Abu Jihad doubts Enemy withdraw

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
AhlulbaytSoldier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20301
Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
Location: Persian Empire

Abu Jihad doubts Enemy withdraw

Post by AhlulbaytSoldier »

Sh, Xasan Aweys oo shaki ka muujiyey ka run sheegga Itoobiya ee ka bixitaanka Somalia.

(Mogadishu, Arbaco, January ,14, 2009,(Hornafrik Media)

Guddoomiyaha Isbahaysiga dib u xoreynta dalka ee fadhigiisu yahay magaalada Asmara Sh. Xasan Daahir Aweys ayaa markii ugu horreysay ka warbixiyey dhaqdhaqaaqyada ay ciidammada Itoobiya uga baxayaan gudaha dalka, kuwaasoo xooggoodu hadda ay ka socdaan magaalada caasimadda ah ee Muqdisho, halkaasoo ay ka banneeyeen qaar ka mid ah saldhigyadii ay ku lahaayeen.

Sh. Aweys, ugu horreyn waxa uu soo dhoweeyey tallaabada hadda meelaha qaarkood oo magaalada Muqdisho ah looga saaray ciidammada Itoobiya, hase yeeshee wuxuu shaki galiyey ka daacad ahaanshaha Itoobiya ee dhammeystirka ka bixitaanka ciidammadeeda, wuxuuna sheegay in aysan marnaba Itoobiya ciidammadeeda kala baxeynin Soomaaliya, isagoo dhinaca kalena sheegay in ay Itoobiya faragelin joogto ah ku hayso Soomaaliya.

Sh. Xasan Daahir Aweys ayaa dhanka kale beeniyey wararka qaar ee sheegaya in ay socdaan dhexdhexaadin diblumaasiyadeed oo la doonayo in lagu dhammeeyo khilaafka u dhaxeeya labada garab ee Isbahaysiga, wuxuuna ku adkeystay in aysan la hadleynin garabka Sh. Shariif sababo la xiriira iney markii horeba tashteen oo ay hadda yihii rag dowlad ah.

Hadalka Sh. Xasan ayaa ku soo beegmeya xilli ay soo if baxeen isbeddel siyaasadeed, iyadoo markii ugu horreysay ay Itoobiya muujisday iney ciidammadeeda ka daadgureyso Soomalaiya, isla markaasna dhowaan dowlad midnimo Qaran lagu soo yegleelo dalka Jabuuti.


May Allah preserve our sheikh. He knows the tricks of kuffars very well.
User avatar
AbdiWahab252
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 56715
Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
Location: Unity. Strength. Capital.

Re: Abu Jihad doubts Enemy withdraw

Post by AbdiWahab252 »

HutuKing,

He is simply providing cover to the ARS Djibouti incase the Ethiopians don't complete their withdrawl. If they do, he will support Sheik Sharif. If not Shiek Sharif will join him.
AhlulbaytSoldier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20301
Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
Location: Persian Empire

Re: Abu Jihad doubts Enemy withdraw

Post by AhlulbaytSoldier »

If the enemy leaves, ofcourse the sheikh will seek unity with Sh.Sharif but on one condition: that the guilty group admits its mistake which splitted UIC into two camps.
A united hutu UIC can tame alshabaab.
User avatar
AbdiWahab252
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 56715
Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
Location: Unity. Strength. Capital.

Re: Abu Jihad doubts Enemy withdraw

Post by AbdiWahab252 »

HutuKing,

I don't care about who started what or when. I ain't even a supporter of the UIC but I believe in promoting peace in Hutudom by any means necessary.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”