Yuhuudi , masar iyo xamas bay madaxa isku galisay .
Xusni mubaarak baa futadiisi la soo galay arrinti .
Xamas waxay yidhadeen , xuduuda inoo fura dhinaca masar . Yuhuudi na waxay tidhi , ciidan addun weynaha ka socda ha la soo dhigo dhinaca masar , oo ha ilaaliyaan hubka hoosahan loo so galinaya gazza.
Mubarak na , labada ba waa diidan yahay
