinaya ee dan-xurubsiga, caadifadda iyo cadaawaddu ka muuqato ee Xasan Daahir Aweys uu diinta Islaamka hadba sida uu jecel yahay ugu daliilsado uuna waxa uu jecel yahay ugu banaysto, waxa uusan rabina ugu fasiro wax eebbe diiday xataa haddii ilaahay baneeyey. Xasan Daahir ma aha mufti diineed ee Soomaaliyeed, sidaas darteed, waxa uu sheego waa wax uu dantiisa xukundoonka ku saleysan iyo ciriq nacaybka uu ku banaysanayo.
Magacyada
1) Jen. Cumar Xaaji Maxamed
2) Jen . Cabdinaasir Xaaji Xaashi
3) Jaalle Maxamuud Axmed Amxaar
4) Jaalle Cali Jaamac Cabdulle
5) Jaalle Cabdullaahi Jaamac Barre
6) Jaalle Cabdulaahi Cali Kooshin
7) Jaalle Axmed Ashkir Cabdi (Jiijiile)
8) Jaalle Cabdi Shire Warsame
9) Jaalle Xareed Daa’uud Cali (Kareeteey)
10) Jaalle Cabdiwaaxid Xasan Xaad
11) Jaalle Saacid Liibaan Xirsi (Godgod)
12) Jaalle Cumar C/qaadir Sayid Warsame
13) Jaalle Maxamed Cali-dhuux
14) Jaalle Cabdixakiin Nuur Gaas
15) Jaalle Cabdullaahi Xasan Axmed (Gurato)
16) Jaalle Cabdullaahi C/salaam Ashkir
17) Jaalle Cabdiqani Ali-dhuux
18) Jaalle Cabdi Maxamed Julaas
19) Jaalle Shire Cabdisamad Jaamac
20) Jaalle Cabdirisaaq Barre Jaamac
21) Jaalle Jaamac Faarax Coongaab
22) Jaalle Maxamed Cali Jaamac
23) Jaalle Cilmi Maxamed Jaamac
24) Jaalle Garaad Cali Nuur
25) Jaalle Cabdulqaadir M. Kur-Libaax
26) Jaalle Maxamed Cabdullaahi Axmed (Baraka-Imbili)
27) Jaalle Yuusuf Cali Siyaad (Taaxug)
28) Jaalle Cabdirashiid Sh. Saciid
29) Jaalle Jaamac Maxamed Jaamac
30) Jaalle Cabdiweli Xuuki Jaamac
31) Jaalle Qorane Maxamed Cilmi
32) Sheekh Maxamed Sh. Cabdullaahi Qaasim
33) Jaalle Jaamac Cabdullahi Jaamac
34) Jaalle Cabdi Muuse Shire
35) Jaalle Mustafa Cabdullaahi Dabcasar
36) Jaalle Mahad Cabdullaahi Jaamac
37) Jaalle Cali Axmed Xaaji Xaashi
38) Sheekh Yuusuf Cabdirahmaan Holal
39) Jaalle Mahamed Abdullahi Jaamac
40) Jaalle Faarah Cali aw-nuur
http://allwariye.com/actiontools/getThi ... hp?id=1550
Beesha Sade ee Dalka Ingiriiska. my uncle's in there
Moderators: Moderators, Junior Moderators
- CoolPoisons
- SomaliNet Super
- Posts: 10533
- Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am
- CoolPoisons
- SomaliNet Super
- Posts: 10533
- Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am
Re: Beesha Sade ee Dalka Ingiriiska. my uncle's in there
^^ dhabyaco boi stop the fitna. Ur not Marehan so stop divinding Marehan
my uncle's in that list and he's not Rer Dini
my uncle's in that list and he's not Rer Dini
Re: Beesha Sade ee Dalka Ingiriiska. my uncle's in there
where are all the big time wadaado??
- QansaGabeyle
- SomaliNet Super
- Posts: 14164
- Joined: Wed Feb 27, 2002 7:00 pm
- Location: Beled Xawo, Somalia
- Contact:
Re: Beesha Sade ee Dalka Ingiriiska. my uncle's in there
Waa marexaan laakin waa jaahil aragti dhaw. Noocaan ayaa marexaan qal(cliff) ka ride wallahi with their short sightedness. They always focus on the smaller picture and always do whatever is in their power to bring down those closest to them out of pure ignorance. Bunayste kind should be eliminated from marexaan and the leadership of the clan should be taken away from them as soon as possible.CoolPoisons wrote:^^ dhabyaco boi stop the fitna. Ur not Marehan so stop divinding Marehan
my uncle's in that list and he's not Rer Dini
Re: Beesha Sade ee Dalka Ingiriiska. my uncle's in there
jaahilnimo is not accepted in the marexan family, or jubbaland state.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 1 Replies
- 586 Views
-
Last post by The_Patriot
-
- 0 Replies
- 764 Views
-
Last post by oldenglish
-
- 69 Replies
- 13171 Views
-
Last post by The Magnificent
-
- 3 Replies
- 27 Views
-
Last post by CoolPoisons
-
- 5 Replies
- 632 Views
-
Last post by Berke
-
- 2 Replies
- 606 Views
-
Last post by dalalos101
-
- 0 Replies
- 459 Views
-
Last post by grandpakhalif
-
- 26 Replies
- 1597 Views
-
Last post by Sadaam_Mariixmaan
-
- 14 Replies
- 1325 Views
-
Last post by LaQaNyO