Page 1 of 7

Al-shabab kill Hiiraale's right hand man in Kismayo

Posted: Thu Jan 15, 2009 8:33 pm
by Captain24
Kismaayo(AllPuntland)- Kooxaha gacanta ku haaya maamulka magaalada Kismaayo ayaa toogtay Siyaasiga caanka ah ee lagu magacaabo Cabdiraxmaan X. Axmed Wal-diire, kadib markii ay Labo Todobaad ka hor ay ka qabteen Hotel ku yaal magaalada Kismaayo.

Cabdiraxmaan Waldiire ayaa waxaa la sheegay in markii la soo qabtay kadib Kooxaha heysta Kismaayo ay Maxkamad soo taageen iyagoo ku eedeeyay inuu basaas u ahaa Col. Barre Hiiraale iyo Ciidamada Itoobiya, sidoo kale waxay ku eedeeyeen in magaalada Kismaato uu colaad ka hurinayey sidaasi darteedna ay marsiiyeen ciqaab dil toogasho ah,

Maamulka ka taliya Kismaayo ayaa horay sidan oo kale xukun ceynkan oo kale ah ku fuliyay nin lagu soo qabtay dagaaladii Kismaayo, kaasoo ka tirsanaa ragga la shaqeeya Barre Hiiraale, waxaa iyana xusid mudan dilkii lagu fuliyay Gabar da'yareyd oo kooxo hubeysan ay ku kufsadeen magaalada Kismaayo, taasoo dhagax lagu dilay.

Re: Al-shabab kill Hiiraale's right hand man in Kismayo

Posted: Thu Jan 15, 2009 8:35 pm
by The_Emperior5
imka gacantisii midig uun ba hadhay :lol: :lol:

Re: Al-shabab kill Hiiraale's right hand man in Kismayo

Posted: Thu Jan 15, 2009 8:35 pm
by Goljano Lion
Captain24 wrote:Kismaayo(AllPuntland)- Kooxaha gacanta ku haaya maamulka magaalada Kismaayo ayaa toogtay Siyaasiga caanka ah ee lagu magacaabo Cabdiraxmaan X. Axmed Wal-diire, kadib markii ay Labo Todobaad ka hor ay ka qabteen Hotel ku yaal magaalada Kismaayo.

Cabdiraxmaan Waldiire ayaa waxaa la sheegay in markii la soo qabtay kadib Kooxaha heysta Kismaayo ay Maxkamad soo taageen iyagoo ku eedeeyay inuu basaas u ahaa Col. Barre Hiiraale iyo Ciidamada Itoobiya, sidoo kale waxay ku eedeeyeen in magaalada Kismaato uu colaad ka hurinayey sidaasi darteedna ay marsiiyeen ciqaab dil toogasho ah,

Maamulka ka taliya Kismaayo ayaa horay sidan oo kale xukun ceynkan oo kale ah ku fuliyay nin lagu soo qabtay dagaaladii Kismaayo, kaasoo ka tirsanaa ragga la shaqeeya Barre Hiiraale, waxaa iyana xusid mudan dilkii lagu fuliyay Gabar da'yareyd oo kooxo hubeysan ay ku kufsadeen magaalada Kismaayo, taasoo dhagax lagu dilay.

i wanna hear Ilkoyar comments on General huuraleh AND HIS INTENTIONS since Abdialhi yusuf is out of the picture...............

Re: Al-shabab kill Hiiraale's right hand man in Kismayo

Posted: Thu Jan 15, 2009 8:37 pm
by Captain24
Even today, Al-shabab killed 6 members of Hiiraale's askar. Al-shabab are only good on how to Karbash Marehan :lol:

Re: Al-shabab kill Hiiraale's right hand man in Kismayo

Posted: Thu Jan 15, 2009 8:41 pm
by Ina Baxar
War xita caddowga aad ka soo qabato goob dagaal baanan la toogan.
Aniga nin ii adeer ah , waxa la odhan jiray , raage biidar oo sahanka SNM-ta ayuu aha.
Hargeysa isagoo ku dhex jira , bay qolooyin u sheegeen faqashti , isagoo baxsan raba ayay qabteen , Gaani baa gacanta loo ga galiyay , bartii bay faqashtu ku toogatay .
Tabtii baa halkan ka socota, oo caleematul faqashti ba ku dhex jirta dadkan { that's why I cited my uncle's example to show you all the pattern here }
Faqashiya asalkaa ba'!!

