Ciidamo Xoogan oo ONLF oo meel Walba laga Dareemayo.

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
ahmed_gurey
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 518
Joined: Tue Jan 13, 2009 12:42 am

Ciidamo Xoogan oo ONLF oo meel Walba laga Dareemayo.

Post by ahmed_gurey »

Wararka naga soo gaaraya Gobalka Soomalida Ogaadenya ayaa sheegaya in Ciidaan Soomaali ah oo lagu qiyaasay 800 la keenay Magaalada Jigjiga ciidamadan ayaan ilaa hada la garanaynin inay joogi doonan magaalada iyo in ay ka gudbi doonaan, balse dadka deegaanka ayaa is waydiina su,aalo badan qaar ka mid ah yihiin, ma dhaami doonan ciidamada loogu magac daray uurdoox ee sanadadii oogu danbeeyay joogay Wadanka.

Ciidamadan ayaa la sheegay in Lagu soo tooba baray Xerada Garabcase ee Magaalada Jigjiga iyo Huurse oo ah goob ku taala Magaalada Diridhaba oo lagu tooba baro ciidamada Itoobiya , ciidankan ayaa hada magaalada Jigjiga Amnigeeda la wareegayaa waa sida warka loo dhagayee.

Madaxa Deegaanka Daud Maxamed Cali ayaa isagu sheegay mudo bilo ka hor ah in Ciidamo ka soo Jeeda Maamulka deeganka ay noqon doonan kuwo guud ahaan la wareegi doona Amniga Wadanka.

Balse xaqiiqda dhabta ayaa ah in Taliska Melez Zenawi uusan doonaynin Ciidamo Soomalia ah oo badan ee leh awood ciidaan oo Mullatari waa sida mid ka mid ah Khabiir ku takhasusay arrimaha deegaanka sheegayee.

Sidoo kale Dhamaadkii Sannadkan 2008 Bishii December ilaa Bishan kowaad ayaa waxaa Ogaadenya laga dareemayaa awood Xoogan iyo Dhaq dhaqaaq balaaran oo ay wadaan Ciidamada Gobanimo Doonka ee ONLF kuwaas oo inta badan dadka deegaanku siiyaan Tageerada oogu xoogan, dadka deegaankuna aaminsan yahay kuwa kali ah ee u keeni karaa Xoriyadooda , Ciidamadan ONLF oo si xoogan u hubaysan ayaa waxaa lagu arkayaa Duleedyada magaalooyinka waa wayn.

Image
Ogadenpost
Jigjiga
ahmed_gurey
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 518
Joined: Tue Jan 13, 2009 12:42 am

Re: Ciidamo Xoogan oo ONLF oo meel Walba laga Dareemayo.

Post by ahmed_gurey »

ONLF is set to stress its power by taking over major cities......village's and towns have been liberated.

2500 ONLF soldier's recently graduated from eritrea's tank brigade's....headed for ogadenia.... 8-)

ONLF soldier's are peaking at 15.000+ now, hence they cant roam in the country anymore
Goljano Lion
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15340
Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm

Re: Ciidamo Xoogan oo ONLF oo meel Walba laga Dareemayo.

Post by Goljano Lion »

ahmed_gurey wrote:ONLF is set to stress its power by taking over major cities......village's and towns have been liberated.

2500 ONLF soldier's recently graduated from eritrea's tank brigade's....headed for ogadenia.... 8-)

ONLF soldier's are peaking at 15.000+ now, hence they cant roam in the country anymore
Ogadens don't even live in Jigjiga, the closest Ogaden tuulo is dhagaxbuur.
ahmed_gurey
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 518
Joined: Tue Jan 13, 2009 12:42 am

Re: Ciidamo Xoogan oo ONLF oo meel Walba laga Dareemayo.

Post by ahmed_gurey »

Goljano Lion wrote:

this is not about clan but a liberation movement.....ONLF does not discriminate between cities we will drive to diridawa and harar...jigjiga is ogaden/absane city 8-) ..even the dabaqoodi ogaden goverment has jigjiga as its headquater's....ONLF operate's anywhere within the somali region this is not about clan, i dont represent ONLF so dnt take my word's to heart
ahmed_gurey
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 518
Joined: Tue Jan 13, 2009 12:42 am

Re: Ciidamo Xoogan oo ONLF oo meel Walba laga Dareemayo.

