i dont pick up mar mar

ki hebel ayaa naag guursanaya wax soo diir
gurigi buu hagaajiisanaya lacag soo diir
wa ciid lacag soo diir
kii aw xassan daahir aya dakhtarka la dhigay eeh aw gaalki soo diir .
aw gaal = dollar.

or you get a fone call they say kii walaalka ayuu ghaadhig ka jabbay imika taxigi ma waddi karro. dee adiga wax oo ehel ah wax soo diir. wax shaqo ah na ma hayo. waa kii aad oogayd.
mar waxan qorray booliska somaliland wuu iskaga yimi nin inuu shaqeysto maha,
waan soo dhoofaya buu igu waalay.