Guriceel

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
AbdiWahab252
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 56715
Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
Location: Unity. Strength. Capital.

Guriceel

Post by AbdiWahab252 »

MSF oo sheegtay in Dagaalada ka dhacay degmada Guraceel ay barakicciyeen 60,000 kun oo rayid ah.

(Mogadishu, Talaado, January ,13, 2009,(Hornafrik Media)

Dhaawaca lagu daweeyay Cisbitalka iyo dadka carara ah kadib dagaalada gobolka Galgaduud, Soomaaliya

Nairobi January 13th 2009. Dagaal ka cusboonaaday gobolka Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya kaas oo geeystay dhaawac fara badan kuna qasabtay kumanaan inay cararaan.

Kadib markay dagaal culus oo dhaxmaray laba kooxood maalintii axada lasoo dhaafay, dakhaatiir katirsan hay’adda samafal ee MSF ayaa ku daaweyeen cisbitalka Istarliin ee magaalada Guri Ceel 46 lix qof oo dhaawac ah. Tan waxay gaarsiinaysa dhaawaca la daaweeyay ila iyo muddada dagaaladan bilowday oo laba todobaab laga joogo 86 qof.

Inta u dhaxayso 45,000 iyo 60,000 ayaa lagusoo waramayaa inay ka barakaceen magaalda Guri Ceel iyo caasimada gobolka Dhusa Mareeb oo u qaxay tuuloyinka ayagoo ka go’doomeen mucaawanada aad oogu baahnaayeen.

“Xaalada oo sii xumaanayso maalin waliba gobolka Galgaduud” waxaa sharxaayaa Tom Quinns isuduwaha mashaaricda MSF ee soomaaliya. “Guri Ceel waxay noqotay meel maran sidaas lamid na Dhuusa Mareeb. Waxaan oogu yaraan gaarsiinay ila iyo 200 oo caruur ah aragtidooda, taas oo aad u walbahaar badan markii loo fiiriyo baahida badan. Tobaneeya kun oo haween, caruur iyo waayeel oo cararay ayaa soo food saartay dhibaato dhinaca helitaanka cunnada, biyaha iyo daryeel caafimaad.

Fajacitaan badan ayaa ka muuqdaa akhbaarta. Shaqaalaha MSF ayaa loo sheegay in qoysaska maalintii harsadaan geeda hoostooda, ayna seexdaan habeenkii meela banana. Culayska dagaalada socdaan ay kuhaayaan meelaha cunnada kuyareed waxay keeni kartaa xaalad aad u xun khaasatan markay u dhax roorsato biyo iyo daryeel caafimaad la’aan. Hada kahor waqtiyada xasiloonida jirtay, MSF waxay gargaar ufidhisay cisbitalka Istarlin oo dhaaweeyo 80 ila 100 ciyaal oo aad u macaluulsan bil kasta.

“Gaaritaanka dadka ka cararay dagaalada iyo gaarsiinta caawinaada waa muhim, laakin waxay noqotay mid ku sii cuslaanayso gobolka Galgaduud” oronayo Quinn.”Gaadidka dhinaca hawada iyo wadada ayaa aad loo yareeyay sababa la xariiraan khatarta jirta, taas oo oo u keentay geysmada qalabka dawada iyo caawinaatka oo sii adkaatay”.

Wadahal maalma socday kadib, MSF waxay bilaabaysaa biyo gaarsiin dhamaan dadka ka barakacay Guri Ceel iyo Dhuusa Mareeb. Sidoo kale, caawitaan dhinaca daryeel caafimaadeed dadka u cararay duurka ayaa adkaanaysaa kadib markii loo fiiriyo isbedelka dagaalada joogtada ah.

Ka gudbitaanka caqabada gaarsiinta gaargaarka binaadameed ayaa horsed u ah MSF gobolka Galgaduud, iyo gobolada dhan ee soomaaliya ee gargaar u bahaan. In kastoo bulshada caalamka oo mudnaan siinayso burcad badeeda badweynta soomaaliya, malaayiin soomaali oo tabaalaysan ayaa laga jeegsanayaa.
User avatar
AbdiWahab252
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 56715
Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
Location: Unity. Strength. Capital.

Re: Guriceel

Post by AbdiWahab252 »

Al Sheydan are scumbags who are causing IDPs to flee once again.
User avatar
Kolombo
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2832
Joined: Sun Jun 08, 2008 11:18 am
Location: Chiapas.

Re: Guriceel

Post by Kolombo »

How can you claim to be anti-Ethiopians when you support Abdi Waal's mooryaan when everyone knows they get funded by the Ethiopians to fight Al-shabaab?

I always knew you were a mooryaan supporter, but this is disgraceful.
User avatar
King-of-Awdal
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6111
Joined: Thu May 17, 2007 5:26 am
Location: The Future.