Post by ahmed_gurey »

^^its a fact now ONLF will be taking over major cities.
Goljano Lion
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15340
Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm

Re: Ciidamo Xoogan oo ONLF oo meel Walba laga Dareemayo.

Post by Goljano Lion »

ahmed_gurey wrote:^^its a fact now ONLF will be taking over major cities.
The shear stupidity of cagdheer ignorant, uninformed, self righteous, reer badiyo toting herd of cattle ever, dude Ogadens are not a nation but a clan like any other Somali clans
ahmed_gurey
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 518
Joined: Tue Jan 13, 2009 12:42 am

Re: Ciidamo Xoogan oo ONLF oo meel Walba laga Dareemayo.

Post by ahmed_gurey »

Goljano Lion wrote:
ahmed_gurey wrote:^^its a fact now ONLF will be taking over major cities.
The shear stupidity of cagdheer ignorant, uninformed, self righteous, reer badiyo toting herd of cattle ever, dude Ogadens are not a nation but a clan like any other Somali clans
yes waa caadi keep hating moriyaan yahown :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: ......
Goljano Lion
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15340
Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm

Re: Ciidamo Xoogan oo ONLF oo meel Walba laga Dareemayo.

Post by Goljano Lion »

ahmed_gurey wrote:

cagdheer dhimotoo dhulkii nabadee eeh :lol: :lol:
ahmed_gurey
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 518
Joined: Tue Jan 13, 2009 12:42 am

Re: Ciidamo Xoogan oo ONLF oo meel Walba laga Dareemayo.

Post by ahmed_gurey »

we will see islaamaha iyo ghabdhaha isaaq oo caleemo u luxaya ONLF troops..... :lol: :lol: :lol: ....bakhti bakhti daley
Goljano Lion
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15340
Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm

Re: Ciidamo Xoogan oo ONLF oo meel Walba laga Dareemayo.

Post by Goljano Lion »

ahmed_gurey wrote:we will see islaamaha iyo ghabdhaha isaaq oo caleemo u luxaya ONLF troops..... :lol: :lol: :lol: ....bakhti bakhti daley
Aghaa waaa waar ileen cagdheer buu ahaa, :lol: :lol:
ahmed_gurey
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 518
Joined: Tue Jan 13, 2009 12:42 am

Re: Ciidamo Xoogan oo ONLF oo meel Walba laga Dareemayo.

Post by ahmed_gurey »

i dont argue with primitive slander's laakiin be warned, ONLF will be taking huge steps....heart attacks in sland will reach record level's.
Goljano Lion
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15340
Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm

Re: Ciidamo Xoogan oo ONLF oo meel Walba laga Dareemayo.

Post by Goljano Lion »

ahmed_gurey wrote:i dont argue with primitive slander's laakiin be warned, ONLF will be taking huge steps....heart attacks in sland will reach record level's.
WISH YOU GOOD LUCK WITH ONLF sTUPIDITY :lol:
Son_of_Somalia
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1917
Joined: Thu Aug 28, 2008 5:50 pm

Re: Ciidamo Xoogan oo ONLF oo meel Walba laga Dareemayo.

Post by Son_of_Somalia »

Viva ONLF
Queen_Arawello
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6096
Joined: Mon Jan 12, 2009 4:23 pm
Location: Aware and Dhagax-Buur

Re: Ciidamo Xoogan oo ONLF oo meel Walba laga Dareemayo.

Post by Queen_Arawello »

ONLF shaqo wanaagsan ayey hayaan...
Diiga Xabashidaa dheefta ugu macaan
(The best diet is the blood of Habesha).
Queen_Arawello
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6096
Joined: Mon Jan 12, 2009 4:23 pm
Location: Aware and Dhagax-Buur

Re: Ciidamo Xoogan oo ONLF oo meel Walba laga Dareemayo.

Post by Queen_Arawello »

Goljano Lion wrote:
ahmed_gurey wrote:i dont argue with primitive slander's laakiin be warned, ONLF will be taking huge steps....heart attacks in sland will reach record level's.
WISH YOU GOOD LUCK WITH ONLF sTUPIDITY :lol:
xaarka kala tag meesha :roll: :roll:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”