Xildhibaan Barre Aadan Shire Barre Hiiraale ayaa cambaareyn u jeediyay dilka loo geystay afhayeenkii Isbahaysiga Dooxada Jubba C/raxmaan Waldiire oo ay ciidamada Islaamigu ku dileen magaalada Kismaayo.
Korneyl Barre Hiiraale oo ku sugan degmada Baardheere ee gobolka Gedo ayaa beeniyay inay wax xiriir ah lahaayeen siyaasiga lagu dilay magaalada Kismaayo C/raxmaan Xaaji Axmed (Waldiire).
Waldiire waxaa la sheegay inuu la shaqeyn jiray Barre Hiiraale markii maamulkiisu uu ka talin jiray magaalada Kismaayo.
Korneyl Barre ayaa sheegay in dilka siyaasigaasi uu yahay mid sharci darro ah iyo dambi weyn oo la geystay.
Barre Hiiraale iyo ciidamo uu wato ayaa waxaa ay ku sugan yihiin degmada Baardheere ee gobolka Gedo isagoona wacad ku maray in uu weerari doono magaalada Kismaayo.
Waxa uu sheegay marka uu qabsado Jubaland in ciidamadiisu aysan ku dhaqaaqi doonin waxa ay sameeyeen ayuu yiri xoogagga hadda magaaladaasi haysta.
Wuxuu kaloo sheegay inuu ku dadaali doono in loo caqli celiyo dhalinyarada la baadiyeeyay, sida uu hadalka u dhigay
Barre Hiiraale oo cambaareeyay dilka Waldiire
Moderators: Moderators, Junior Moderators
- CoolPoisons
- SomaliNet Super

- Posts: 10533
- Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 11 Replies
- 3727 Views
-
Last post by Adali
-
- 68 Replies
- 11007 Views
-
Last post by Wise-Man
-
- 6 Replies
- 2031 Views
-
Last post by ODAYCALI
-
- 18 Replies
- 4048 Views
-
Last post by Xamud.
-
- 38 Replies
- 5108 Views
-
Last post by Gedo_Boy
-
- 3 Replies
- 1206 Views
-
Last post by paidmonk
-
- 27 Replies
- 4248 Views
-
Last post by Advocatar
-
- 15 Replies
- 2921 Views
-
Last post by snoop12
-
- 1 Replies
- 1410 Views
-
Last post by The_Patriot