Traitor Hiiraale with Ethiopians in Garbaharey

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
Somaliweyn
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3604
Joined: Thu Apr 01, 2004 7:00 pm
Location: The (Re-)Birth of the Somali Republic

Traitor Hiiraale with Ethiopians in Garbaharey

Post by Somaliweyn »

Xildhibaan Barre Shire Aadan Hiiraale iyo Saraakiil Ethiopian ah ayaa maanta waxaa ay meel fagaare ah kala hadleen shacabka ku dhaqan magaalada Garbahaareey ee xarunta gobolka Gedo.



Ciidamo Ethiopian ah iyo maleeshiyaad uu hor kacayay Col Barre Hiiraale oo shalay gaaray magaalada Garbahaareey ee gobolka Gedo ayaa waxaa meel fagaare ah kala hadlay shacabka magaaladaasi saraakiil ciidamada Ethiopia ah iyo col Barre Hiiraale.



Xildhibaan Barre Hiiraale oo isaga iyo Saraakiisha Ethiopia oo dadkaasi la hadlayay ayaa sheegay in ujeedka ay halkaasi u tageen uu yahay sidii ammaanka ay u sugi lahaayeen isla markana ay ula socon lahaayeen dhaq dhaqaaqyada ay waaydani danbe xoogaga Muqaawamada ka wadeen gudaha gobolka Gedo.

Shabell.com
User avatar
Elan Morin Tedronai
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 820
Joined: Wed Jan 18, 2006 11:55 am

Re: Traitor Hiiraale with Ethiopians in Garbaharey

Post by Elan Morin Tedronai »

this is one reason why we somalis are being held back. We have traitors in our midst. They should kill this traitor in front on everyone
User avatar
Somaliweyn
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3604
Joined: Thu Apr 01, 2004 7:00 pm
Location: The (Re-)Birth of the Somali Republic

Re: Traitor Hiiraale with Ethiopians in Garbaharey

Post by Somaliweyn »

Elan Morin Tedronai wrote:this is one reason why we somalis are being held back. We have traitors in our midst. They should kill this traitor in front on everyone

Indeed!

Low traitors such as Hiiraale and the others should be executed.

There should be no mercy for ANY Traitor.

Warlord-traitors should be dealt with, and their supporters should be rehabilitated.
User avatar
Somaliweyn
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3604
Joined: Thu Apr 01, 2004 7:00 pm
Location: The (Re-)Birth of the Somali Republic

Re: Traitor Hiiraale with Ethiopians in Garbaharey

Post by Somaliweyn »

Maleeshiyaadka Barre Hiiraale oo qarax miino lagula eegtay Degmada Baardheere


Faah faahin dheeri ah ayaa ka soo baxaya qarax xoogan oo waabarigii saaka lala eegtay Maleeshiyaad taabacsan Col. Barre Hiiraale oo maalmahan ku sugnaa Degmada Baardheere, iyadoo qaraxaas ay ku dhinteen tiro ka mid ah Maleeshiyaadka.


Warar soo baxaya ayaa sheegaya in qaraxa oo qabsaday gaadiid dagaal oo ay wateen Maleeshiyada Barre Hiiraale ay ku dhinteen ilaa lix ka mid ah oo ay ka mid yihiin saraakiisha Maleeshiyaadka.


Gaariga ayaa la sheegay inuu mar kaliya qabsaday qarax oo aheyd miino dhulka hoostisa lagu aasay, taasoo gaarigu gebi ahaantiis uu kala faniinay, halka Maleeshiyadkii saarnaa ay iyana kala go' go'een.


Maleeshiyaadka Barre Hiiraale iyo Ciidamo Ethiopia ayaa fariisin ku leh duleedka Degmada Baardheere, waxaana halkaas mudooyinkii u dambeeyay ka wadeen howl galo, iyadoona dhowr jeer dagaalo lagu soo qaaday.


Horaantii sanadkan ayay aheyd markii Maleeshiyaad soomaali oo uu watay Xildhibaan Barre Hiiraale iyo Ciidamo Ethiopian ay soo galeen qeybo ka mid ah Gobolka Gedo, iyadoona duulaankooda ahaa mid ku wajahan Kismaayo, hase yeeshee qorshayaasha duulaankaas ee la doonayay in lagu soo furto Kismaayo ayaa haatan u muuqda mid fashil qarka u saaran, marka loo eego dhaq dhaqaaqyada Ciidamadaas oo gaabis noqday.
-----------------------



The Traitor is hunted down---its a matter of time before he and the other traitors in Somalia face their justice.

May the brave patriotic people of Baardheere capture the traitor and bring him to justice.
User avatar
Xaaji_Xundjuf
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1790
Joined: Tue Jan 29, 2008 2:29 pm
Location: Desert Nomadic

Re: Traitor Hiiraale with Ethiopians in Garbaharey

Post by Xaaji_Xundjuf »

At least he is trying to save these ilka yar dignity. But why do the darod leaders always need Foreign troops to defend there case or there dagaal why cant they fight on there own
This is real bad what will they tell there kids adeer hiraale rented his oromo cousins to free his land..
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”