
Maamulkii Kililka oo shir dag dag ah la iskugu Yeeray-
Maamulka Kililka oo ah maamul maqaar saar ah ummada Deeganka Soomalida Ogadenya u arkaan kuwo u shaqeeya danaha qoomiyada Tigreega ayaa shir dag dag ah la iskugu yeeray ilaa hadana ma cada sababta dhabta ah ee ka danbeeysa.
Balse wararka soo baxaya ayaa sheegaya in loo sheegay in miisaaniyada sannadkan laga hakiyay loona sheegay ilaa ay wax ka qabtaan nabad xumida deegaanka aysan helaynin wax mushahaar ah.
Wararka kale ayaa sheegaya in Buurta Kaaramara oo u jirta 10 Km dhanka galbeed magaalada Jigjiga lagu arkayay Ciidamada Jabhada ONLF ee u dagaalanta Gobanimo doonka Ogaadeenya.
ONA
ogaden news agency

we are set for a show of power by the ONLF