Re: Guriceel

Post by King-of-Awdal »

Kolombo what difference does it make, You support Eriterians and he supports Ethiopians but at the end you both support Habesha. :lol: Walee somali are doomed.
User avatar
Murax
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 28297
Joined: Sat Dec 29, 2007 4:45 am

Re: Guriceel

Post by Murax »

Kolombo, simple question. Why are they fighting "HG Mooryaan", When Ethiopians are in Gedo and Bay. Why not fight the 'kuffar' 1st?
User avatar
Shirib
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 26911
Joined: Thu Oct 04, 2007 3:50 am
Location: May God grant us victory.

Re: Guriceel

Post by Shirib »

King-of-Awdal wrote:Kolombo what difference does it make, You support Eriterians and he supports Ethiopians but at the end you both support Habesha. :lol: Walee somali are doomed.
How is Al Shabaab Eritrean?
AhlulbaytSoldier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20301
Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
Location: Persian Empire

Re: Guriceel

Post by AhlulbaytSoldier »

Murax wrote:Kolombo, simple question. Why are they fighting "HG Mooryaan", When Ethiopians are in Gedo and Bay. Why not fight the 'kuffar' 1st?

Exacly.
If alshabaab didnt come to Guriceel it would be now a safe place.
The blame is on them.
User avatar
Murax
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 28297
Joined: Sat Dec 29, 2007 4:45 am

Re: Guriceel

Post by Murax »

^^

The question wasn't posed to hypocrites, but to Kolombo
User avatar
King-of-Awdal
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6111
Joined: Thu May 17, 2007 5:26 am
Location: The Future.

Re: Guriceel

Post by King-of-Awdal »

Shirib wrote:
King-of-Awdal wrote:Kolombo what difference does it make, You support Eriterians and he supports Ethiopians but at the end you both support Habesha. :lol: Walee somali are doomed.
How is Al Shabaab Eritrean?
Everyone know's eriteria fund's Al shabab and other Resistance groups so who are you kidding here. Ethiopia and Eriteria fought their war in your land and every smart person would know that.
AhlulbaytSoldier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20301
Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
Location: Persian Empire

Re: Guriceel

Post by AhlulbaytSoldier »

:lol: :lol: :lol: :lol:
How is your amir al mumineen(intruth amir al munafiqeen) doing?
User avatar
Shirib
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 26911
Joined: Thu Oct 04, 2007 3:50 am
Location: May God grant us victory.

Re: Guriceel

Post by Shirib »

Murax wrote:Kolombo, simple question. Why are they fighting "HG Mooryaan", When Ethiopians are in Gedo and Bay. Why not fight the 'kuffar' 1st?
Cause these guys are from guriceel, and don't act as if they went to gedo u wouldn't be the first one saying tell them go back to galgaduud
Captain24
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6716
Joined: Tue Aug 05, 2008 3:05 am
Location: In between the two "B's" Burtinle and Bacaadweyn: Xarfo

Re: Guriceel

Post by Captain24 »

Al-Shabab deserve whatever happened to them. I looked at the pics on Waagacusub, and they have a lot of foreigners and kukuya from Oganda and Tanzania. Do they have business fighting in Guriceel?

So far Only Marehans, and Ogaden fall for their fake call for Jihaad. I am thinking Hiiraale will kick em out of Kismayo soon


Shirib these guys from Guriceel? Explain the foreigners in their ranks?
User avatar
QansaGabeyle
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14164
Joined: Wed Feb 27, 2002 7:00 pm
Location: Beled Xawo, Somalia
Contact:

Re: Guriceel

Post by QansaGabeyle »

Shirib wrote:
King-of-Awdal wrote:Kolombo what difference does it make, You support Eriterians and he supports Ethiopians but at the end you both support Habesha. :lol: Walee somali are doomed.
How is Al Shabaab Eritrean?
King of Awdal is getting confused in Somali politics. :lol:
User avatar
King-of-Awdal
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6111
Joined: Thu May 17, 2007 5:26 am
Location: The Future.

Re: Guriceel

Post by King-of-Awdal »

QansaGabeyle

There is no confusion here. All of you support one habesha over the other at the end of the day. :lol:
User avatar
Shirib
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 26911
Joined: Thu Oct 04, 2007 3:50 am
Location: May God grant us victory.

Re: Guriceel

Post by Shirib »

King-of-Awdal wrote:
Shirib wrote:
King-of-Awdal wrote:Kolombo what difference does it make, You support Eriterians and he supports Ethiopians but at the end you both support Habesha. :lol: Walee somali are doomed.
How is Al Shabaab Eritrean?
Everyone know's eriteria fund's Al shabab and other Resistance groups so who are you kidding here. Ethiopia and Eriteria fought their war in your land and every smart person would know that.
What kinda crack are u on, Eritrea might give Al Shabaab weapons but thats about it, how is that being tied to them

France runs Djibouti way more than anything between Al Shabaab and Eritrea
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”