SomaliTribune - Alshabaab oo shalay baabuur kala degey isla markaana ku dilay Jilib sarkaal hore oo u dhashay beesha Absame iyo faahfaahin dilkii Waldiire
Dhabuuke oo ahaa sarkaal hore ayaa kooxda alshabaab kala degeen baabuur uu ka soo raacay Muqdisho isagoo ku soo jeeda jubooyinka ...
Dhabuuke ayaa isagu beryahan dambe ku jirin wax siyaasad ah waxuuna saarnaa gaadhi uu ka soo raacay Muqdisho.
Markii uu gaadhigu jilib marayo ayaa alshabaab istaajisay ka dibna way kala degen Dhabuuke.
Waraka hor dhac ah ayaa sheegaya in aynan dilin ee ay weli hayaan wararkase naga soo gaadhaya Afmadow iyo Dhoobley ayaa sheegaya in ay dileen .
Dhabuukii waa nin kii labaad ee caan ka ah deegaanka ee al shabab uu dilo isku hal maalin iyadoo isla shalay ay dileen marxuum waldiire.
Waldiire ayaa waxaa la xidhay markii Bare Hiiraale iyo huwantii la socotay ay soo gaadheen gobolka Gedo.
Waxay alshabaab magacwday maxkamad gaar ah oon ahayn tii madaniga ee ay maamulka isku dhafan sameeyeen.
Maxakamadan gaarka ah waxay ka koobnayd afar xaakim . Waxayna sheegeen in ay yihiin maxkamad madax banaan ayna iyagu ka tirsanayn alshabaab iyo mucaskarka Raaskaambooni midna ee ay madax banaan yihiin.
Waxay sheegeen in Waldiire uu soo dhaweeyay Bare Hiiraale uuna qorsheeyay qaabkii uu u cawin lahaa in uu ku qabsado Kismaayo waxay kaloo sheegeen in ay baadheen mobilkiisii halkaasoo ay ka heleen xidhiidhyo uu la sameeyay Bare Hiiraale.
Waxayna ku xukumeen dil iyagoo u adeegsanaya qodobka ridada.
Wararka an helnay ayaa sheegaya in afartan nin ee xukunka ku dilay waldiire ay ka tirsan yihiin jamaacada alhijra wal takfiir ayna yihiin kuwa aad u sii xag jira.
Somalitribune.com
al-shabab kill another retired absame politician
Moderator: Moderators
-
ahmed_gurey
- SomaliNetizen

- Posts: 518
- Joined: Tue Jan 13, 2009 12:42 am
- new-york24
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 2800
- Joined: Tue Aug 19, 2008 2:00 am
- Location: HAGARDAAMO GUMAYSI HALGAMAA WAX MA YEESHO
Re: al-shabab kill another retired absame politician
those that betray their diin and kin will no longer find a save heaven amongst the the god fearing absame freedom fighters.
please be the first to inform me when cabdi ileey and c/xidig are captured
please be the first to inform me when cabdi ileey and c/xidig are captured
Re: al-shabab kill another retired absame politician
my goodness Absame odoyaashoodii oo dhan beey laayeen......well let's see if this turns out to be blessing in disguise or an unfortunate incident, people dying in battle is one thing but targeting them as they go about their business is a sign of cowardice, allahu aclam though.
- new-york24
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 2800
- Joined: Tue Aug 19, 2008 2:00 am
- Location: HAGARDAAMO GUMAYSI HALGAMAA WAX MA YEESHO
Re: al-shabab kill another retired absame politician
advo i would inform you of the new stance that absame has taken conserning matters of in house cleaning,but its too early. 
Re: al-shabab kill another retired absame politician
war Absame could kill 3/4 of their population hadeey rabaan, that's not the issue, the issue is will that guarantee a successful tol, isdhameeye bal.
- new-york24
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 2800
- Joined: Tue Aug 19, 2008 2:00 am
- Location: HAGARDAAMO GUMAYSI HALGAMAA WAX MA YEESHO
Re: al-shabab kill another retired absame politician
imaadan fahmin,bal allow me to re introduce my point of view.
its not about a absame civil war per say,but more of a stombing out the bad apples,why would a dabaqoodhi in jubbaland be any diffrent to me than the one in ogadenia? the grass will be cutt short in order to get a clear view of the snake that lurkes within.
advo might i remind you this is also happening within the ilkayar comunity at a highter death toll.

- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 14 Replies
- 633 Views
-
Last post by Gedo_Boy
-
- 1 Replies
- 732 Views
-
Last post by Rabshoole
-
- 2 Replies
- 684 Views
-
Last post by Teeri
-
- 0 Replies
- 251 Views
-
Last post by many55
-
- 17 Replies
- 1042 Views
-
Last post by *Arabman
-
- 96 Replies
- 4202 Views
-
Last post by Cawar
-
- 2 Replies
- 490 Views
-
Last post by Elan Morin Tedronai
-
- 1 Replies
- 546 Views
-
Last post by Foxy22
-
- 10 Replies
- 1691 Views
-
Last post by AbdiWahab252
-
- 4 Replies
- 645 Views
-
Last post by Executive