Re: Al-shabab kill Hiiraale's right hand man in Kismayo

Posted: Thu Jan 15, 2009 8:42 pm
by guhad122
Captain,
Do you know Waldiire inuu Ogaadeen ahaa? He was one of the very few Absame people who worked for Huuraale because of greediness. Waldiire, and C/rashiid Xidig were the younger wives of Huuraale.

Re: Al-shabab kill Hiiraale's right hand man in Kismayo

Posted: Thu Jan 15, 2009 8:45 pm
by Captain24
Guhad, Good to see that Absame killing their traitors. I have to give it to you, Absame are on the rise

Re: Al-shabab kill Hiiraale's right hand man in Kismayo

Posted: Thu Jan 15, 2009 8:48 pm
by guhad122
Aside from the normal Somenet bashing, I have alwasy believed that the second largest group that can have a word with Absame in the Kismaayo affairs is Harti. And I have never denied that. Are you aware of that?

Re: Al-shabab kill Hiiraale's right hand man in Kismayo

Posted: Thu Jan 15, 2009 8:51 pm
by Ina Baxar
War way waalan yihin dadkani .
Turki waa faqash baan idin ku idhi beri hore ...waxan meesha lagu hayaa waa been , ninkan Isaaq ah e la idin dul keenay na , waa Morgan oo kale :lol:
Kaa rumaysan maayan , ilaa ay runtu hor timaado

Re: Al-shabab kill Hiiraale's right hand man in Kismayo

Posted: Thu Jan 15, 2009 8:57 pm
by QansaGabeyle
Allah ha u naxariisto Waldiire.

Re: Al-shabab kill Hiiraale's right hand man in Kismayo

Posted: Thu Jan 15, 2009 9:13 pm
by Ina Baxar
Abu Mansuur haddu aqli leeyahay , magaca Al Shabaab ha uga hadho raggan , kooxda wax dhisaysa e UIC-da ah ha ku biiro .
Qoloyiinka aan soo noqonayn weeye kuwan Kismaayo jooga , wax alle wax rajo ay leeyihin ma jirto .. :lol:

Re: Al-shabab kill Hiiraale's right hand man in Kismayo

Posted: Thu Jan 15, 2009 11:49 pm
by midnimo09
if al-shabab keeps upsetting the absame masse's, there existence is in doubt....

Re: Al-shabab kill Hiiraale's right hand man in Kismayo

Posted: Thu Jan 15, 2009 11:58 pm
by Advo
my earler commment was uncalled for, appology to the OG crew :lol:

I wanna know whats the view of the OG's on the beheading of Waldiire, granted that he worked with hiraale, but does that mean he deserves to be excuted? waliba just not anyway but being beheaded like a goat as he took the shahada?

Re: Al-shabab kill Hiiraale's right hand man in Kismayo

Posted: Fri Jan 16, 2009 12:09 am
by Kolombo
It came as a shock to me, not the fact that he was killed, but the fact that it was done so suddenly without any visible due-process. Was he killed because he went against the religion & had to be executed because of it? Or was he killed because of the fact that he was a close ally of Bare Hiiraale & was working for him? If he was killed because he did something that Islam forbids & which clearly calls for his execution, Al-shabaab can claim righteousness, but if he was killed out of spite & without any visible evidence of his crimes, then Al-shabaab commited an injustice.

Al-shabaab pride themselves as ruling by the Shari'ah, they accused Waldirie of being a traitor & of working with Hiiraale and the Ethiopians, did they present their evidence? They claim he confessed, did they check the religious ruling for treason & if they did, does it apply in his case? I've not seen answers to some of my questions. My conclusion is I don't know what to make of it, maybe in the coming days, we'll get more info.

Re: Al-shabab kill Hiiraale's right hand man in Kismayo

Posted: Fri Jan 16, 2009 12:13 am
by ahmed_gurey
^^^kolombo stop being weak, these ppl have come to destroy us.....absame have to take juboyyinka for themselve's, fuk shabab,fuk maxaakiim,fuk TFG....