
(Xoogaga Muqaawamada oo dhinac ka fadhiya Warshada Baasatada)
(Qaar ka mid ah goobaha ganacsi ee ku yaalay jidka Warshadaha)
(Dhismaha guud ee Warshada Baastada oo ay ka muuqadan madaafiicdii lagu garaacay )
(Dadka oo daawanaya Qalabkii ay ka tageen ciidamada Ethiopia )
(Dadweynihii oo ka soo baxaya dhismaha Warshada Baastada )
(Dadweynihii oo gudaha ugu jira dhismaha warshada Baastada kuna faraxsan Bixitaanka Ciidamada Ethiopia. )
(Shacabka oo dhex wareegaya Goobaha ay ka bexeen ciidamada Ethiopia ee warshada Baastada)
(Dhufeys ka mid ah dhufeesyada Ciidamada Ethiopia ay ku lahaayeen Warshada Baastada )
(Caagag ay ka tageen Ciidamada Ethiopia)
(Dadka oo daawanaya xarig ay ciidamada Ethiopia ka soo laad laadin jireen dadka ay qabtaan )_

